oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Kulan ballaaran oo aan noociisa sanadahan lagu qaban magaalada Muqdisho oo boqolaal ruux oo isugu jira Mas'uuliyiin, Qeybaha bulshada, odayaasha dhaqanka, culumaa'udiin, Haween iyo fanaaniin ayaa haatan socda, kaasoo ah mid Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ugu dhawaaqayo inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya. Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Gudiga Ololaha doorashada ee Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ka qeyb galayaasha ay ku soo bandhigayeen cida ay u arkaan inay jagada Madaxtinimada qabto, waxaana qeybaha bulshada ay lulayeen sawirka Madaxweynaha. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Muqdisho u diyaar garowday marti gelinta ergooyinka ansixin lahaa dastuurka, soona xuli lahaa Xildhibaanada cusub, iyo doorashada madaxtinimada ka dhaceysa Muqdisho. Sidoo kale waxaa kulanka khudbado ka jeediyay Odayaasha dhaqanka, sida Salaadiinta, Ugaasyada, Malaaqyada iyo Imaamyada, iyadoo ilaa shan oday dhaqameed matalayay shanta beelood ay khudbado ay ku muujinayeen in Madaxweyne Shariif dib mar kale u qabto madaxyinimada ka jeediyeen. Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in si howsha dalka ka socota loo sii ambaqaado ay doonayaan in Madaxweyne Shariif mar kale sii haayo xilka madaxtinimada Soomaaliya, intii weji cusub oo ay imaan lahaayeen, isla markaana is faham waa iyo dib u dhac ku imaan laheyd howlaha socda. Inkastoo Madaxweyne Shariif aanu wali khudbad ka jeedin, hadana kulanka ayaa saacadihii ugu badnaa ka socda Dhismaha City Palace oo ah halka lagu qabanayo Munaasabada Madaxweynaha uu uga dhawaaqayo inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada. Madaxweyne Shariif ayaa sidoo kale la filayaa inuu soo hadal qaado warbixinta ka soo baxday Gudiga daba galka arrimaha Soomaaliya ee Qaramada Midoobey, kaasoo madaxda dowladda ay ku eedeeyeen inay musuq maasuq sameeyeen. Munaasabadan ayaa waxaa laga jeediyay suugaan kala duwan iyo ruwaayado looga hadlayo waxqabadka Madaxweyne Shariif, iyadoo fanaaniinta ay suugaantooda ku cabirayeen tan iyo markii Madaxweynaha xilka madaxtinimada uu qabtayu 2009-kii ilaa iyo hada. Sawiro Madaxweynaha ayaa lagu xardhay baabuurta kala duwan, iyadoo magaalada ay ku jirto jawi ka bedelin sidii hore, waxaana magaalada oo idil qabsaday ololaha doorashada madaxweyne Shariif uu ku doonayo in mar kale xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ku qabto.
-
ouch# a similar story happened to me once, not cool!!!
-
LOL true dat
-
Lool MMA widaaygeey waaka garsiihaa IA,, aniga laftarkey mar aan sidaas ka darnaaba lol dhaqan celis aa liigu sameeyay anigoo maaro lay waaye markaan 16 jiray, alhamdulilah maanta afkiina waan ku hadlaa sii fiican kuna qoraa.
-
What's the general opinion on PM Abdiweli Ali?
oba hiloowlow replied to Love Somalia's topic in Politics
abwaan qarxiska daa -
loooool MMA ninkaas la wareysanayo ee Police ka ah Yaxye thats actually one of my best friends i grew up with that guy, Goobtana waa Stockholm Spånga
-
the offensive in the south is a big time failure
-
What's the general opinion on PM Abdiweli Ali?
