oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Mowlaca Macalin Nuur Maxamed Siyaad
-
Somewhere in SL please XX and Co if u know this place magaca inoo sheegaa
-
Isbhaheysiga Mosque Mogadishu
-
Royal Garden Hotel [Ex Guuleed Hotel]
-
Masaajid ku yaal Xamarweyne district
-
Ambasador Nuur Cadde injured in a car crash.
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
Mudane Nuur Xassan Xuseen allaha caafimaad ha siiyo -
Banaadir admin implements solar lighting system
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
-
Banaadir admin implements solar lighting system
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
-
Maamulka Gobolka banaadir ayaa Maanta Bilaabay Suridda illaa Konton baallo oo loogu tala galay Ifinta Tijaabada ah ee Wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qalabkan Maanta laga bilaabay Wadada Maka Al Mukarama ayaa noqonaya qalab casri ah oo ku shaqaynaya Quwadda qoraxda kaasoo Ifinaya Wadadaas . Baalayaashaan Kontonka ah ayaa waxa ay ku shaqaynayaan Ileyska Qoraxda “Solar System” kuwaasoo keeydinaya Dabka qoraxda Maalintii Habeenkiina samaynaya Ilays looga maarmo Korontada. Guddoomiye Ku Xigeenka maamulka Gobolka banaadir Warsame Joodax oo Munaasibaddaas ka hadlay ayaa sheegey in Mashruucani yahay mid tijaaba ah isla markaana haddii uu Guulaysto lagu xiri doono Wadooyinka magaalada Muqdisho oo dhan. Guddoomiye ku Xigeenka Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in Mashruucani ay ku deeqday hay’ad Norweejiyan ah taasoo noqonaysa markii u horeeyay ee qalabkan Casriga ah lagu Xiro Waddo ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Joodax ayaa sheegey in mashruucan uu yahay mid ku cusub Magaalada Muqdisho isla markaana loo baahan yahay in shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ay ka faa’ideystaan mashruucaan oo wax badan ka bedeli doona Bilicda Magaalada Muqdisho. Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Taliye Xigeenka Laanta nabad Gelyada Wadooyinka ee Ciidanka taraafikada isagoona uga digay Gaadiidleyda in ay Ilaaliyaan Qalabkaas. Taliye Xigeenka Ciidanka Nabad Gelyada Wadooyinka ayaa ku hanjabay Gaarigii ku dhaca Baalayaashaas mid ka mid ah inaan loo dul qaadan doonin isla markaana la dul dhigi doono Ganaax uusan ka soo waaqsan waa siduu hadalka u dhigaye. Si kastaba Mashruucan Cusub ayaa noqonaya kii u horeeyay ee dalka Soomaaliya laga Hir geliyo iyadoona Mas’uuliyiintii halkaa ka hadashay ay ballan qaadeen haddii ay Tijaabadan Guulaysato in lagu xiri doono wadooyinka Magaalada Muqdisho oo dhan.
-
Popular Contributors