oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. as cl wr, dhammaan ummadda soomaaliyeed ! salaam ka dib, waxaan rabaa in aan u caddeeyo ummadda soomaaliyeed in aan ka mid ahay dadka ay wax yeellada ka soo gaartay qaab dhaqanki xooxdi al-ashraar al-mufsidiin. gaar ahaan axadkan meesha looga faalloonayo. aniga uma hadli karo dhibbanayaasha kale (the other victims), balse waxa aan is weyddiiyaa keebaan raacaa dareenkeyga iyo cagligeyga. gafafka uu geystay axadka isaga iyo kooxdii uu ka mid ahaa amaba yahayba, jariimooyinkaas maaha kuwa lagu cabbiro karo erayo. waxaa xaq ah asxaabul xuquuqa uu godobtaas ka galay in ay yihiin dadka qaanuuniyan xaqqa u leh in ay u raacdaan godobtaas ama ay ka cafiyaan.macnaha hey’ad guud ama mid gaara oo xaq u leh ka cafinta eedahaas ma jirto, oo aan ka aheyn dhibbanayaasha. Haddii aan u soo laabto ujeedkeyga, waxa waxa uu yahay; Dareenkeyga/wadnaheyga waxa uu i leeyahay; sidee ku saamixi kartaa nin jariimooyinki uu ummadda soomaaliyeed ka galay ay mid tahay in uu soo quftay qabrigii aabbahay sheikh mxyiddiin celi raxmatullaahi calal waalid iyo mashaa’ikhda kale ee ummdda soomaaliyeed bogga taariikhdooda aysan ugu qorneyn wax aan aheyn wanaag. Mashaa’ikhdaas waxa ay mudnaayeen ugu yaraan in aan u duceyno illeyn ma karnee abaal-marintooda. من صنع إليكم معروفا فكافئوه فإن لم تجدوا ما تكافئونه فادعوا الله له حتى تروا أن قد كافأتموه. رواه ابن حبان. Mashaa’khdaas ma’ aysan la’ iman sabab ay ku mutaan qaab-dhaqankaas. Axadka maanta laga hadlaayo , la’ isaga sheekeyn maayo eedaha uu geystay. Aabbahey sheikh mxyiddiin celi ma jirin gef uu si’ gaar uga galay kooxdii qofatay qabrigiisi ee uu hor-joogaha ka ahaa axadkan.goofna ugama jirin. Intaas waa waxa wadnaheyga is weyddiinayo oo uu igu tir-tirsiinayo ma waxaa cafin mudan qof ama koox sidaas ula dhaqantay mawtadii?!!. Balse caliga iyo imaanka waxa ay taagan yihiin mawqif kaa ka duwan waa marki si’ miir-qab loo waajaho arrikan. Caqligeyga iyo iimaankeyga waxa ay leeyihiin; magacyada ilaahey waxa ka mid ah; al-cafuww oo ka dhigan macna ahaan ku dhowaad ilaah waa midka cafinta badan waxa uu igu leeyahay cagligeyga ;cafinta looma baahna waqtiga la faraxsan yahay ee waxa loo baahanyahay amaba loomagan yahay cafinta marka ay naftu la il-daran tahay ciilka iyo murugada waana waqtiga uu cafisku ugu waxtarka badan yahay. Caligu waxa kaloo uu leeyahay; laheyste ha’ u noqon taariikh hore. Adduunyo sabar laga waayey, waa aakhira janna laga waayey. Waxaan rabaa in aan u sheego ummadda soomaaliyeed ; aniga ilaa hadda maanan qaadan go’aan oo talada kaligey igama go’do. Dhammaan reer sheikh mxyiddiin celi rag iyo dumar ayey igala dheceysaa. Waxaansa ku qanacsanahay in xaq-soor allaah uu ka baaxad weyn yahay kan bani’aadam. Maalinkeeda ayaan la sugayaa qaddiyaddan iyo mawqifka aan iska taagayo. a sincere com-patriot. abdirahmaan sheikh m’diin eli. e-mail:eliyow@hotmail.com cellphone:+467 044 507 82.
  2. Chelsea !!!! they can be offensive they can be defansive ha layska jiro!!!!
  3. lol anybody who remembers his funny speach '' ruusha iyo USA baan tageynaa ciyaalkana waa jihaadayaan'' hahah hadana meel cidla taagantahay ar caliyoow shalaaaay iga dheh
  4. I hope Al shabaab or the TFG kills him mööryaan indho xun markii sheekadii ku cuslaatay ayuu saan isu bedelay yaah Munaafaq kadaab
  5. ^^ bacaaaaac, why is the south so against pl kulahaa war nobady is against the people of puntland only faroole due to his actions. Siyaasad iyo nacayb kala saar sxb qof cuqdadeysan ayaad uu egtahay.
  6. Xaaji the life of the people in djibouti isn't the best, there are no jobs etc, gheelle should come up with a solution, that what i mean
  7. lol faroole calls for a meeting in addis and it happens, how powerful if the man, what does that tell u,,,, faroole is a fool nothing more
  8. Generale and his cheerleaders oo ku faraxsan ethiopia in lagu shirsiiyo madaxdooda, so much for somalinimo
  9. Adeer dan guud waaye, ma wiil iyo abigiis ayaa kala fogeyn
  10. I think Galmudug and PL should form a alliance based on equality, Solidarity and Somalinimo for the sake of Galkacyo and its people.
  11. Mashallah Djibouti is beautiful i just wish they had good leaders.
  12. Nuune sxb u cant always be on the defence side ma garatay,, Lol@ Xaaji, no xaayow kulahaa war ma xaayoow aa gaartaa Qäldaan yahow haha
  13. war ba'aa oo xaaji xunjuf maba is bedelinee sidaan ku ogaa weeye
  14. Congratulations ilaahay ha siyaadiyo kheyraadka dabiiciga ee dalkeena
  15. che obivously many leaders dont, but shariifka should learn faa'ido weeye and the language is kinda mainstream
  16. off course blessed laakin a little feedback dont hurt
  17. dee they seem un-organized, ma carabi ayaan ku hadlaa mise somali inee mar hore la plan gareyn ma aheen mii?, Sheikha english inuu bartay aheyd.. And did u see qofkii uu ku dhahay kayfa xaalak lol whats up with that..
  18. Caabudwaaq naah, Kismaayo in la sugey aheyd atleast Kismaayo ama Baidoa