oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
-
-
Musharaxa Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo caawa afur u sameeyay ciidamadii naafada xooga Dalka soomaaliyeed kuwaasi oo Ku Naafoobay dagaaladii Soomaaliya iyo Ethiopia 77 afurka kadib Mr Farmajo oo Saaxaafada la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada naafada ay xaquuq gooni ah Ku Leeyihiin dalka waxaa uu sheegay in hadii uu ku guuleeysto xilka madaxtinimo ee Somalia ay ciidamadaasi helidoonaan xaquuqdi ay lahaayeen asagoona intaasi raaciyay in uu ku kalsoon yahay doorashada uu galayo beesha caalamkana ay ogtahay soomaalida waxa ay rabto iyo cida waxqabaneeyso. musharaxa Farmaajo ayaa maalmo kahor soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoona ay soo dhaweyeen dadweyne aad ufara badan kuwaasi oo tageeraya musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee soomaliya.
-
Okay sis! ameen to your du'aa.
-
Aaliyyah;857214 wrote: LOL@ Oba ..walaal waxba kama qabo nin qabiilkaas ka dhashay haduu diin leeyahay aminsanyahayna midnimada somaliyeeed ee muqadaska ah. (hadaan yara kaftomna anba nimankas qurux saaid ah baa lugu sheegay oo aan horay u maqlay adna kor ku xustay marka waaba mr perfectkii aan radinayey lol) Bravo saasan ka rabaa!! iga war sug lol
-
true dat!! ps. Aan kula kaftamee, diyaar ma uu tahay in nin cidahaas aan ku doono saa uu arko waxa aad sheegeysid iney wax ka jiraan.
-
^^ waa runtaada aniga i believe dadkaas walahi iney yihiin dadka ugu qurxoon ee soomaalida to be honest, i heard waliba sababta lo yaso waxaa waaye waligood ma aysan sheegan arab arab descendants ama sheeko maryooleeyda marka dadkaan kale waa qaadan waayeen'' laangaab'' waaye cml ee sheekada so galiyeen, marka dadkaan waa soomaalida rasmiga aheyd who are proud for what they are, god bless them ilaahayna haka dulqaado dhibaatada heysato.
-
^^ sxb Dr. Baadiyow and Sheikh shariif are both educated, Baadiyow has a PHD in Modern Islamic History, he also was a Assistent lecturer in Somalia national university 1981-83, and sheikh shariif who studied macallinimo , geography ,in Sudan. But Abdiweli may have the best education but he has no charisma, look at Dr. Baadiyow when he speaks,
-
somalida intooda badan waa fake natonalists thats what i hate most, shir ba la jooga waala sabcinaa, saas aan yeeleyna. ha noolaato aa la leeyahay kedib guryaha baa la aada waa mashruuc caadi waan ka yaabay, hypocrites aabahiis, this is a perfect example, war hadal badan wax ma taraaye ee run hadey idinka tahay ( 99% unlikely) gabdhahiina siiyaa dadkaas, hadii kalena shib dhahaa, wabilahi towfiiq.
-
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
horta is the samosa still banned in AS land? -
General Duke;857138 wrote: Oba Adeer you of all people should not be speaking. You are one of the biggest clan supporters of Sharif Ahmed, Nur Cade & now Baadiyow all because they happen to be from.. As for defending rampage his attack was a lie and the video as well as the fact that Prof Abdiweli is a graduate of Somalia University proves it. Thus if you will attack the man at least bring a credible line of attack. As for you, I know you are burning inside and your outburst here is proof. You don't see me in a Baadiyow thread talking rubbish about the man. Now why are you here again? Duke sxb i do support Shariif and Baadiyow two extraordinary men but atleast i have the moral to oppose the likes of Geedi and salaad ali jeelle, for example if you want me to act the way you do your a clan hater just because you dont like shariif ahmed, that way of thinking doesn't make sense walahi.
-
Acuudi Bilaahi Minaa Sheydani Rajiim, sheydanka iska naar, hawdgirl! General Duke naga daa dee, If someone critisize Gaas he is suffering from Clan hate but it is okey to critisize Farmaajo, Shariif,Shariif hassan and the rest that doesn't hail from PL, what a hypocrite this not the first time i see you using that term, sxb these are all public figures abdiweli aint the clan spokesman.
-
good stuff Aw-Baraxoow
-
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
lol give me a reason to be angry -
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
^^ Raali ahoow Mugaas Hotel ramadaan aan aag ugu jirnay. -
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
looooooooooooooooool@ xaaji that guy is a moron ilaahay caqli badan horta ma siin -
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
^^ I hope thats the case we dont need ignorant thugs to be the president. -
Mashallah Somalia now we are getting somewhere atleast. Kudos to you!
-
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
looooool yaa xanaaqay i was just stating the truth, walahi i didn't even know salaad ali jeelle was running for president before i saw this thread laakin why should i be surprised everryone is running. this is getting cray. -
Somalia son, Nobody hates Aideed more than i do believe me but isn't it hypocritical to blame Aideed to be a ruthless killer and yet not mentioning the acts of Morgan who i believe aint better than Aideed, thats what i mean with clan perspectives,
-
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
Mooge unlike you guys I dont support everyone from my clan. -
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;856979 wrote: There should be 'elections' every year. Dadka Xamar degan ayaa ka nimceystay bilooyinkaan u dambeeye. Meesha ayee soo camiroyaan to get their free meals of food iyo waxyaabaha kale. Ninkaan aan sida kursiga loogu fadhiisto xataa garaneynin ayaa musharax ah. -
the problem here is everyone is seeing the history through their clan perspective marka is jiid jiid leh maahine wax kaloo kordhaaya aaba iska yar.
-
KDF ships cowardly shell kismayo and kill children (pics)
oba hiloowlow replied to Maaddeey's topic in Politics
Maaddeey;856926 wrote: Sxb, with all due respect, inaadan thread ka sameynin baa fiicnayd, what is: 'kismaayo oo ciyaal lagu xasuuqay'!!, yaa xasuuqay/ inaad afka ku ballaariso miyaad ka baqaysaa?, cinwaanka in laga fahmi karo aa la rabaa waxa body-ga ku jira. Lakin waan kugu raacsanahay in warkan oo kale media-ha sheegin, thats why I made a thread called: 'the news they don't want you to know'. Abwaan, ma shaki baa kaaga jira iney run tahay?. orod dadkii jubooyinka joogay ee sheekadii kale kuu sheegay wareyso!. Teeda kale madax wax iska dhici kara Siad Barre, Caydiid (af & addin) iyo c/qasim (af kaliya) aa u dambeeyey. everyone knows it was those kikuyu animals marka wax laga baqaayo maleh kenya iney fuuleyaal yihiin oo shacabka ka adag yihiin kaliya wax cusub ma aha
-
Popular Contributors