oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ True dat! Laakin step by step bey ku socotaa, awal gurihii dowladda baala yiri kabaxa, hadana hantidii kacaanka,beri neh waxaa waaye goobaha private-ka ma garatay!
  2. war im tired of this calaacal guri baa layga haaysta stuff cidii guri laga haysto waxaan dhahaa bring ur *** to xamar and show the tfg ur superlogo wabilahi towfiiq
  3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta amar ku bixiyay in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, Marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel. Dikreeto maanta ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta qaranka ayaa lagu sheegay in madaxweynaha markuu arkay xerka Lr. ee soo baxay 10/09/1970 iyo kuwo kale oo ka soo hor jeeday xuquuqul insaanka laguna baabi’yay dastuurka, Waxa uu madaxweynuhu ammar ku bixiyay in loo celiyo dhaxaltooyada hantidii ay lahaayeen Marxuumiintaasi. Sidoo kale Dekreetada ayaa lagu xusay in laga billaabo maanta oo ay taariiqdu tahay 17/06/2012 madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya uu ammar ku bixiyay in loo celiyo hantidii maguurtada aheyd oo ay xukuumaddii meleteriga aheyd kala wareegtay marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir. Hantidaasi ma guurtada ah ayaa dikreetada lagu sheegay in ay isugu jirto dhulal bannaan iyo dhismooyin ay hore u lahaayeen Sadexda marxuum kuwaas oo ku kala yaal duleedka iyo gudaha gobolka banaadir. Waxaana xeerka lagu amray dadka heysta dhulalkaasi ama dhismooyinkaasi in ay did ugu soo celiyaan dhaxaltooyada marxuumiinta S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, marxuum S/guuto Maxamed Ceynaanshe Guuleed iyo C/qaadir Dheel. Sidoo kale isla xeerkan ayaa dib loogu soo celiyay magacyada iyo maamuuski ay ku lahaayeen shacabka iyo Ciidanka XDS, maadaama ay kaalin wax ku ool ah ka soo qaateen dhismaha iyo abaabulka lagu aas aasay ciidamada XDS. Dekreetadan ayaa waxaa ku saxiixnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed sida ku cadna waxa uu dhaqangelayaa maanta oo taartiikhdu tahay 17/06/2012.
  4. ^^ LOL okey so habraha qaar miyaa langaab iyo landheer lagu sheega lool this shit is cray
  5. lol haye horta wth is landheer iyo langaab iyo duriyadda
  6. LOL somalia jag visste inte att du pratade svenska bra
  7. Aaliyyah;841512 wrote: Oba at the moment I'm just talking some elective courses. Hoping to do my masters soon on a health related field. Wyre, I don't see where "somalia" addressed me in this thread. Aight good to know
  8. Once Again Ilaahay marxuumka ha uu naxariisto,, Samir iyo Iimaan Ilaahay haka siiyo MMA iyo qaraabadiis
  9. lool@ Wyre and Yanyuurow haha naga daaya dee
  10. ^^ Lool walahi waa su'aal da' weyn oo isweydiin mudan ahaha, horta what do u study?
  11. ^^ Lol Yeah Aaliyyah im reer Iswiidhan:), well u do know now sow maha
  12. ^^ lol Yeah he is well-known here in sweden waa heesaa,
  13. ^^ hahaha Aaliyyaay ar ka daa sxbkey Cali Yalaxow waaye
  14. Lol im somewhere in this Video
  15. AUN Guddomiyaha, samir iyo iimaan allahaka siyo qaraabadiisa iyo intii asxaab uu ka tagay!