oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Mooge;861761 wrote: sakiin wanted to take out Abddiweli and he became a victim. loool. as far as im concerned he wanted to take out sheikh shariif as well bro marka meeshan coalition baaka jiray
  2. I told you before if Sakiin is out im satisfied,!!! waa guul uu so hooyatay shacbiga somaliyeed!!
  3. General Duke;861570 wrote: Oba & myself are from the same clan today.. LOL
  4. loool chillax people beri aan arkeeynaa noo need for these rumours..
  5. Mooge inshallah kheir beri maalin taarikhii bey noqon sakiin hawadda ayuu ka baxayaa
  6. Shariif sakiin ninkaas waa in xabsi la geliyaa habaar qabe. Mooge do you think doorashadda guddomiyaha iney beri dhici doonto? What is the Nairobi fadhi ku dirir saying?
  7. Mooge thats true sxb, this man has done a lot of efforts in mogadishu since the 90s waa halyeey. Xiinfaniin sxb xaaladda waa is bedeshay, kolkaan dowladdnimo ayaa lo bisil yahay,
  8. waakaa Abwaan waad keentay,Baadiyow is the only one who can compete with Shariif,Gaas and Sakiin this man has alot of shacbi behind him.
  9. Mooge;861479 wrote: Where is my friend Oba? Does Baadiyoow have any votes horta? is he even making progress? Ar mooge waan joogaa Baadiyow is doing great he has votes from different clans as Abwaan said he's top 5 dadka ugu cadcad . this pic was taken this week where Al Islaax said they are going to support him.
  10. Abdi2005;861393 wrote: Thats how ignorent people think, maybe thats part of the shababs strategy not to fight now?! with the support of whom will they fight? If you lose the support from shacbiga your done, hasta la vista baby.
  11. Abdi they are weak al shabaab sanad ay xamar ka maqantahay and yet waxba ma suubin, do u remember when AY captured xamar the muqawamada started attack within a month, marka raggan awood maleh
  12. malistar2012;861242 wrote: The race for kismayo is ending . I wonder which force will reach kismayo first ? My bet is on Amisom loool, kenya aint doing a shit, thats good though we all know their hidden Agenda
  13. (RM:-27-08-2012):—– Ciidamada Qalabka Sida Ee Soomaaliyeed oo Kaashanaya kuwa Amisom ayaa maanta si Buuxda ula wareegay gacan ku heynta Magaalada Marka ee xarunta Gobalka shabeelaha Hoose Halkaas oo Haatan Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ciidanka Qalabka Siday ay ka wadaan Howlgaalo Amaanka Lagu Xaqiijinaayo. Ciidamadani oo saakay waabarigii ka ruuqaansaday deegaanka KM-60 ee gobolka Sh/hoose,waxaana ka hor qabashada magaalada Marka ciidamadu xaqiijinyeen ammaanka deegaanada Ceel Wareegoow,Kali Caafimaad iyo weliba Buufoow oo ka wada tirsan gobolka Sh/hoose. Abaaro 12-kii duhurnimo ee manta ayeey ciidamada waxaa ay si buuxda ula wareegeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose,waxaana haatan baaritaano xoogan oo lagu baadi goobayo haraadiga horjoogayaasha kooxda Al qaacidada Soomaaliya eek u dhuumaaleeysanaya gudaha xaafadaha magaalada Marka,waxana howlgalada baaritaanada si gaar ah u fulinaya ciidamada Xooga dalka gaar ahaan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan. Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa midowga Africa ee AMISOM,waxaa ay isku fidiyeen deegaano farabadan oo hoos taga magaalada Marka halkaasi oo ay ku raad joogaan firxadka horjoogayaasha Al shabaab iyo maleeshiyaadka ay marin habaabiyeen. Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM marka ay gudaha u galayeen magaalada Marka kalama kulmi wax iska cabin ah oo kaga yimaada maleeshiyaadka Al qaacidada Soomaaliya kuwaasi oo ka cabsaday una babacdhigi waayay quwada xoogan ee ku wajahneeyd bilaabayna in ay isaga carararan magaalada Marka iyo deegaanada ku xeeran. Kahor inta aysan isaga baxsan magaalada Marka waxaa ay saaka dileen dad rayid ah oo ka mid ha dadka ku nool magalada Marka oo gaarayay illaa 5-dhalinyaro ah kuwaasi oo qeyb ka ahaa dadka ay gabadoodfalada ka baxsan bini’aadanimada u geysanayee maleeshiyaadka gabaloodku sii liicayo. Dadka ku nool deegaanada hoos taga magaalada Marka iyo gudaha magaalada waxaa ay maanta u tahay maalin ciida ah maadama laga dul qaaday cadaasi iyo dhibaato xoogan oo ay ku hayeen kooxda Al qaacidada Soomaaliya,waxaana ay caleemo qoyan iyo niyad sami sacab dheeri ah ku soo dhaweynayaan ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya kuwaa oo qaadayay heeso soo dhaweyn u badanaa. Marka sawir buxda laga bixiyo muuqaalka magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh/hoose ee maanta ciidamada qalabka sida la wareegeen,waxaa ka muuqanayay saameeynta uu ku reebay fikirkii Alqaacidada Soomaaliya,waxaadna kaga bogan doontaan sawirada quruxda badan ee aan ka soo qaadno insha’allaah.
