oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. janaqoow ,Ibrahim Hassan Addow AUN , Shariifka ayaa meesha wax daacad kaliya ka joogay. Abwaan fahanka kugu yar ee dib uu akhri phrase-kan
  2. wallee Ngonge been ma sheegin women are mad.
  3. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in xaalufin ba'an lagu haayo Xeebaha Soomaaliya, isagoo ka dhawaajiyay in la xoojin doono Ciidamada ilaalinta badda. Dr. C/wali Gaas ayaa hadalkan ka sheegay kulan lagu daah furayay Mashruuc lagu maalgelinayo dhalinyarada oo shalay Muqdisho lagu qabtay, isagoo tilmaamay in dhibaatada badaha ka jirta ay il gaar ah ku hayaan. "Waan la socona dhibaatooyinka ka jirta badaha, in kaluumeysi sharci daro iyo xaalufin lagu haayo, burcad badeedka waa dambi waayo waa qaadicul dariiq, balse waxa ay ka abuurmeen ayaa sidaas ah, sanadkiiba malaayiin doolar ayaa laga helaa kheyraadka bada"ayuu yiri Ra'iisul Wasaaraha. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in qorshaha Ammaanka iyo xasilinta dalka uu qeyb ka yahay ammaanka badda, waxaana uu xusay in qorshahaas uu dhowaan soo shaac bixi doono. Maraakiib shisheeye ayaa kaluumeysi sharci daro ah ka sameeya xeebaha Soomaaliya, iyadoo ka qaata kheyraadka ka buuxa baddeena, iyadoo lagu qiyaasayo dhaqaalaha sanadkii ka helaan boqolaal malaayiin doolar. Burcad badeedka Soomaalida oo sanadihii u dambeeyay ku xoogeystay xeebaha Soomaaliya iyo kuwa gacanka cadmeed ayaa ka abuurmay dhibaatooyinka badaha ee kaluumeysiga sharci darada ka wadaan shirkadaha shisheeye.
  4. Moonlight bro lool, im a supporter of Farmaajo as well, im waiting for him to come to xamar then im goin to start the farmaajo thread.
  5. Maalintiyo habeenkii Masiibada dalkaygu Maatadiyo shacabkiyo Masaakiinta haysee Malaayiinta lagu dilo Ma garbaa ma dawbaa Ma waxaan mutaystaa Miyaanan dalka lahayn Kuwa madaxda sheegtiyo Kam mucaaradaayoow Mawlihiin ka yaaboo Marastiyo ciyaalkiyo Masaakiinta dhaafoo Muslinimada dhawroo Mar uun yeesha naxariis Maydka aan la duugayn Madfaciyo rasaastiyo Miinaada qarxaysiyo Macaluusha taallee Madhisaye dadkeenee Ma garbaa ma dowbaa Ma waxaan mutaystaa Miyaanan dalka lahayn Kuwa madaxda sheegtiyo Kam mucaaradaayoow Mawlihiin ka yaaboo Marastiyo ciyaalkiyo Masaakiinta dhaafoo Muslinimada dhawroo Mar uun yeesha naxariis Maleeshiyiyo ******** Mintid iyo muhaajiri Inta midab xun oo idil Marasta iyo maatada Inay madaxa gooyaan Ma garbaa ma dawbaa Ma waxaan mutaystaa Miyaananaan muslin ahayn Kuwa madaxda sheegtiyo Kam mucaaradaayoow Mawlihiin ka yaaboo Marastiyo ciyaalkiyo Masaakiinta dhaafoo Muslinimada dhawroo Mar uun yeesha naxariis Copyright: Oba
  6. Maadeey ICU maafiyo ay ahaayeen badankood, janaqoow,Ibrahim Hassan Addow AUN, Shariifka ayaa meesha wax daacad kaliya ka joogay.
  7. Kabalyeeri: Maxaa dalbanee RWG: Saxan Canbuulo ah ii keen Kabalyeeri: Screams SAXAN CANBUULO, SAXAN CANBUULO AH RWG: Waar Kajoog Waar Kajoog Diinta Aabahaa garee (si xanaaq ah) Kabalyaree: maxaa dhacay sxb? RWG: Waryee war ma naadi beynu ku nidhi Kabalyeeri: Maxaa ka micno ah, dalabka waa inaan maqashiiyaa kan cunntada kariya si uu udiyaariyo RWG: Waar dooni mayo, umaddii ooo idil baa isoo wada eegtay sidii in an canbuulo cun badanahay RWG: leaves the restraunt asoo xanaqsan :D
  8. war dastuurka hala ansixiyo yaaqey ku meel gaarka inaan ka baxno waaye sida ugu dhaqsiyaha badan, siyaasad iyo diinta in la kala ilaaliya fiican
  9. Igaarka Sheekhiyow Ileyska noo baxoow Insharta kii noqdoow Umadda key rabtoow
  10. lol istaqfurullah same here man sheytaanka iga badiyay caawa its the first time since ramadan started im listening to music, carafaatow lets agree on one thing aan kuso noqono threadkan after ramadaan.
  11. daaaaaamn how could i miss this thread, dhaantadu inaba caadi maha, that falis iyo abdi dhaanto song must be dhaantada sanadka!
  12. good times walahi ilaahay ha so celiyo kala dambeynta iyo walaaltinimada, aamiin
  13. lool c'mon Alpha do u have to be negative all the time.
  14. hayaaay nasab nasab dhalay baad tahay lol
  15. lool waan gartay, tolow adiga Fardhaha mise shimbiraha keed ku abtirsada