oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
MoonLight1;855995 wrote: dadkan masaakiinta ee laga tirada badanyahay ee aan hubeysneyn waa dhibanyihiin ee ilaahey dhibka haka qaado, mar waa "Laangaab", Mar waa Looma ooyaan , mar waa point five , mar waa IDPs , cajiib. soomaali waxay isu cuneyso oo ladagi la'adahay waa dulmiga iyo xaqiraada lagu hayo dadkaas. +1
-
lool abdullahi yusuf sow kii la goostay ciidamada maahino why do you think the tfg controlled 2kms for a year, shariif and Ina sharmaarke had to start from the beginning since intabadan ee ciidamada hailed from Pland loo daabulay deeganadooda. , why im saying farmaajo should get credit for the liberation waxa waaye he started to pay the salaries as i stated before, Moraalka ayuu uu dhisay, which lead to the progress we can see today all Mr. Gaas basically did waxa weeye howsha buu dhameystiray.
-
sxb be realistic qabyaalada iska daa everyone knows Gaas wasn't pm xitaa for 2 month when Mogadishu was liberated im not saying qeyb kama qaadanin in that case munafaaq baan ahay laakin Farmaajo ayaa qabtay howsha ugu weyn one can't deny that, Farmaajo marku is casilaaye ciidamada half the city wey xoreeyen they only had Yaaqshiid,Kaaraan,Huriwaa left.
-
Generale Gaas has done great things no doubt about that, laakin all i said was give credit where credit is due, khalas.. Nobody hates the clan qaarkeena waalid bey inoo yihiin and we surely dont want to be caasi waalidiin,, i like Haaji Mohamed Yassin he is from Puntland too i wonder why you dont support him Generale
-
Farmaajo Abdihakiin and that other minister who got killed in the suicide attack at his home started dhiirogelin, they use to go to aaga dagaalka very often,started paying the soldiers, Heeso wadani ayaa lagu guubaabin jiray had iyo jeraale who can forget that been alla caaye specially maalmihii wasaarada gaashandhiga la qabsanaaye. Tell me how many times has Gaas went to Aaga dagaalka.
-
lets hear the announcement from dabrow himself.. Dabrow min vän det är dags att du förklarar saker och ting!
-
lol@Digir iyo Muufo. Carafaat you can be creative sometimes.
-
Mooge dabrow is from Gedo
-
looooool@Mooge what a analyst, all his sources come from a coffee shop in Nairobi.
-
Wararka qaar ayaa sheegaya in rasaasta ay bilaabatay markii qaar ka mid ah taageerayaasha Farmaajo uu sawirka Madaxweynaha oo qof ku sitay nawaaxiga Sayidka ka xoogeen, dabadeedna dhulka ku riday, taasoo gaari kuwa raaxada ah oo ku sugnaa goobta uu rasaas ku furay, halka Ciidamada sugayay ammaanka dadka dibad baxayay ee taageersanaa Farmaajo ay iyana rasaas fureen. This is what really happened dukie boi
-
Macallinka;855783 wrote: lool@Abwaan . Sxb the guy made a history, he united Somalia period. It’s a new Era, the first time a Politian gets support not because of his Qabiil but because of what he stands for. True laakin he didn't do it all by himself he had a cabinet with great qualities.
-
Burn Notice;855774 wrote: We’ve been told by email via government aides in the Somali capital that President Ahmed is subtly threatening a return to open conflict if his camp loses the top seat. DissidentNation.com Sharif is a disgrace...he needs to thrown out ASAP ...it will be very unfortunate should he continue as President ... I LOL adeer naga daa dee wax aan macquul ahayn baad wadaa, so if sheikh shariif doesn't get elected he will start a conlifct miyaa okay with the support of who? Sheeko ayaad wadaa malaha sheekada coffee shop ka maqashay baa inoo sheegeysaa.
-
-
Popular Contributors