  14. lool duke i agree with you this is biased lol galaydh looks like a kid or something.
  15. Ciidamada dowlada oo la wareegay gacan ku heynta xarunta gobolka Sh/hoose ee Marka Ciidamada dowlada oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa la wareegay guud ahaan gacan ku heynta xarunta gobolka Sh/hoose ee Marka kadib markii saaka ay u ruuuqaansadeen dhankaasi. Ciidamada Qalabka sida ee dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saakay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo ka waday deegaano hoos taga magaalada Marka ayaa ugu danbeyn gacanta ku dhigay magaalada Marka waxaana haatan ciidamadu ka dhex wadaan xaafadaha magaaladasi howlgalo ammaanka lagu xaqiiijinayo. Dadweynaha ku nool magaalada Marka ayaa Caleemo qoyana iyo sacab ay ku soo dhaweyay ciidamada iyagoo aad ugu faraxsan soo gaaridooda mar hadii iminka ay ka bexeen gacantii cadawga Alqaacidada ee in dhawaalaba dhibaatada ku hayay. warkaasi oo dhameystiran iyo sawiraba kala soco Radio Muqdisho Insha’allaah
  16. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow gaaray halka lagu magacaabo Ceel-Jaalle oo ku taal afaafka hore Magaalada Marka, iyadoo Ciidamada huwanta aanay wali gudaha u gelin magaalada. Sida ay sheegayaan wararka dagaalo culus oo saaka ka dhacay deegaano u dhaxeeya Shalanbood iyo Lambar Lixdan ayaa kadib Ciidamada dowladda u suura gashay inay qabsadaan deegaano dhowr ah. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada isbaheysanaya ay dagaal xoogan kala kulmeen deegaanka Ceel wareegow, halkaasoo dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay jidka ugu hortageen. Ciidamada isbaheysanaya oo dhowr wado ku kala socday ayaa ugu dambeyn duhurnimadii maanta ay gaareen degmada Shalanbood oo ah degmo muhiim ah. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Xaamud ayaa sheegay inay soo dhamaatay howshii Marka, isla markaana Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay gacanta ku dhigeen degmada, inkastoo uu ka gaabsaday inuu faah faahin ka bixiyo dagaalada ka dhacay deegaanada saaka weerarka ku qaadeen. Dagaalyahanada Al-Shabaab iyo saraakiishooda ayaa isaga baxay magaalada Marka saaka aroortii, markii gulufka dagaal uu ku soo dhowaaday, waxaana ka hor inta aanay ka bixin ay ku dileen Kooxo Hubeysan ilaa afar ruux oo ay ku jireen dad Ganacsato ah. Xaalada magaalada Marka ayaa ah mid kacsan, waxaana xiran dhamaan goobaha ganacsiga, iyadoo ay jiraan dad isaga baxay oo tuulooyinka hoos-yimaada u cararay. Deegaanka Ceel-Jaalle ayaa aheyd xarun lagu tababaro Ardayda ka soo qalin jebisa Dugsiga Sare xilligii dowladii hore. La soco wixii ku soo kordha
  17. ^^ Damn tuulooyinka waa laga fogaada a lot haters over there.. True dat NY threadkiisa a lot hatred lee sii dhalee, but i doubt skinheads visit SOL lol. I remember in 98 me and my friends mostly Somalis,bosnians and arabs use to fight those skinheads our own age, the funny thing with swedish people is that they are cowards one against one ma yaqaaniin lol, group attack ay kasaayan lee