oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ lol the funny thing was somali ma aheyn swedish convert ayuu ahaa,,
  2. lool aniga sheikh baa mar ii yidhi heesaha waa different levels, hiphop/RnB baa ugu daran, kuwa somaliga baa ugu khafiifsan lool
  3. Aaliyyah miyaad oran heesaha waan joojin
  4. lol waa siyaasad jacayl lagu qariyay
  5. Markaan daa iraahdee dubaaqa iyo maanka iyo dooqa ka saaraba Wadnihii daloolay daqaradaa ku jiidiyo soo damaci waalnaa ima soo diraayoo Doon doon doon doon kaco day day imalaha Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn Inantaa daraadeed labadeydan daan iyo carabkaa is diriroo dibnuhuna coloobeen Waxa shiday dabkaase isku diray jirkeeygi waa dowdaalkeediyo deeqa araamideedee aah ah haa ayaa iga damiintaa aah ah hmmmm ayaa iga daweeyaa Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn
  6. ^^ Daamn ani keega meehaas aan ka gatay
  7. Chimera http://www.gezzi.co.uk/view_product.php?id=86
  8. Nice one innit, i have the team somalia snapback !! Respect
  9. ^^ Adeer naga daa dee Reer Galkacyoodka wax lagu nacaa jiree
  10. Ar kan hadhoow amoow wadankii oo dhan iibiya
  11. ^^ kings adeer naga daa dee
  12. Daaaa fuuuuq naga daa dee Mahad yare waxaani somali kama surtoowdee
  13. Dhaqancelis waaxid wuxuu laso shirtagaayo bal arkaay
  14. ^^ lool@ why can we see trough a camera lens from one side to another,,, hahah wiil aan saaxibo nahay oo ka yimid qardho baan markasta ku foorjeeya ishaheydu waxey arkeeysa meesha ay ka bilaabato tuulada ilaa halkey ku dhamaato, asoow xanaaqaa
  15. Nice song Carafaadow, Murtiile waa rageedi
  16. Cidee buu raacay ma Adoogis Axmed cali cigaal mise habartiisu Maryam Mursal
  17. ''create a decentralized Somali state from Mogadishu with equality and justice for all'' well said Xaaji