oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Wiil cusub did u know that soqotra is one of the pirate bases
  2. Good stuff i can just imagine that lying in bed shouting '' Naa Xaliimo shaahii mee?'' Hadda Instead waxaa lagu leeyahay Kushiinka tag is deber
  3. Somalia wait a minute, are Azania and Jubbaland united now? Wow
  4. woow almost forgot that i remember everytime a relative or a friend was goin back home we had to make these casettes ,we even had scripts to follow lool
  5. http://www.midnimo.com/2012/08/30/al-shabaab-oo-faarujisay-kismaayo/
  6. Wararka ka’imaanaya magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahanada Al-shabaab ay xalay faarujiyeen magaalada kadib markii lasheegan in ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya ay magaalada kaga soo wajahanyihiin 3-jiho. Ciidamada doowlada Iyo kuwa Kenya ayaa lasheegay in aay hada ku suganyihiin meel magaalada kismaayo ujirta wax kayar 25km,sidookale waxaaa lasheegayaa in dhanka xeebtana ay kusoo dhowaadeen maraakiib dagaal oo lasheegay ineey qeyb kayihiin duulaanka Kismaayo. Dad kusugan gudaha magaalada ayaa warbaahinta usheegay in Ciidamadii Al-shabaab ee dhufeyska kasameystay afaafka hore ee magaalada ay xalay faarujiyeen kadib markii ay kabaqeen duqeynta diyaaradaha qumaatiga ukaca kuwaaasoo iyagana lasheegay ineey qeyb kayihiin dagaalka. AL-Shabaab waxaa hada so wajahaya guul darooyin is xigxiga,waxaana hadii magaalada Kismaayo laga qabsado ay kadhigantahay ineey lumiyeen magaalo aad muhiim ugu ah isla markaasna uu kasoo gali jiray daqliga ugu badan ee ay ku maalgaliyaan hoowlahooda qarbudaada iyo isqarxinta kusaabsan.
  7. H.E Amiirul mu'mineen Al sheikh Shariif The Legend who liberated Mogadishu TWICE!
  8. ^^ walahi you guys are pure comedy
  9. whatever makes you sleep at night....
  10. indeed dukie shacabkamedia, really, it's that bad huh
  11. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa u hambalyeey guddoonka cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya isagoo dhinaca kale tallaabo taariikhi ah ku tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay 42 sano kaddib ku guuleystaan inay baarlamaan ku doortaan waddankooda. Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen madaxweyne Shariif, guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen iyo guddoomiyihii KMG ahaa ee Baarlamaanka, ayuu madaxweyne Shariif ku sheegay in howl wanaagsan ay qabteen mudaneyaasha Baarlamaanka iyo guddigii doorashada isla markaana la doonayo in howsha dhimman la dhammeystiro. “Waa taariikh cusub oo Soomaaliya u bilaabaneysa, waxaana rajeyneynaa hadduu Alle idmo inay sidaas isu dabo socoto, dowladda soo socotana ay noqoto middii Soomaaliya ay uga baxeysay dhibaatooyinkii faraha badnaa ee soo gaaray, horumarka jirana dhammeystiri lahayd” ayuu yiri madaxweyne Shariif Sheekh Axmed. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo shirka jara’id ka hadlay ayaa sheegay in doorashadii dhacday ay ahayd mid taariikhi ah, baarlamaanka cusubna uu yahay mid tayo leh oo wax badan ka qaban doono xaaladaha waddanka ka jira. “Waxaan filayaa baarlamaankani inuu yahay baarlamaan aad u fiican, waxaan hubaa inuu noqon doono mid ku tallaabsada in isbedel uu Soomaliya gaarsiiyo iyo xasilooni siyaasadeed hadduu Alle idmo” ayuu yiri Prof. Jawaari. Gudoomiyaha cusub Prof. Jawaari ayaa si KMG ah loo dejiyay Guri ku dhow Madaxtooyada, inta uu ka degayo guriga rasmiga ee Gudoomiyaha Baarlamaanka la dajiyo, kaasoo uu haatan si KMG ah u degan yahay Gudoomiyihii hore Shariif Xasan. Shacabka Soomaaliyed ayaa soo dhoweeyay Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, Prof, Jawaari oo ku tilmaamay nin aan ka qeyb qaadan dagaaladii sokeeye ee dalka ka jiray. Prof. Jawaari waa 66-sano jir, Dowladii hore ayuu xil wasiir iyo agaasimayaal ka soo noqday, waxaana mudadii bur burka uu degnaa dalka Norway oo uu Macalin ka ahaa Dugsiyada dalkaas ku yiil. Baarlamaanka cusub ayaa la filayaa inuu soo doorto Madaxweyne cusub, xilli musharaxiin fara badan ay u taagan yihiin xilka madaxtinimada Soomaaliya.
  12. Aaheey, well maryooleeyda madaxooda waxaa register ugu jiro sida somalia caruurta loogu fasaxi jiray let this be a digniin for all somali parents