oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. looooool@thread somali iyo howl la'aan
  2. hahah lool@ JB and Ngonge, walahi Reer Waqooyiga dad cajaaib waaye
  3. I agree with him intabadan but wuxuu ka booday inuu yiraahdo in morgan iyo ciidankiisa dembi ka galeen shacabka as well not only Aydeed, ciidamada MSB boqolaal shacab bey xasuuqeen and rape gareeyen he should have mention that as well.
  4. Lol Mashallah cute girl af soomaligeedana Top waaye adeer macaan so barbaar!!
  5. ShacabkaMedia got their inspirition of writing this article from this pic:
  6. Wasiirka arimaha dibadda ee Dawladda Kmg-ah C/laahi Xasan,ayaa ceeb-weyn u soo jiiday Xukuumadda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed,kadib markii Booliiska Tanzaaniya gacanta ku-dhigeen xili uu sanka ka qaadanayey Daroogadda Kookiinka loo yaqaan,mana aha markii ugu horeysay ee Wasiirkan Daroogiistaha ah uu falkan foosha-xun ku dhaqaaqo,waxaana falkan mid la mid ah uu ku dhacay,xıli uu deganaa Hotel (Conrad)oo ku yaal Magaaladda İstanbul,kana tirsanaa wefdigii Dawladda ee ka qeyb-galey Shirka İstanbul,isagoo aan la tashan Wasiiradii uu la socday ayaa waxaa laga war-helay inuu ka dhoofay Garoonka (Ata-Turk) xili uu daroogeysnaa ,waxaana arintan ka carooday Asxaabtiisa oo la yaabay sababta ku keliftay isagoo alaalax ah inuu Tigidh-iska goosto Diyaaradna u raaco Magaaladda Nayroobi.lana socodsiin safarkiisa asxaabtiisa. Wasiirkan oo muddo 24-saacadood la baafinayey,ayaa hadda laga war-helay inuu soo gaaray Magaaladda Daarasalaam ee caasimadda Dalka Tanzaaniya,waxayna Dawladda ku baraarugtay in Booliiska Tanzaaniya ay gacanta ku-dhigeen xili uu Sanka ka qaadanyey Daroogadda qatarta ah ee loo yaqaan (Kokiin). Ninkan Daroogiistaha ah,ayaa markii dambe Booliiska Tanzaaniya ku-soo-daayeen lacago laaluush ah,waxaana la filayaa inuu ku soo biiro Wefdi Madaxweynaha Soomaaliya oo saacadaha soo socda ku soo wajahan Dalka Tanzaaniya. Wasiirkan sharaftii uga ciyaaray heykalka dawladnimo,ayaa dadkii yaqaanay sheegay inuu muddo 7-sanno iyo ku-dhawaad uu sanka ka qaadan-jiray Daroogadda Kokiinka,ayna la yaabeen markii ay ka warheleen Wasiir baa laga dhigay,halkii ay aheyd in laga miiro Daroogadda ninkan dilootay. Waxaa xusid mudan,mudadii 3-bilood ee ninkan Wasaaradda arimaha dibadda uu la wareegay,inay isku dhex-yaacday Wasaaradda.isagoo Agaasimayaal waaxeed u magaacabay Rag ay asxaabo-yihiin dhinaca Daroogadada oo qabiil ahaan u dhashay (Shaanshi ıyo Gibil-cad)wuxuuna mudooyinkan bilaabay inuu Qunsul-sharafeedyo u magacaabo dad uu lacago laaluush ah ka qaatay,iyadoo arintan ay dalaal uga tahay Gabar ka dhex kaluumeysata Wasiiradda Dawladda Kmg ah,gabadhan dalaaleyda ah ee hadda gacanta ku-dhigtay Wasiirkan Daroogiista ah,ayaa Qabiil-ahaan u dhalatay ********** (Cumar-Maxamuud).waxaana Gabadhan Muqalisadda ah lagu magacaabaa (Aamino Deeble). Hadabba waxaa la gudboon Xukuumadda inay il-gaar ah ku-hayaan Wasiirkan daroogiistaha ah ee isku dhex yaaciyay Wasaraadda Arimaha dibadda,ilaa iyo hadana 58-jeer u duulay wadamo badan oo Caalamka ka tirsan,isagoo xitaa aan safaradiisa ogeysiin xafiiska R/wasaaraha oo la yaabsan dhaqan-xumadda Wasiirkan hadda Asxaabtiisa u yaqaaniin C/laahi Kokiin.
  7. Haatu lool sxbkeen Zack baan ula jeeday,, Sxb konfuurtaas jaahwareerka aduunka waaye i dont have a clue either,
  8. lol@hatu horta where is the Lasagna cheerleaders halkey ka baxeen mar beey dhaaran jireen, aggah hahaha
  9. waryaa Wyre Dhul banaan anaa haayo iga gado cariish,villa,jiingaad waxaa doontid dhiso lool
  10. jowhar.com hasn't confirmed anything yet marka wax jiro maha as i know dhacdo.com was first on this and im sure u know how reliable that site is.. Xassan madax adeeyg iisabuu ku dhiman doona dadka yaqaan ba yaqaan.
  11. U wlc Juxa Walahi this is gonna be awesome
  12. ^^ InshallAllah Mahadsanid cano geelkaan caadi mahee
  13. Ethiopia iyo soomaaliya waligeed colaad baa ka dhaxeeyneyso,, gabdhahaas sidaa loo galay ilaahay caafimaad ha siiyo,, carafaat gabdhahaas fiiri saa loo galay..
  14. Juxa, Che,Xiin,LST,MMA,,Duke,Qandalawi,Bob,Tuujiye,Kool kat,Malika,Abwaan,JB,XX,Ngonge,Abtigiis,Showqi iyo intii aan ka tagay im counting on you guys!!
  15. Alpha sounds great sxb, Carafaat ninyahow christmaska sug ninyahow
  16. lool MMA hadda ku fahmay i did a typo first i thought ramadanka halays keeno then i changed my mind christmaska is better due to waa bil cibaado ramadaan