oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
^^ adi tolka lee uu hiili somalia weligaa, my kind kulaha you mean What the militia of mohamed Farah Aydeed did.
-
Moonlight my mother died in that war like many other somalis did marka nacnacda nagala har about being joyful, tan kale my intention with this thread is, dadka shalay dagaaladda sokeeye durbaan uu garaacaye maanta iney wadani iska dhigaan sow lalabo mahan? Xaalimo Soofe,magool iyo gaadaco iyo hadey wadani ahaan lahaayeen wadaadi, xassan aden,hibo nuura,Abdulqaadir Jubba, Axmed Naaji etctera bey raaci lahaayeen.
-
this is hypocrisy somalia baro runta waa in la sheega shalay dagaal bey ku baaqeyse maanta waa wadani, look at gaadaco jecliyaa jecliyaa uu ku jiray maantana wadani baa layska dhigayaa, TUUG LA QABTAY TALO MALEH..
-
Xaalimo Soofe Faarax watch from 03.11 Maanta
-
Cabdi Qaybdiid: The new president of Galmudug.
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
qeybdiid hadaan aqaani ani xoog ayuu ku maquunin doona Alkuulistaha caalin -
Breaking news: Maareeyihii Muqdisho Airport oo la dilay.
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
^^ looool , adiga sheekada fahan nooh! -
Breaking news: Maareeyihii Muqdisho Airport oo la dilay.
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
^^ well i dont know ,to me it seems like January 2007 -
Breaking news: Maareeyihii Muqdisho Airport oo la dilay.
oba hiloowlow replied to MoonLight1's topic in Politics
magaca ilaahay this is un-acceptable this week an ingineer got killed and the legend Marshaale and now maareyihii,rumours are saying Maki Xaaji is next. first i blame the Tfg for not doing a sh**t to amaanka, and second shacabka muqdisho oo dadkaan qarqarinaayo. -
where is lazy caawa tii noo booteyneese
-
viva moe farah rageedi im still jumping around inaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaba caaaaadi maha
-
Moeeeeeeeee faraaaaah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1111111111
-
Sanadguuro wacan Ayeeyo
-
this may be cruel but it was funny as hell.
-
loooooooooooooooooool@ Ngoonge Sheikh safar Dr. sawir bedelaayo yaah
-
Mac Sonkor ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga helaa
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
jidad badan aa ku banaan kuye kaalay maa waalatay sxb raggan explosive ayaa jirkoodi dhan ku xireen kawaran hadii aad istaajisid oo isku kaa qarxiyaan kawaran fantasy baaku nooshahay duqa! -
LOL I dont think she actually was a runner before allahu aclam
-
lool dhuuni yahow , i still feel sorry for her, that must have been very embarrassing
-
who was watching the 400 meter race, nacalaa talaatik i feel sorry for zamzam waala so luggooyay walahi
-
Popular Contributors