oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Maadeey walahi bilahi this is the joke of the year :D
  2. somalia is doomed looks like shariif ahmed is winning
  3. Generale thanks sxb i appreciate it, I only want whats best for this country.
  4. Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Shariif Sheekh Axmed ayaa ka bilaabay magaalada Muqdisho ololihii u dambeeyay ee doorashada, waxaana socda isbaheysi xoog leh oo ku aadan sidii mar kale uu u noqon lahaa Madaxweynaha. Isbaheysiga ayaa waxaa qeyb ka ah Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay isku soo dhowaadeen Shariif Sheekh Axmed, iyadoo maalmihii u dambeeyay Muqdisho ay si toos ah ugu kulmeen labadan rafiiq ee horay isugu dhowaa, balse markii dambe siyaasada ku kala aragti duwanaaday. tani baa iga xanaajisay
  5. Maadeey last time was emotional, kolkaan hadaan sii taageero doofaar doofaar dhalaan ahay
  6. sxb i always point out the truth marna baadil ma raaco anigu, shalay sakiin baan wax ka sheegaye hadii ay shariif isku dhowaadeen oo aan raaco sow hypocrite sow ma ahi, sakiin wuxuu yahay cidkasta og qofkii heshiis la galaa waxba ma dhaamo marka ilaahay labadaan nin shartooda ha naga mootiyo
  7. Salaam Solers! Im here to announce that i am no longer a Shariif Ahmed supporter due to his relations with Sakiin, this is just unacceptable and i hope he loses the election tomorrow walahi. Sheikh Shariif uniting with Sakiin shows us that he doesn't care about what's best for this country. Marka Xaq iyo Baadil waa in la kala saaro and Shariif is clearly baadil wixiisa.
  8. lol@ film title, somali bantu films.
  9. Thats dikri waryaa! haku cayaarin dikriga
  10. adi sxb naftaada been ha u sheegin siyaasad dhiigaada ee ku jirtaa
  11. Our culture is unique, we must preserve it!!!
  12. Mooge adi xaa ku siyaasada lol ninyahow Afhayeenka Dowladda aad uu qalantaa Jacpher: waa uu jeeda sxbkeen
  13. Somalias thread About Jariiban Nomads inspired me to do this thread.