oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. who knows it can end up like somali galbeed s where oromo is a big threat to the somalis
  2. Malika;849883 wrote: ^Insha'allah, don't you think it will be good to have a mix of people in Somalia being a 'homogenous society' doesn't seem to have worked. Well i dont think so it can cause even more problems who knows
  3. SOMALIA=LAND OF SOMALIS, Somalia hadey nabad noqoto Kikuyo,Oromo iyo balaayo fil daran ayaa somali nala sheegan doono isirkeena iyo dhaqankeena baa bedelmi doono lineage keena baa bedelmaayo bantu iyo balaayo aa noqon doona
  4. Ilmo Seexda its way pass your bed time
  5. Xiin qodobada waa badan yihiin, like 5 sano baa lagu qaadana citizienship, afti ayaa lagu bedeli karaa waxkabedilada dhulka soomaliyeed, Arinta Caasimadda afti in lagu qaadayo, ninka soomaliyeed hal xaas kaliya buu heeysan karaa iyo waxyaalo farabadan oo kale. Btw odayaasha waxey dhaheen dastuurkii 2010 mid ka bedelan baa loo keenay oo madaxda dalka ay ku bedeleen qodobadda qaar
  6. but xiinoow the 1960 constitution didn't define the somali borders ma ogid
  7. cambuulo aka sheegato dont adress me i dont talk to trolls
  8. Isbarbardhig: Qodobka 7aad ee labada Dastuur ee ay soo kala diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan (Jabuuti) iyo Saxiixayaashii Roadmapka (Nayroobii) Sida ku qoran Q.7aad ee Dastuurka ay so diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan Qodobka 7aad Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya: Gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda sare, iyo geyi-qaaradeedka iyo sidoo kale, dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Federaalku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa laguma xadgudbaan lamana qaybin karo. Sida ay Q.7aad u bedeleen Saxiixayaashii Roadmapka Qodobka 7aad: Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya: Gobannimada Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah. Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. Waqooyi: Gacanka Cadmeed Waqooyi Galbeed: Jabuuti Galbeed: Itoobiya Koonfur Galbeed: Kenya Bari: Badweynta Hindiya Xiin what is your stance on this
  9. Somalia if the kikuyos captures Kismayo they will create a '' buffer zone'' markaas bey bilaabayaan oil drillings laakin intii wiilasha shababka meeshaas joogaan dhici ma karto waayo al shabaab wey weerari doontaa, marka kenya ujeedada ay uu joogaan jubboyinka maha arimo ku xiran '' nabadgelyada''. Siyaasadda fahan waryaa!
  10. Somalia challenges Kenya over oil blocks Sunday, July 08, 2012 By Kelly Gilblom NAIROBI, July 6 (Reuters) - Somalia's government accused Kenya on Friday of awarding offshore oil and gas exploration blocks illegally to multinationals Total and Eni because the concessions lie in waters claimed by Somalia. The spat between Kenya and its war-ruined neighbour could complicate the hunt for resources along a part of the East African coastline, rapidly emerging as one of the world's hottest oil exploration prospects. Somalia's deputy energy minister, Abdullahi Dool, said contracts awarded for four blocks in deep waters were invalid and the government planned to complain to the United Nations, which oversees maritime border laws. "We are concerned about the lease of blocks," Dool told Reuters. "I am sure we will lodge complaints." The blocks are among seven awarded by Kenya last week, three of them to Italy's Eni and one to France's Total . They lie in an area long contested by Kenya, East Africa's biggest economy, and Somalia, wrecked by more than two decades of civil war, split between an interim government and Islamist rebels and serving as the main base for Indian Ocean pirates. Kenya rejected the accusation that ownership of the blocks was contested and said there was no need to hold up exploration. Kenya's first major oil discovery in March has raised expectations of more to come. "Saying these are not Kenyan blocks is like saying we don't have a full-fledged government, like we are a banana republic," petroleum commissioner Martin Heya said. An Eni spokesman said the company would not comment