oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Ma Jeceshay in ay Somaliland iyo Somalia midoobaan
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
LOL miskiinow mar uun ayeey arkaayan waxaan iney mashruuc tahay and nothing else, laakin brain-washka heerka ay gaartay aan ka naxsanahay -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;852500 wrote: Sax ma'aha. Wax dhib ahna ma keeneyso. Dhaqan walba sidooda magacyadooda u qortaan, xataa kuwa isirkooda ahayn. Reer Turkiga Maxamed 'Mehmet' ayee dhahaan. Reer Galbeedka Afrikana Maxamed 'Mamadou' iyo wax la mid ah ugu wacaan. Reer Malaysia iyagana 'Mohd' u qoraan marar badan. Dhib maleh waxaasoo dhan. Qof aan Soomaali ahayna magaca Shirwac in uu Shirwac ugu qori lahaa afkuu ku hadlaayo qofkaas ma moodi tusaale ahaan. Dhaqan badalka diidanahay, waana wuxuu ula jeedo. Waan gartay Xaaji dhaqan bedelka in laga horjeesto waaye sababto ah ujeedoyin fog baa laga leeyahay oo siyaasadeed for example dad baa aaminsan oo magaca ilaahay ku dhaaranayo oo leh Ahlu beyt aan kasoo jeednaa lol, iyo Masaajidka oo kale markaad joogtid dad ba cigaal,khamiis iyo cimaadad wato midna sidii Khaliijka ayuu uu lebistay kan kalena sidii Lubnaan asaa lagu leeyahay waa Dhar Islaam.
-
Ma Jeceshay in ay Somaliland iyo Somalia midoobaan
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
sxb if u don't believe adaa arki doontid ee yara sug -
Sawir Taariikhi ah : Muj Cali Maxamed Cosoble (Cali Wardhiigley)
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
Mujaahid indeed aun -
LOL i like u Lazie G your funny
-
okey if this was an assasination attempt, who wanted to kill Saado Ali and marxuumka AUN?
-
HARGEISA — The British government this week unveiled its plans to open a consulate general in Hargeisa, capital city of Somaliland, as it broadens its diplomatic presence in the region. This was announced at the Hargeisa Book Fair exhibition by the visiting British Ambassador to Somalia, Matt Baugh, who said the establishment will mark a new step forward in British-Somaliland relations. The consulate will oversee the delivery and implementation of British interest and development projects in Somaliland, as well promote relations between Hargeisa and British partners. The office will operate under the British embassy set to be opened in Mogadishu and all diplomatic contacts between Somaliland and Britain will be moved from the current Mission in Addis Ababa to the office of Ambassador Baugh. “The British government has expressed its interest to establish this office which will be located within the British Embassy in Mogadishu,” he said. Mr Baugh added that he was happy with the existing cordial relations between the two sides. The British General Consulate joins a number of planned similar offices including one from Norway. Mr. Baugh was appointed as the first British Ambassador to Somalia after 21 years at the beginning of this year. Somaliland remains unrecognized despite breaking away from Somalia over two decades and the new General Consulate is seen as another setback. Somaliland officials might now have to travel to Mogadishu just to meet with British officials. Somalilandpress
-
lool MMA laakin saasa aa sax ahee anaga soomali hadaan nahay magacyada waaku dheelnay, Ikraam, Ikraan baan niri, Maxmuud, maxamuud, Adam, Adan..
-
Ma Jeceshay in ay Somaliland iyo Somalia midoobaan
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
lool dadkii neceb ama dadkii jecel ba somali meel kala tagi meeyso -
Warsaxaafadeed maanta kasoo baxay xafiiska ololaha doorashooyinka Murashax Dr. C/raxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa lagu taageeray hadalkii Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ee xayiraadda lagu saaray dhoofka dhuxusha Soomaaliya looguna digay madaxda dowladda Soomaaliya. Haddaba warsaxaafadeedka ayaa wuxuu u qornaa sidan: 1. Xaruntu waxay soo dhawaynaysaa cunna-qabataynta uu Madaxweyne Barack Hussein Obama saaray in laga ganacsado dhuxusha Soomaaliya loona iib geeyo wadanka dibaddiisa. 2. Waxaa kaloo aan garab taagan-nahay in la dardar-galiyo geedi-socodka kala guurka dalka. 3. Xarunta Dr. Baadiyow, waxay kaloo aad ugu faraxsan tahay in uu madaxweyne Obama dhiirri-galiyay inaysan xukunka kusoo noqon madaxda sarsare ee DKMG ah oo ku eedaysan musuqmaasuq iyo lunsi hanti Qaran. 4. Ugu danbayntii waxaan soo dhawaynaynaa warbixintii kasoo baxday Obama oo sheegaysa in Mareykanka uu kala shaqeyn doono Soomaaliya, dalalka gobolka iyo beesha caalamka sidii loo cabsi-gelin lahaa kuwa khatarta ku ah ammaanka, nabadda iyo deggenaashaha Soomaaliya. Allaa Mahadleh Xafiiska Warfaafinta ee Xarunta Ololaha Doorashada Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyoow)
-
Layzie G abti macaane the reason why i support Baadiyow waxa waaye soomaliya wax badan ayuuu uu qabtay for example dadkii jaamacadda Muqdisho hirgeliyay buu ka mid ahaa, ururo badan oo ka shaqeeynaye caafimadda,waxbarashadda etctera xataa wuxuu ka shaqeeyay dib u heshisiinta umadda soomaliyeed oo shirka carte qeyb weyn ayuu ku lahaa asigoo guddiga dastuurka ku jiray. Tell me musharax asi la mid ah oo dibedda kaso tagay sidii dalka uu hagaajin lahaa in its worst days oo qabtay intii uu asi qabtay?
-
“Anigu waxaan ka mid ahaa bariisimaadkii intii xumuhu jirayn wax badan baa isoo gaaray, laakiin cidna u mahaysto, dadkii soo qaxay baan ka mid ahaa oo wixii hanti uu lahaa baaba’een , ciyaalkiisii wax gaareen laakiin cidna maanta u mahaysto ee waxaa dadka ugu yeeri lahaa wanaagga iyo nabad. Calacaal badanaa odayga kumanaan kun ayaa laso deristay odaygaas wuxuu la kulmay iyo inkabadan and they moved on..Laakin odaygan nabar bugto uu qabyaa..
-
Amaano and Bakaal are pretty good
-
Duke's prediction for President of Somalia 2012...
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Horta i have to admit something i like this new Somalia adeer why cant you be like that mar kasta! -
Duke's prediction for President of Somalia 2012...
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Abwaan are you implying that our Generale is from Cadaado/Galmudug now, wow. -
I hope this isn't correct hadii kale waa naxdin
-
SubhanALLAH 2 million Muslim Indonesians leave Islam every year!!
-
20 hours of fasting, check. It wasn't as hard as i thought.
-
I support Anonymous in this matter,, dahabshiil has to explain this thank god i am no longer a customer of dahabshiil.
-
Waryaa Its Tayo not Tajo ciyaal qurbo waaxid yahow
-
Popular Contributors