oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Kadib markii uu soo shaac baxay qaraxii dhawaan ka dhacay degmada xamarweyne ee lagu dilay wasiirkii hore ee ganacsiga Garweyne ayaa war kasoo baxay Xarakada Mujahidiinta Al Shabaab waxay ku sheegatay masuuliyadda weerarkaasi. Sarkaal sare oo dhanka warfaafin u qaabilsan XMSH oo xiriir lasoo sameeyay Shabakadda wararka SomaliMeMo ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi ay fuliyeen ciidamo ka tirsan sida uu xaqiijiyay. “Ciidanka mujaahidiinta ayaa howl gal maanta ay ka fuliyeen muqdisho waxay ku dileen sarkaal ka tirsan DKMG waxaana howl galkaasi uu ahaa mid heer sare ah oo hadafkiisu ahaa garweyne ayuu sii raaciyay masuulkaasi ka tirsan maktabka warfaafinta XMSH”. Dhanka TFG-da marka qaraxu uu dhacay waxay ku sheegtay Inay fashilisay weerar istish-haadi ah oo dhici rabay iyadoo ku dhawaaqday in wax qasaare ah uusan ka dhalan laakan arrinkaas ayaa beenoobay. Qaar ka tirsan ehellada wasiirka la dilay oo aan la hadalnay ayaa dhankooda inoo xaqiijiyay in geeridiisa ay shaki weyn abuurtay isla markaana ay fajaciso ku noqotay qaabkii weerarkaasi u dhacay. Shabakada SomaliMemo ayaa heshay xogta qaabka qaraxa uu udhacay waxaana wararku ay sheegayaan in weerarka uu ahaa mid aad loo soo agaasimay, isla markaana u muuqday nuucyada qaraxyada oo la hormariyay. XDKMG ah ayaa hore ugu weysay dagaalka ay kula jirto Mujaahidiinta wasiiro fara badan iyo xildhibaano, iyadoona maamulka Shariif uu noqonayay midkii ugu badnaa ee wasiiro looga laayo Muqdisho, wasiirkii arrimaha gudaha ee sanadkii hore gurigiisa lagu dilay ayaa ahaa midkii ugu danbeeyay oo wasiir isagoo ah la khaarijiyo. Source: Somalimemo
-
Meles Zenawi, Ethiopia Prime Minister, Health Questions Raised During Absence ADDIS ABABA, Ethiopia, July 15, 2012 ( AFP) - Ethiopia's longtime ruler and most powerful figure, Prime Minister Meles Zenawi, is not attending an African Union summit that opened Sunday in Ethiopia, which further fueled speculation that he might be seriously ill. About three dozen African heads of state and government gathered in Addis Ababa on Sunday, but Meles did not attend the meeting – a first since he assumed office in 1991. Meles was expected to open the New Partnership for Africa's Development (NEPAD) meeting on Saturday. But Senegalese President Macky Sall opened the gathering instead, telling participants that Meles was unable to be present due "to health conditions." Sall wished Meles "good health." The most recent images of Meles aired by state-run Ethiopian Television showed him noticeably thinner. Opposition websites are claiming that Meles is being treated for a serious illness. The government declined to comment on the matter. Ethiopia's parliament was set to hear from Meles last week when the country's lawmakers were scheduled to approve Ethiopia's current fiscal budget, which began July 8, but Meles did not address parliament. Meles in 2010 promised to step down by 2015. Hailemariam Desalegn was named deputy prime minister. He is also the country's foreign minister. Source: AP
-
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay qarax loo geystay gaari uu saarnaa Wasiirkii hore ee Ganacsiga Dowladda KMG ah Maxamuud Cabdi Garweyne, waxayna wararku sheegayaan in gaariga Wasiirka uu ka soo baxay guri ku yaala Degmada xamar Weyne, kaddibna uu ku hakaday Hotel lagu magacaabo Al-Khaliij, hoteelkaas oo uu Wasiirku galay.Sida ay sheegayaan goob joogayaal ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay Wasiirka ayaa miino loogu xiray mudadii uu ku jiray Hotelka Al-Khaliij, kaddibna markii uu ka soo baxay Hotelka oo uu galay gaarigiisa daqiiqado kaddib uu qarxay gaarigiisa. Gaariga oo sida ka muuqata sawirka ahaa nooca Garib ayaa la sheegayaa inuu ka badbaaday hal nin oo gaariga ka saarnaa gadaal, hase yeeshee waxaa dhaawacyo ka soo gaareen nin iyo haweeney ku dhowaa halka uu qaraxu ka dhacay. Allaha u naxariistee Maxamuud Garweyne oo markii ugu dambeysay noloshiisa ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka, ayaa horay u soo noqday Wasiirka Ganacsiga, waxaana goobta saakay lagu khaarajiyay la soo dhoobay ciidamo fara badan, kuwaasi oo bilaabay baaritaano ay ku raadinayaan kooxihii ka dambeeyay qaraxaasi. Dhinaca kale Xildhibaan Maxamuud Garweyne ayaa horay uga badbaaday isku day qarax miino oo lala damacsanaa, waxaana falalka noocaan ah had iyo goor lagu yaqiinay ururka Al-Shabaab, inkasta oo aanay weli sheegan inay iyagu ka dambeeyeen.
-
Waxaa goordhow qarax xooggan ka dhacay Hotel ku yaala Degmada Xamar Weyne, kadib markii uu halkaasi uu ku qarxay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.Qaraxa ayaa ahaa mid aad u xoogganm, waxa uuna ka dhacay agagaarka hotel ku yaala degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho, iyadoo goobtaasna laga maqlayo rasaas aad u xoogan, uuro madow oo cirka isku shareertay. Warar kala duwana oo hordhac ayaa ka soo baxaya qaraxaas kuwasoo qaarkood ay sheegaya in qaraxaas uu ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey oo la dhigay jid cade yar oo dhex mara bacadlihii hore ee Xamar weyne iyo dhismaha daartii Uunlaay oo loo bedelay hotel ay degan yihiin xildhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya. Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, iyadoo xaalada goobtaas cakiran tahay , welina lama oga khasaaraha qasaaraha ka dhashay qaraxaas, inkastoo ay jiraan warar sheegaya in halkaas ay yaalaan meydadka ilaa shan qof oo gubatay, ciidamo ka tirsan dowlada ayaa rasaas hareeraha u furaya.
-
Gudida Fulinta Khaatumo State (G10) Oo Tacsi Diraya-
oba hiloowlow replied to Aaliyyah's topic in Politics
AUN dhamantood! -
lol the payment is goin to take 4 yrs after those 4 yrs baaburka waa duug..
-
^^ I like it laakin im going to buy a new car when i finish the payment inshallah
-
Somalia Partial payment FTW
-
Blue i bought the car last yr im still paying lol
-
Audi A5
-
Shibis waaye bro
-
-
-
Che no but the district is close to boondheere
-
Well showqi its one of the oldest districts in banaadir,
-
-
Abwaan;850806 wrote: Nimankaan will be all history soon Insha Allah. Why on earth other than qabiil baad u difaacaysaan? Haddana Oba ayaa mar dhow idinku soo darsamaya isagoo President Sharif difaacaya. Sh. Xasan wax qabiil u difaaca SOL kuma arkin. Abwaan i dont see a reason to defend Sheik shariif in this matter this shit is true
-
Maadeey sxb try again
-
Thanks Liibaan Awoowe, then maanta laga bilaabo im a proud khatumite!! Keep up the good work bro
-
Popular Contributors