oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Malmö is located in the south of the country, lol the name mohamed is the second most common name in that city so iska ilow skinheads iney xata kuso dhawaadaan.. the skinheads waxey joogaan tuuloyinka kaliya..
-
Chimera your tripping that shit can never happen in malmö and the big cities walahi, maybe tuulooyinka
-
waxaa dhibkaan keenay waa right-wing oo wadanka heysto gaar ahaan Xisbiga moderaterna isbedelo badan ayeey sameeyeen oo sameeyaay danyar badan oo swedish marka arintaan waxaa ka faa'ideysanaya urur cunsuri oo la yiraahdo Sverige demokraterna, propoganda badan ayeey ka sameeynaayan Ajaaniibta. arinta waa kaa, xitaa marka aniga iyo familkey sweden so galaaynee in the 90s wakhti dhaqaallaha liidatay aheyd ururo Nazi badan ayaa jiray oo dhibaateeyn jiray dadka ajaaniibta. Hadana qaladaad baa jiro oo soomaalida galayaan oo sii murgineyso xaaladda sida ceydha oo qaabab xun loogu raadsanayo naag nin leh baa dhaheyso single mother aan ahay iyadana lacag bey qaadanee asigana gooni buu wixiisa uu qadanaa, taa waa la ogaaday, iyo percentage ka soomaalida oo shaqeeya oo aad uu yar hadii lala barbardhigo ajaaniibta kale laakin tani fuel uun bey kusii daree mooye the main problem waa dowladda hadda wadanka uu taliso.
-
Samafal;861063 wrote: Oba adiga marka aad gar qaadaysid waa inaad haysaa xogta iyo dooda ay kala wataan labada kooxood. Hada hal koox website qabiileed ay wax kusoo qoreen baad noo keentay ee noo keen dooda kooxda kale si aan dhagaysano ama adiguba aad igu qanacdo. Hadii kale sheekadu waa " ina akhii la tuscun wa tiscuun nacja wali nacjatun waaxida faqaala akfilnihaa wacazanii filkhitaab. Qaala laqad dhalamaka bisuaali nacjactika...". Thats the thing Guddiga Farsamadda is doing sneaky stuff waxaa laga rabo kaliya waa iney caddeeyaan sababta dib loogu celiyay 3daan ruux sida la ogyahay criteriada waa buuxiyeen, laakin meeshan cadaaladd maa laga filahaa Shariif sakiin oo dugsi dhexe xitaa kaso bixin ayaa liiska ku jiro.
-
General Duke;861055 wrote: Sharif Ahmed is out of his depth... This has nothing to do with Shariif Ahmed.
-
Samafal;861054 wrote: Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu What are you on about sxb? Kuma fahansani,
-
Fanaanka maxamuud goox qarboosh oo goordhow ku geeryooday Nairobi AUN
-
Somalia adeer aan taageernee horta waa qoloma?
-
well sxb these 3 members oo kala ah: 1. Engineer Abdullahi Ali Ahmed Jim'aale 2. Hassan Sheikh Mohamud Alasow 3. Saida Ali Raghe Mohamud guddiga farsamada ayaa dib uu celinaayo 24 7 bilaa sabab, so believe me they have their reasons to be upset, almiino one reason xitaa maxey uu keeni waayen guddigu? It's like their messing with them, say walahi other tribes wouldn't feel the same? Maanta Soomaaliya uma baahan dagaal sokeeye balse haddii la dhegaysan waayo tala soo jeedinta iyo hannaanka wanaagsan ee dhabaha iyo tubta Nabadda wixii lagu heshiiyeyna laga baxo waxaa iman in caawaaqtib xumo laga kulmo waxaana iman doonta in lays weydiiyo maalin aan maanta ahayn. sii fiican haloo dhuuxo hadalkaan
-
Mooge;860918 wrote: Zack that story is like those nairobi stories that say Ghandi's favorite meat is pork. doofaarna wu u egyahay bay yirahdan. lool. i don't know how true his eating habits is but it looks like pure nacnac ninyoow. loool. remember that other nairobi story that said shariif was sodomized by US agents the day he was picked up at the Somali-Kenya border and they video-taped him. that is why shariif turned in so much information about shabaab and abandoned them and if he rejoins Alshabaab the US will release the male-sex video tape and his life is over. there is another one that said Galeyr is an illegitimate child of MJ from Wardheer (b-yhan) and that is where his hate for mj clan stems from. loool another one oo oranaysa siilaanyo used to have a boyfriend in the UK and most people who know him his shameful past. loool somalidu wa wax waalan. caydu meel walbay taala ninyoow. loool looooooooooooooooooooooooooooooooooooooool creative Mofos iga dheh
-
Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan beelaha Mudulood inay si wada jir ah Cod uga soo saaraan shakhsiyaadka ku tumanayaa shuruucda dalka ee doonaya inay mugdi geliyaan nabadda yare e deegaamada beesha ka soo iftiintay waa inay dhinac looga soo wada jeesta Qoladan isku magacoowda Guddiga Farsamada ee damacsan inay hummaaga iyo mugdiga geliyaan hanaanka iyo nidaamka Dowladeed ee maanta dadku ku diirsadaan. Waxaan ugu baaqaynaa Xildhibaanada cusub inay iskaga baxaan Golaha Baarlamaanka haddii aysan jirin qiimayn iyo wanaag, waxaan kale oo ugu baaqayna beelaha walaalaha ah iyo kuwa aan deriska nahay inay meel uga soo wada jeestaan dadka doonaya inay fuliyaan danaha gaar ahaaneed ee laga soo abaabulayo dibadaha iyo gobolada dalka. Maanta Soomaaliya uma baahan dagaal sokeeye balse haddii la dhegaysan waayo tala soo jeedinta iyo hannaanka wanaagsan ee dhabaha iyo tubta Nabadda wixii lagu heshiiyeyna laga baxo waxaa iman in caawaaqtib xumo laga kulmo waxaana iman doonta in lays weydiiyo maalin aan maanta ahayn. Waxaan mar kale ku celinaynaa in dhamaan beelaha Mudullood , Waxgaradka , aqoonyahanka, Culumada, Dhalinyarada , Haweenka, meel kasta oo ay joogaan inay go’aan mideysan ka qaataan Aragtida guracan ee shaqsiyaadka sida xun wax u doonayaan ka dhex maleegayaan deegaamadooda, nimanka doonaya inay dalkooda iyo deegaankooda fowdo iyo amnidaro ka soo abaabulaan oo dedaalkii mudada la waday cidla ku baylihiin , ogaada in nin walba deegaankiisu nabad u yahay meesha uu doonayo inuu ku gorgortamaana ay tahay gurigiina, Dowlad Soomaaliyeed ninkaan doonayn, Codkiina iyo dareenkiina qiimaynayn waa inaad kor iyo hoosba ugu sheegtaan inaydaan ka aqbalayn, in gurigiina dab laga shido. Hore ayaa diin iyo dagaal sokeeye loogu dhameeyey maatadiina ilaa maantana dab ka holcayaa deegaamadiina waa inaad ilaashataan nabaddiina oo aan af iyo adinba kala hortagtaan , dadka laga soo dirayo gobolada kale ee doonaya inay nabaddiina iyo deegaamadiina halis geliyaan. Nina xaq uma laha dagaal uu deegaankiisa ka soo raray inuu Muqdisho ka abaabulo, cod aanu ka dhihi Karin deegaankiisana uu ka dhaho dalkiina, haddii Dowlada maanta jirta aad maanta difaaci weydaan oo aad qadiyada dowladnimo ilaashan waydaan waxaad ogaataan nimanka Airporka ku xaraysan inay diyaarada ugu horeysa ka raacayaan, kuwa dibada ka yimidna ay dib ugu noqonayaan dhulalkay ka yimaadeen . Waxaan ugu baaqaynaa duubabka beelaha Mudullood inay ka soo saaraan, xildhibaanada beelaha Mudulloodna mawqif cad iska taagaan, dheeliga iyo dhantaalka lagu hayo nabadda iyo hanaanka dowladeed, haddii taladii Madaxda la diiday, taladdii Maxkamada la diiday, Taladii bulshada Caalamka la diiday waxaa la doonayaa waa dagaal iyo in dib loo huriyo colaad iyo kala guur. Digtooniya lagu socdaa, damac aduunyo waa danbee Niman dantiina doonahayn, idina diida doonistiis Dagaal sokeeye kii raboow, dalkaad ka timid dib u aad Muddullood Diaspora Forum(MDF) Mudullood Youth Leadership Circle (MYLC) Mudullood Action Group(MAG) Mudullood Awareness Organisation(MAO) golahawacyigelinta@gmail.com
-
Aaliyyah;861019 wrote: LOL. That is good, as long as they don't think you two are twins. lool i guess...
-
hayaay hadde now Mooge has lost credability ninkii maslax la shaaheyn jiray nin culus baan uu haystay ileen he is quoting raxanreeb,shacabkamedia,dayniile asoow leeyahay fresh news from the coffee shops,, ar mooge ka daa dee boowe
-
Somali girls that were sent to Turkey to study escape.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in General
Wyre Widaay ciyaalkaan caqli badan maleh horta waa iska ciyaal uun, meeha ay uu ordooyaan waa laga qeyliyohaaya, sxb Ceydh intay qaadan lahaayeen iyago wax bartay ay dalkoodi ku laaban kareen aseey nolol fiican ku noolaan lahaayeen, laakin hala sii daayo mar un ayuka shaleeyhaayee -
Oi Ngonge ka sheekey goal-kii Suarez
-
:D
-
Abwaan so u mean that Nairobi fadhi ku dirir is actually wararka dayniile and co,,
-
well true dat we maryooleey look the same i have a friend people always think we are brothers lol.
-
seriously dee they look like eachother
-
^^ LOL, Aaliyyah sheekada fahan dee
-
Somali girls that were sent to Turkey to study escape.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in General
Somalia ha loogu celiyo toos fursad fiican baa la siiyay markaasey sidani ugu cayaareen mustaqbalkooda.
-
Popular Contributors