oba hiloowlow replied to Love Somalia's topic in Politics
Honestly Abdiweli seems pretty decent wax qalad kuma arag runtii -
hayaay ma soomali qatar
-
Xalayaan riyoodoo oo qalbigu raaxo uu helaye Hala raaya aan yeeldhay iyo wiilal aan raacsho Saca raaya aan yeeldhay oo Dibbigu raawaayo Riyo badana waa yeeldhay, oo laga ruxaa caano Reer qurxoona waa yeeldhay ,iyo Ra’ iyohaaman Risqi badana waa helay iyo Ribix aduunyaale Raalli naaga aan yeeldhay, oo saan raba u taalla Wiilal ragana ay ii dhashiyo, riigtan lagu faansho Ra’liga hadday soo galaan, laga rumaysaayo Aniguna rijaal aan naqdhay iyo oday Bun ruugooba. Raaxadii minaan helay, dantuna saan rabo u taallo Aan rakooc ka soo iri hurdada, reedahana fiirshay Minaan dayey wax ii raaya maleh, raadna kuma yaallo Ee rabaan cawada seexdayaan, madax ku riiqaayey. Waxaan iri: riyooy waa hubood caawa iga reeysay Waxay tiri: adaa rabay asaan sida u rooraayey Waxaan iri: minaan rabayna waa shaqadii ruuxaanta Waxay tiri: wax ruuxaan la dhaho, raadka kuma saarin Waxaan iri: maxay rorojiyoo, rigixa ii geeystay? Waxay tiri: ma roogsane, rabtaad luga rafaadaysay. Waxaan iri: rag kale maa aragtoy riyo ku dheelayso Waxay tiri: raggaan badan, sidow rabo riyow sheegta Waxaan iri: runtaa maahan oo ribixi buux waaye Waxay tiri: hadduu ruux ordo xaa rabta u yaalla Nin weliba asoo weliba rabaa laga ridaayaaye. Ka dibaan rumaystay oo qalbiga saas kale u rogaye Waxaan iri: run sheegtaa iyo been rabrabisaaba Waxaan iri: is riixdaa iyo raalli noqotaaba Waxaan iri: rabbaysaa iyo hoos u rogantaaba waxaan iri: raqiistaa iyo ribix dhex joogtaaba Waxaan iri: ruxaysaa iyo yaabis ridataaba Waxaan iri: raq jiiftaa iyo roor ku jirisaaba Waxaan iri: raraysaa iyo ruun ku dhaqataaba Waxaan iri: minaad raran heshiyo rays ku socotaaba Waxaan iri: rumootaaye ilkaha rigif ku qaadaaba Waxaan iri: rag noqotaa iyo riif u dabataaba Rafaadkeerya reenteer aduunyada runteed maaha Nin weliba asoo weli rabaa laga ridaayaahe Inta ruuxu kugu jiro waxaad aragto ruug waaye Hoobaloow, hoo, shirib Raguu intuu run moodayoo, reyn loo qabaan riyo iraah, Ninba hadduu rab roogsayoow, rumoowye rag isu qabyaa!
-
JB thanks for posting this walahi that guy was very lucky.,
-
Tallaabo;851401 wrote: This ugly crime exposed the difference between the values of the Koonfurians and that of the Somalilanders. Basically, the people of Somaliland would rather go to the mass graves themselves than allow the rounding up of their neighbours for mass execution. But what had the “patriotic” Koonfurians done when all this persecution was happening to their fellow citizens in their region? The answer is simple- they ignored it because what happened to the “xabadi keentay” or the “q@ldaan” in Koonfur was a non issue. In other words, they cared little for the foreigners. konfurians kulaha waryaa my adeer got killed by that regime, My father was prisoned and he has still problems due to jirdil marka nacnacda nagala har doqonyahow
-
This is awesome stuff
-
Puntland Big Day Out Begins. First Stop Germany. PICS
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Carafaat;851105 wrote: Is that Uchi next to the german girl. Lool i sware to god i thought that was a xalimo who had been usin diana -
the challenges of biracial children in Russia.
oba hiloowlow replied to burahadeer's topic in Politics
My abti has a russian wife he use to live in russia -
C/xakiin Xaaji Max’uud Xaaji Khaliif oo Muqdisho lagu diley
oba hiloowlow replied to Abwaan's topic in General
AUN marxuumka -
I know laakin dadkaas shaqadooda mahan qaraar baa hayo
-
Aaliyyah dont feed the trolls
-
Popular Contributors