oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Apophis look when they are talking to arabkas boqol qof ayaa ku kor hadlaysaa yaa la dhageysanaa some are even taking pictures thats too much yo
  2. horta dadkaan sii fiican bay yeeleen oo xaquuqdooda bey uu dagaalamayaan iyago wadajir ah laakin they have to act civilizied oo mid mid lo hadlo see waaye
  3. Haatu is that all? Macalinka ciidamada Kenya ayaa duqeeyay. waa amakaag iyo naxdin that nobody dont nobody don't even care about this
  4. ^^ sxb everyone knows Sheikh Shariif will win again no doubt about that, but I as a person favour Dr. Baadiyow that guy has charisma
  5. lool sxb im not defensive walahi waxaan ka yaabay how many thread/posts you have made about shariifka it seems that he is mr Gaas biggest caqabad the way your acting, for me im cool im very confidant with my candidate Dr, Baadiyow
  6. General Duke;856825 wrote: Again it's no more than a soundbite to explain away the sudden departure of Sharif Ahmed. Much like him naming his own districts without following the law. He has been acting irrationally lately.... Duke if you are so secure that Gaas will become the president why are you constantly talking about shariifka, it seems to me you dont have that much confidence with mr Gaas. Act more like Mooge the guy support his guy without attacking other candidates, kudos to him
  7. ''Waxaa la tilmaamayaa in Magaaladda Addis Abeba kulan ku yeelan doonan dhamaan saxiixayaasha Road-mapka islamaarkana ay ka hadli doonan xaalada wadanka iyo sida ay haatan uu socoto'' http://dhacdo.com/main/news.php?readmore=12271
  8. Duke ma lays indho tiraa? saxiixayaasha dhan baa la yiri kaalaya day hada imaada, so ****** leaders xabashi injireey aa ''heshiineyso'' madaxda wadanka, ceeb hadii loo dhiman lahaa dad baa waa hore qabri ku jiri lahaay
  9. Inaa lilaahi waa inna ileeyhi raajicuun, very disturbing Images, I cant believe that almost no somali websites has mentioned this! Caruurtaan saqiirka la xasuuqay miyeeysan soomali aheyn? Warbaahintu maxey ugu aamuustay?
  10. http://somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/2398-innaa-lillaahi-wa-innaa-ileyhi-raajicun-filo-goor-dhaw-sawirada-caruurta-lagu-laayay-kismaayo
  11. Malika;856804 wrote: This is why Somalis will never move forward - when those whom brought Somalia to its knees cant be condemned for what they have done without it turning to 'your uncle, my uncle, your atheero , my atheero...for Godsake - waa pathetic arguments! +1
  12. ka qaleeya abwaan dadoow see waaye goobitaanka maxaa waa waah
  13. Mogadishu Youth Leaders in a Campaign Strategy Meeting
  14. Jacpher lool allahu Aclam, nice to see you back where have you been?
  15. One of the campaign posters being put up in Mogadishu, Somalia by dedicated young volunteers for the election on August 20th 2012.
  16. lool kulahaa PHD in fadhi ku dirir wax waalan! Soo dhaaf baraxoow lol magacaaba ii dilay