oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
^^ lol the funny thing was somali ma aheyn swedish convert ayuu ahaa,,
-
lool aniga sheikh baa mar ii yidhi heesaha waa different levels, hiphop/RnB baa ugu daran, kuwa somaliga baa ugu khafiifsan lool
-
Aaliyyah miyaad oran heesaha waan joojin
-
lol waa siyaasad jacayl lagu qariyay
-
Markaan daa iraahdee dubaaqa iyo maanka iyo dooqa ka saaraba Wadnihii daloolay daqaradaa ku jiidiyo soo damaci waalnaa ima soo diraayoo Doon doon doon doon kaco day day imalaha Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn Inantaa daraadeed labadeydan daan iyo carabkaa is diriroo dibnuhuna coloobeen Waxa shiday dabkaase isku diray jirkeeygi waa dowdaalkeediyo deeqa araamideedee aah ah haa ayaa iga damiintaa aah ah hmmmm ayaa iga daweeyaa Daa iska daa hadeey dumisay wacadkii nabsaa soo dabraayee dooqaba ka saar Nin jaceyl dardarey dadka muu maqlaa dabeeylahaan u faraa fariin diikoo ciyaayaan daydayaa wadkoon i dilin waanan deyn kareeyn
-
^^ Daamn ani keega meehaas aan ka gatay
-
Chimera http://www.gezzi.co.uk/view_product.php?id=86
-
Congratulations to our neighbour Ethiopia's planned football stadium.
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in General
Carafaat caadi iska dhig waryaa!! -
Nice one innit, i have the team somalia snapback !! Respect
-
^^ Adeer naga daa dee Reer Galkacyoodka wax lagu nacaa jiree
-
Maadeey this one
-
Ar kan hadhoow amoow wadankii oo dhan iibiya
-
This is what i call progress, well done!
-
^^ kings adeer naga daa dee
-
Daaaa fuuuuq naga daa dee Mahad yare waxaani somali kama surtoowdee
-
Breaking news: The new president of Egypt is......
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
Alxamdullilah! Viva Ikhwaanul Muslimeen -
What's Your Favourite City In Somalia Outside Of Your Clan Area
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in General
Merca, Shalambood, Buur Hakaba and Ceerigaabo -
Dhaqancelis waaxid wuxuu laso shirtagaayo bal arkaay
-
Damn Garowe Is Brand New The Best Urban Planned City In Puntland. VIDEO
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ lool@ why can we see trough a camera lens from one side to another,,, hahah wiil aan saaxibo nahay oo ka yimid qardho baan markasta ku foorjeeya ishaheydu waxey arkeeysa meesha ay ka bilaabato tuulada ilaa halkey ku dhamaato, asoow xanaaqaa -
Nice song Carafaadow, Murtiile waa rageedi
-
Cidee buu raacay ma Adoogis Axmed cali cigaal mise habartiisu Maryam Mursal
-
''create a decentralized Somali state from Mogadishu with equality and justice for all'' well said Xaaji
-
Haye Nabad ii warsan! Nice song
-
Popular Contributors