oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Well peasant some of us remember 2010 as yesterday, When Faroole and Puntland government ay tarxiilayen shacabka soomaliyeed ee kaso jeeda Konfurta somalia gar ahaan the people of Bay and Bakool and minority groups, tarxiil kaliya maheen, dukaamadda ayaa laga burburiyay, qaar xitaa waala dilay, why cause they where ''Al shabaab'', while it was Maxamed siciid Atam nin tolka. Marka waa kaas faroole
  2. Sxb i like your stories maalin walba wax cusub baa la alifa, I have nothing against the people of Puntland, will never have, infact i am a puntlander my self since my ayeeyo (maternal side) is from Garacad, what i dont like is Faroole he is a negative qabyaaliste xaasid,,
  3. Somalia sheikh shariif waxaa ku eedeyneysid open a new thread, halaga hadlo. so you mean Faroole never said '' farmaajo waa inan la keenay xeradiisa haku ekaato''..
  4. okey then what is faroole as i remember when farmaajo got elected faroole said '' dowladda xiriir danbe nagama dhaxeyn doono'' ilaa uu gaas ka yimid markasu is bedelay, marka xaq iyo baadil inaad kala fahmi kartid ayaa la rabaa marka hore, that guy has contributed nothing to Somalia together with fadhiid Caalin,
  5. Ina lilaahi laakin it should be a limit plus i wanna see debates
  6. LOL ma xanaaqin lol laakin all i hear is you saying ma jiro kaas laakin cid aad isleedahay wuu guuleysanaa ma arag
  7. lol adi kaalay ninyahow ilaahay ma tahay lol cabdi weli wuxuu baxayaa,shariif wu baxayaa, farmaajo noqon maayo, leeba ku jirtaa se cml
  8. Adeer this system has nothing to do with people unititing i just think that this system is apropriate for somalia, for example sweden the most peaceful country in the world uses this system they should be a rolemodel for us.
  9. Anigu Ikhwaanul Muslimeen aan taageersanahay
  10. I support this walahi Haween oo madaxweyne noqoto, cant imagine wax aan horumar aheyn, for example Liberia oo kale, kudos to Amal
  11. YLE News Monday, July 23, 2012 - The strife-torn east African land of Somalia is to elect a new president this August. Some 20 candidates are vying for the post, including one exile in Helsinki. Amal Abdi Ibrahim left Mogadishu twenty years ago at the age of just 17. This summer she is working hard to try and achieve what seems like an impossible dream: becoming the first female president of Somalia. She has followed the situation in her homeland carefully, and there has been little positive news for the diaspora. “My heart aches, as I don’t want to see the kind of pictures as there have been over the last few years,” says Ibrahim. She is concerned at the effect 20 years of war have had on Somali women. Helping improve the situation of war widows and single mothers is a primary goal of her candidacy. A majority of Somali presidential candidates are exiles, and Ibrahim has picked up plenty of pointers during her time in Finland. “Working, no corruption, honesty and patriotism. I’ve learnt these things here,” explained the mother-of-five. There are also more concrete advantages a candidate based in Finland can bring to the race. Helping her campaign is Riikka Kämpi, who was Green candidate Pekka Haavisto’s campaign manager during his insurgent run to the second round of Finland’s presidential election in April. The pair will leave for Somalia in August. Despite the challenges she faces as a diaspora-based female candidate, Ibrahim is optimistic. “The good thing is that people are tired, and want a change,” says Ibrahim. “And a change is coming, Insha’Allah.”
  12. Dr. C/raxmaan Macalin Baadiyow oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Beesha caalamka uu kala soo hadlay sidii doorashada dhici doonto bisha Agosto aan lagu shuban laheyn. Musharax Dr. Baadiyow oo Wariyeyaasha ugu waramay Xaruntiisa ayaa sheegay in Magaalada Nairobi kula kulmay Waxgarad Soomaaliyed iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka, isagoo tilmaamay inay ka wada hadleen geedi socodka nabada Soomaaliya. Dr. Baadiyow ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyed inay ka faa’iidaystaan fursadan qaaliga ah ee ay u heleen in caasimadoodii markii ugu horaysay lagu dhiso dawlad ay iyagu leeyihiin kaddib 22-sano ah. Mar uu ka hadlay fara gelinta ay ka cabanayaan ee Odayaasha dhaqanka lagu haayo ayuu sheegay in Odayaasha ay udub dhexaad u yihiin bulshada, isla markaana uu ku kalsoon yahay inay samata bixiyaan Soomaaliya, isla markaana aanay cidna u eexan doonin sida uu yiri. Dr. Baadiyow oo ka jawaabayay su'aal ku aadan kaalinta haweenka ay kaga jiraan dowladda cusub ayuu xusay in Haweenka Soomaaliyed ay yihiin tiirar ka mid ah tiirka Umada Soomaaliyed ay ku taagan yahay, isagoo tibaaxay in kaalin fir fircoon ka qaadan karaan bad baadinta dalka iyo dadka, isagoo cadeeyay in aan lagu faquuqin doonin dhaqan iyo diin sida uu yiri. Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa shaki ka qaba madaxda dowladda ee xilligan, iyagoo horay uga digay in awooda dalka gacantooda gasho, inta ay socoto doorashada madaxtinimada, isla markaana ay dhacdo ku shubasho.
  13. They can unite no doubts about that laakin there is lack of good leaders hadda ayaa shabaab meelaha laga saaroya. Anyways u missed some of the things i did post i edited, but i think we should have Municipalities and countys with great autonomy who is responsible for their own tax collection, schools,healthcare etcetera, The goverment should give the municipalities and countys government grants. I think we should invest in every city, every gobol in somalia not like before where we invested the whole somali economy in Mogadishu only, that is not smart and i believe it is one of the main reasons why you support federalism.
  14. Adeer you have to realise that the south aint like Puntland and Somaliland oo hal beel degan yihiin the south has a lot of different clans, What i would suggest for the country is that Somalia should have a parliamentary form of governence which means that all public power proceeds from the people. Instead of federal states Somalia should have Municipalities and counties with great autonomy, that have their own tax collection and have the responsibilities for schools and health care etc.
  15. Start preparing somalia, Federalism is doomed the people in south will never agree on federalism, i suggest a system like the one in sweden that suits the country more than federal states.