oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. http://www.newsomali.com/2012/05/15/daawo-madaxweyne-shariif-iyo-wafdigiisa-oo-ku-murmaya-luuqada-uu-shirka-jaraaid-ku-qaban-lahaa-markii-galabta-xarunta-qaramada-midoobay-kula-kulmay-wariyaasha-ma-carabi-mise-af-somali-daawo/
  2. Nolosha baa ka dhacdeen everyday buun buunin, secessionist that, pirate enclave that,, naga dhaafaa
  3. spoilers waxaa ah ''dadkii 21 sano ka degi weyse somalia'' (reer muqdisho) lol aaway xiinfiniin iyo asxabtiis
  4. ^^ adeer shariifka iyo dowladdisa waxa ay qabteen waa ogtahay ee waxba hayska dhigin nimaan ogeyn
  5. ha safar badnaato as far as im concerned nin madax oo 21dan sano qabtay intii shariif qabtay malahan..
  6. Paragon Aamiin indeed, ilaahoow noo daay hooyoyinka Soomaaliyeed
  7. Who is heer Markood?? In that case u maybe remember this, listen at 3.15
  8. Imaamka Beesha Mudulood uga qeybgalayay Shirka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ee kasocda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Shirkaasi uu isaga baxay Dibad joogna uu ka yahay. Imaam Maxamad Yuusuf Cali oo kamid ah duubabka saameynta leh ee soomaaliyeed ayaa sheegay in uusan qeyb ka ahayn duubabka uu shirku uga furmay magaalda muqdisho 5 tii bishan waxaana uu intaa ku daray in uu tagay oo kaliya maalintii la furayay wixii intaa ka dambeeyayna uu dibada ka joogay . Imaamka ayaana ku macneeyay Sababaha uu shirka uga baxay in ee tahay in Goobta dadka la isugu keenay u badanyihiin Rag Duubab Waa weyn iyo Cimaamado iska soo xirtay hasa ahaatee aan aheyn Odey Dhaqmeedyadii la yaqaanay . Imaamka ayaa xusay in Ragan meesha la isugu keenay ee Duubabka loo xiray ee yihiin Rag si gaar ah loo soo xushay duubabna loo soo hubiyay lagana leeyahay Dano Siyaasadeed sida uu Sheegay. Imaam Maxamad Yuusuf Cali ayaa xusay in Wasaarada arimaha gudaha ee dalka u sheegtay in ay kala saari doonto duubabka saxda ah ee soomaalidu taqaano iyo kuwa bugta ama been abuurka ah hadii aan la kala saarin oo aan shirka laga bixin dadkaa uu tilmaamayna ay isaga iyo duubab kale oo uusan carabaabin aysan halkooda u dhaafi doonin Dhinaca kalana iimaamka beesha mudulood waxaa uu sheegay in in distuurka la ansixinayo ee lasheegayba aaney wali arag ama aan loosoo bandhigin sidaas daraadeedna aysan suurtagal ahayn in uu ansixiyo wax uusan ogeyn waxa ay yihiin. Waxaa kaloo xusid mudan in waayadan dambe ay socdeen murano u dhexeeya siyaasiyiinta gaar ahaan xildhibaanada iyo qaar wasiiro ah oo af duubaya hogaamiye yaasha dhaqanka saxda ah ee beelohooda si ay u keensadaan rag gacan ku rimis ah oo ay kasoo dhigeen duubab si ay iyaga hadhow ugusoo qoraan kuraasida beesha kasoo gaaraya baarlamaanka mustaqbalka dhow la dhisayo Source Radio Dalsan Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
  9. so basically raali baa ka tahay in the oppressors of the horn ay sii haaystan soomaali galbeed,dan baa uga aragtaa marka waa la midoobeyna yaah war is daba qabo ninyahow dhowr jeer oo hore baad ceeboowday tani waa ka duwan tahay oo waa qiyaamo qaran
  10. ^^ Soomaali Galbeed intii gacantooda ku jirto cadow aan ahaaneyna whether you like it or not.
  11. abdul war waxaa waa sheeko Melez iyo afawerkis hal villa oo towfiiq ku yaal ayeey wada deganaayeen in the 80s maantana labada dhinac is heysto bey taageerayaan labadoodaba soomalia oo cagaha ku istaagto ay diidanyihiin laakinse yaa fahmaayo?
  12. i agree with Nuune and MMA and dadka kale, Oromo and afar waa walaalaheen laakin tigrees and amxaaro are oppressors waa cadow so jireen marka ninyahow carafaat dembi weyn ayaad ka gashay Magaca soomaliyeed ee xaal qaado tan oo kale halis waaye
  13. This is actually the truth, what would the Ethiopian government gain from a strong Somali nation? They know the risk of a strong somali nation and therefore they will do everything in their power to prevent the somali nation to become what it once was.
  14. Is it anyone who has done this course? In That case, send me a Pm, i got a couple of questions..
  15. Xamar is booming Dadka guryahooda ayeey dhisanooyaan magaalada bilicdeeda ayaa soo laabanoosa believe within 1year isbedel weyn aa la arki doona inshallah
  16. Walahi Dr Maryam is amazing i would love to see her as the president of somalia walahi waxbadan ay tari laheyd,
  17. ^^ True Dat, Qurbo la wareego xabad tari meeyse Farmaajo Dalka ku laabo start ur campaing in xamar
  18. Subxanallah, ppl dont forget '' kulli nafsin dhaa'iqatul mawt''