on the challenge to its rights to blocks L21, L23 and L24. Total, awarded block 122, did not respond to requests for comment. Kenya says the maritime boundary, over which there is no formal agreement, should run due east from the point at which the land border meets the coast, like the maritime boundaries of other countries along the coast. Somalia says the boundary should extend perpendicular to the coastline, giving it a big chunk of the waters claimed by Kenya. The dispute mirrors those in other parts of Africa where resources straddle boundaries that were first drawn only vaguely by colonial era map makers. Kenya and Somalia signed a memorandum of understanding in 2009 that the border would run east along the line of latitude, but Somalia, which has lacked an effective central government since 1991, then rejected the agreement in parliament. The quarrel over the oil blocks strains otherwise close ties between Kenya and the Somali government. In fact, Kenya sent troops into Somalia last year to hunt down the Islamist al Shabaab rebels who control swathes of the country. Joshua Brien, a legal adviser with the Commonwealth Secretariat who is advising Kenya on the matter, said no legal boundary can be established until both governments sign a U.N.-approved agreement or move the issue to an international court. "It's not impossible they could come to a resolution, but the situation in Somalia is so uncertain," Brien told Reuters by phone from London. An added frustration for Kenya is that it cannot extend its claim to the continental shelf beyond its 200 nautical miles (370 km) of territorial waters until the border spat is resolved. That holds up the award of more exploration licenses. (Editing by Richard Lough and Matthew Tostevin) Im worried about this matter son, right now the only one who can prevent this is Al shabaab
  11. whatever makes you sleep at night
  12. I hope kikuyo never reaches Kismaayo at all
  13. This dastuur is outrageous i hope odayasha iney ka biiyo diidan qodobadda la bedelay and i hope faragelinta inay daayaan the TFG
  14. Musharaxa Dr. Abdurahman Macalin Abdullahi (Baadiyow) oo u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa war saxaafadeed Xafiiskiisa ka soo baxay looga hadlay xaalada adag ee dalka Soomaaliya marayo iyo xilliga kala guurka. War saxaafadeedkan oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayuu Musharaxa uga hadlay sida looga gudbi karo xilliga kala guurka, isagoo cadeeyay in si wada jiro oo is faham iyo dareen qaranimo oo mideysan looga gudbi karo xilliga kala guurka ah. Hadaba War saxaafadeedka ayaa u qornaa sida:- Dalka Soomaaliya wuxuu marayaa marxalad adag iyo xilli kalaguura, taas oo looga gudbi karo wadajir, isfaham iyo dareen qarannimo oo mideysan. Waxaa hadda lasoo gaaray xilligii la dhameystiri lahaa hawlaha muhiimka ah ee tubta geedi-socodka kala guurka,si looga miradhaliyo isbedel horseedi kara nabad waarta. Waxaa soo ifbaxaaya maalmahan muranno cusub oo carqaladeyn kara taaba-gelinta qodobada isdaba-joogga ah ee lagu dhameystirayo hawlaha loogu gudbayo xilliga kumeelgaadhka. Waxaa markii ugu horeysay intii dawladda Somaaliyeed burburtay la so hadal qaaday muran ku saabsan waxyaabo aan dadka Somaaliyeed isku diidaneyn sida in caasimadda Soomaaliyeed tahay magaaladda Muqdisho. Hadaba, ayadoo la dhawrayo midnimada qarank iyo wada jirka ummadda waxaan soo jeedineynaa qodobada soo socda:- 1. In odayaasha dhaqanka loo daayo gudashada waajibaadkooda shaqo. 2. In aan muran la gelin astaamaha midnimada qaranka sida CALANKA IYO CAASIMADA IWM. 3. In dib loo dhigo dhamaan qodobada is maandhaafka cusub dhaliyay sida qodobka 73aad oo qeexaya in la sameeyo Golle sare oo ka koobnaanaya (54) oday lagana soo xulli doono 18 ka gobol ee Soomaaliya ka koobnayd waqtigii ugu danbeeyey dawladii dhexe 1991. 4. In laga hor tago dhamaan waxkasta oo horseedi kara dib udhac waqtiga qabsoomida doorashooyinka iyo ka bixidda kumeel gaadhka dawladnimada. Madaxa Warfaafinta Abdullahi Abdi Muhammad.
  15. lool carafaat daa waa rageedi canuga siduu uu kabanka uu garaacayo iyo codka adoogiis uu shabahaa