oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
hahah war odayga ilkaha la' yaa aamuus yiraah
-
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
lol haye adeer -
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Somalia adeer maadama aad gashay this is not a clan debate adeer taariikhda dagaaladda sokeeye ayaa la fiirinaa through a operator point of view ma garatay, we are talking about individuals like Ceydiid iyo Morgan. -
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ceydiid waa lagu danbaabay ma is tiraahdeen -
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Obviously runta in laysu sheega wacan, -
WTH can someone explain this??????
-
:D looool@ buskutkii ayaa nalaka boobay hahah
-
Mario B true dat laakin dee wali meelo badan ayaanan la xoreyn, xaggaa iyo PL iyo dee waa iska fahmi kartaa sababta loo aadi waaye
-
Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo booqasho ku tagay Degmada Afgooye Talaado, May 29, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah booqasho ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose halkaasoo ay ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM kala wareegeen xoogaggii Al-shabaab ee ka talinayay. Wafdiga madaxweynaha oo ay ku jiraan wasiirro, xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo isugu jira kuwa dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa waxay mareen waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Madaxweynaha ayaa markii uu gaaray deegaanka Ceelasha-biyaha wuxuu ka dagay gaadiidkii uu la socday, isagoo la hadlay dad shacab ah oo ku suganaa halkaas una sheegay dadkaas haddii ay ciidamadu dhibaateeyaan inay ku dacweeyaan saraakiisha hoggaaminaya. Sidoo kale, wuxuu madaxweynuhu ku hakaday deegaannada Calamada, Lafoole iyo Xaawo Cabdi oo u dhexeeya Afgooye iyo Muqdisho, isagoo halkaasna kula hadlay dad aad u yar oo ku sugan, kuwaasoo uu ka codsaday inay ciidamada ka gacan siiyaan sidii ammaanka loo adkeyn lahaa, wuxuuna intaas kaddib u gudbay degmada Afgooye. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Afgooye kusoo dhaweeyay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo ammaanka degmada la adkeeyay ayna ciidamada dowladdu joojiyeen isku socodka dadka iyo gaadiidka. Ugu dambeyn, madaxweynuhu wuxuu tagay beerta Sheekh Zayid halkaasoo uu kula hadlay odayaasha iyo dadka deegaanka, waxaana sidoo kale goobta ka hadlay saraakiisha horkacaya ciidamada DKMG ah iyo kuwa AMISOM iyagoo sheegay inay sii wadayaan howgallada lagu adkeynayo ammaanka degmada Afgooye iyo deegaannada kale. "Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan booqsho ku imaado degmada Afgooye oo ay ii gu dambeysay sannadkii 2006," ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo hadal kooban saxaafadda siiyay, isagoo intaas ku daray in geed weyn oo hoostiisa uu ku qabanayay shirka jaraa'id oo u ku yaalla beerta Sheekh Zaayid uu sheegay inay ugu dambeysay inuu ka hadlo intii uu ahaa guddoomiyihii Maxkamadihii Islaamka. Booqashadan ayaa waxay noqonaysaa tii ugu horreysay oo madaxweynaha Somalia uu ku tago degmo ay ciidamada dowladda kala wareegeen xoogagga Al-shabaab, iyadoo degmooyinkii hore, sida Baladweyne iyo Baydhabo ay booqasho ku tageen ra'iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka. Dhanka kale, degmada Afgooye ayaa waxaa ka socda maalintii labaad baaritaanno ay ciidamada DKMG ah sameynayaan, kuwaasoo ay sheegeen inay ku raadinayaan dad ay sheegeen inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab, kuwaasoo ay ku galayaan guri walba.
-
Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminaayo Madaxweynaah Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Booqasho ku tagay Deegaannadi dhawaan laga fara maroojiyay Malleeshiayadka Naf la caarigga ah ee Al-qaaciddada Soomaliya. Madaxwaynaha ayaa waxa uu ugu horreyn kormeerkisia ku bilaabay Deegaanka Ceelasha Biyaha, asaga oo gaariga halkaa uga digay lugna ku maray dhul ballaaran, Waxaana halkaas ku soo dhaweeyay dadwayne aad u fara badan oo halkaas ku noolaa, Waxaana sidoo kale uu wax ka waydiiyay xaaladaha ay ku nool yihiin, asagoo sidoo kale booqday saldhigyo shabaab ay ka carareen oo halkaas ku yiilay. Waxa kale oo uu kormeeray Degmada Afgooye, iyadoo ay halkaas ku soo dhaweeyeen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan XDS iyo Ciidamada nabad ilaalinnta Midowga Africa, sidoo kale waxa uu kulamo la qaatay saraakiisha dagaalka hogaaminaya, Waxaana warbixin dheer laga siiyay dagaalkii 5 maalin qaatay ee lagu maquuniyay Maleeshiyaadka Shabaabkii laga taag roonaaday, Madaxwaynaha ayaa waxa uu uga mahad celiyay Ciidamda iyo saraakiisha dadaalka xooggan oo ay u galeen sidii shabaabka looga saaray Deegaanadii ugu danbeeyay ee laga qabtay. Codadka iyo Sawirada Warkaan Naga suga Insha Allaah.
-
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Amisom ay kala wareegeen Xoogaga Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa wuxuu maanta uu gaaray Degmada Afgooye, oo xilligaan soo gashay gacanta Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, oo uu isagu Madaxweynaha ka yahay. Madaxweyne Shariif ayaa waxaa lagu wadaa in uu soo kormeero qeybaha kala duwan ee Degmada Afgooye, qiimeyna uu ku soo sameeyo sida ay tahay xaaladda Degmada Afgooye, wixii ka dambeeyay markii Al Shabaab lagala wareegay. Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa marka uu kormeerkiisa uu soo dhameysto uu Degmada Afgooye uu kula hadli doonaa Saxaafadda, iyadoo Degmada Afgooye maanta loo-qaaday wariye-yaal badan, oo ku aadan booqashada uu ku tagay Madaxweynaha. Waa markii ugu horeysay oo uu Madaxweynaha Soomaaliya uu taggo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya. Markacadey.net
-
http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=11127
-
^^ Bas Bas, igaarkeeyow, so barbaar
-
^bas mandhoow waku duceeyhaaya siyaasada iska daa wali muluq aa tahay dhiigkar yuu kugu dhicine, tif dalaq laga dhigay ilaahay ha ka dhigo amiin dheh igaarkeyoow
-
Xaaji Xunjuf;834865 wrote: Caruurti ma ku dawakhday war xaaji ciyaalkaan waa kuwo habaaran yacni kuwaan ayaa future-keen ah,
-
Seriously Mr. President when will Puntland declare Independence
oba hiloowlow replied to kingofkings's topic in Politics
^^ :D -
war aaway dadkii la yaqiin Xiinfiniin iyo dukey iyo qandalawi iyo
-
war wax waalan baad tahay if that is case gobol kasta ha goosto, 1culture,1language,1 enicity= one NATION united, centralism is the only solution for somalia
-
war ninahow yuguslavia oo kale maa rabtaa inaan noqono
-
lool Faroole is never a spoiler only dadka kasoo horjeesta ba spoilers ah
-
Jacaylbaro;834662 wrote: A relative from Burco who came to Hargeisa for a short trip was trapped and could not go back that day. He later on died in our house when a missile landed on us. I was sitting next to him and was covered with his blood. Allah yarxamah Ilaahay ha uu naxariisto, dagaal bilaa macno dhibkaas ay leedahay
-
Popular Contributors