oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=6Wd8FaKQvFY" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. aniga waxaa kula imaaday facts waaye ee ha is indho tirin qof aan adiga ka aheyn SOL maxaa looga wayay ee taageersan Al shabaab? maxey dadka uu arki la'yihiin waxaad adiga ''arkeysid''.. Ciidamada dowladda iyo kuwa madaxda laftirkooda iney qaladaad sameeyaan anaga ma diidani oo waa ka hadalnaa waana ka horjeesanaa, laakin adiga wax kasta oo ay sameeyaan barbaarta waad ku raacdaa
  3. sababta ay uu guuri waayeen waxa waaye sanadka aad ka hadleysid al shabaab daafaha magaalada ay ku sugnaayeen markey dagaaladu ku dhowaatay ceelasha shacabka waa qaxeenoo xamar ay dib ugu laabatay taaso cadeyn uu ah al shabaab in laga saray daafaha magaalada logic,
  4. Damiir hadaad leedahay Maadeey waxaani kama aamuusteen
  5. http://maalmo.com/hees/s/sheekooyin_saaqa-ha-igalin.html Maadeey sheekadaan dhageyso waa sida ay shacabka ugu nool yihiin goobaha Shabaabka.
  6. sxb been alla caaye Magaaladda Muqdisho sida ay uu camirantahay waa kaalay arag dadkii ceelasha Biyaha joogayna Xamar ay so wada aadeen dhismaha socoto,businesska iyo dadka dibedda jooga oo si isdaba joog ku imaanayo ma la beenin karaa, alhamdulilah dheh waryaa!
  7. Ilaahay kheyr ha siiyo Turkida muslimiin dhab waaye oo dhibaatadda muslimiinta lagu hayo uu damqanaayo, i have to find a turkish wife!
  8. horta been alla caaye Maadeey nin xun maha wuxuu shabaab ku arkay aan la yaabay indoctrination xun ayeey uu geysteen oo ilaa iyo hadda ma rumeysno wixii dadka toogta oo isku qarxiyo shacabka iney shabaab yihiin.
  9. Maadeey Guutada Omar Al-Mukhtar halkey ku dambeeyeen?
  10. meesha shufto iyo dad daacad ayaa isbaheysi saameystay waa wax aan waligeed dhicin, lol
  11. Inaaa lilaahi waa inna ileeyhi raajicuun isbaaheysigaan markan maqlay waxaan is dhahay waa arrin wanaagsan, laakin magacyada qaar markaan arkay waan naxay walahi bilahi aan ka bilaabo ''Soo ma hoyde'' kii badda gadi rabay, Galaal,Gacmodheere, sedexdaan musharax dadkiinaan waa taqaantiin gaar ahaan Abwaan sii fiican ayaad uu garanee marka taariikhdooda looma baahno in la sheegsheego. Laakin musharaxa Yaasiin Maaxi Macalin oo sweden ka tagay yaa garanayaa? Hadaba anaa idiin sheegaayo wuxuu yahay horta aan idin ku bilaabo ninkaan inaan idin sheego inaan nahay ehel aad aan isugu dhow nahay, ninkaan dowladda sweden millions ayuu ku dhacay baarnamijyo been been uu wadaa, aniga ayuuba rabay inaan barnaamij isla sameeyno oo aan lacag ka dhacno dowladda sweden. marka uma maleynaayo hadii la doorto which is very unlikely ineysan daqiiqad ku qaadan laheyn inuu soomaliyaa dhan beeciyo walahi bilahi im 100%.
  12. :D Cuntada baan raqiisanhayaa timirta iyo lacag la'aan baa ku dhiibahayaa 3 bilood hahahaha. walahi bilahi umadd ka taalaan nahay
  13. I do not understand Why Hawo Kiin is smiling at 5.00
  14. If he can take a stance against Faroole i will support him ,one of the president qualities is to be Dhexdhexaad he represents the people of Somalia looma baahno nin caadifaad qabiili hayso, i have also been wondering why Gaas doesn't have a major shacbiyan support i mean Farmaajo was pm for 6 month and the somali people in the country and in the diaspora as well loved him.
  15. well Sheikh Shariif and Gaas are both wroking hard, sheikh shariif specially worked hard to get ciidan Tayo leh laakin xagga roadmapka iyo ansixiinta Dastuurka Gaas ayaa credit-kaas leh and nobody can't take that away from him. I agree with you Gaas is one of the best prime-ministers in somalia since the fall of dowladda dhexe together with Farmaajo. The only thing i dont like with Gaas is that he is always being influenced by Faroole, faroole baa markasta cadaadinaayo Gaas so that he can achieve his agendas, otherwise i dont see a problem with Gaas.
  16. I wouldn't do it personally laakin i would let my best friend marry my wife if i died because i know he will take care of her and the kid,,
  17. Chimera keep it up sxb, walahi the likes of you make me proud Ilaahay kheyr ha ku siiyo.