oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Abtigiis sxb waaka taala i recommend you to read this book :D
-
Fannaanka Super Khaalid iyo Bashiir Mursal Ciise oo Xaafuun lagu xiray
oba hiloowlow replied to Cawaale's topic in General
^^ belo reer pirate ha so daayaan rapido, smh i told them to go to xamar instead walahi -
Fannaanka Super Khaalid iyo Bashiir Mursal Ciise oo Xaafuun lagu xiray
oba hiloowlow replied to Cawaale's topic in General
Khaalid Abuukar is my friend and neighbour aad baan ugu xumaaday markii la ii sheegay -
Uztaad waa sidaad sheegtay wallee salafiyiinta waa dadka ugu laba wajiilesan, Magaca ilaahan kugu dhaarshe beri baan Mu'tamarka weyn e gothenburg tagay oo wadaado sida Abdiriishiid Suufi, Abyad, Umul iyo dad kale farabadani joogeen, wiil ka mid ah dhalinyaradda Masaajidkaas ugu ''Akhyarsaan'' oo dadka wacdinaye oo waliba aniga maalintoo dhan ii wacdinaye hadaan ku dhaho Club ayaan ku arkay week kedib ma ii rumeysanee, waliba gacanta ku haye dhalo Beer ma iga rumeysanee ilaahay baa markhaati iga ah.
-
This is one of my favourite Nebi Amaan's, I was in this mowliid 2011 along with Sheikh Muuse Cadde from Holland
-
Mashallahi tabaarak Yaa Akhii thanks for sharing min kära broder!
-
Alshabaab back in kismayo with thousands of troops
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Huwanta oo ku soo wajahnaa magaalada ay dib u gurasho sameeyeen, inkastoo wali xiisada ka taagan tahay duleedyada magaalada Kismaayo, hadana waxaa jiray dagaalo goos goos ahaa oo shalay dhacay. Looks like the Kenyans got scared and retreated............. -
This pic was posted by AbdiAziz Maahay and this is what he wrote when he posted the above pic. * When you do Humanitarian care like Somali president Hon Prof. Hassan Sheikh Mohamud who is giving Murayo Ali 1500 Dollars to fly to USA. He did not know he will be president but he knew the duty to care his people. InshaAllah Allah will guide him and help him in his duty. So what does this picture tell you?**** Thank you so much Hon President Hassan Sheikh Mohamud for being great example and leader. This picture is from 2006, share it in your wall
-
Wyre Rageedi Omar teesiyow is the new Ahmed Shariif killer ma ila aragtay
-
Alshabaab back in kismayo with thousands of troops
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dont underestimate the Power of Barbaarta been ha isku sheegina imagine barbaarta xamar,Baydhabo,Beledweyne,Balcad,Warsheikh,Merca,Afgooye baneeye oo xoogooda isku geeyey Kismaayo ciyaar ciyaar maha saqiirka shalay dhashay waa ogyahay ineysan uu daaheeyn Kenyaanka sidii rooti cml ay uu go-goosahayaan -
A_Khadar;871073 wrote: ^^ War ha isku kicin dhiiga, there is a reason for every madness! May be there is another reason(s) bigger and more important than race and money that she may have chosen for the Jamecian dude over the somali dude. Wax fahan ninyahow you sound like reer magaale but you're acting unlike waa kusee .lol.. ... Nicca please those girls are attention-seekers they wanna make a revolt against the Somali Community and the irony is that those girls gets divorces by the foreigners markii laga daneystoo. Serves them right too belo idinku dhac.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;871189 wrote: Why was Shariifka not suitable as well? Whatever he accomplished tan Shariifka accomplished ka badan. So was Farmaajo. Why not bring back Farmaajo then asagana? He was the one who started this whole process oo dadka rajadooda soo kiciye. Eniwey, Soomaali needs a new fool. Uma maleynaayi madaxweynahaan cusub in uu soo celinaayo wajigii hore while at the same time there is a new guddoomiye baarlamaan, new kuxigeeno and new madaxweyne.
-
-
President Hassan about the Shariif accusations
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
A_Khadar this is my man God Bless our President Hassan Sheikh Mahmoud, -
Puntland citizenship cards is this Federalism ??
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
is this even allowed according to the Constitution? Dowladda Dhexe baa laga rabaa iney arimahaan hergeliyaan -
President Hassan about the Shariif accusations
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
people Mooge wants a puppet president wax walbaaba Haye dhahaayo, Mooge time has changed there is no TFG -
President Hassan about the Shariif accusations
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Siyaasi hadiis is waalan kenyaatiga waa leeska qabahaa lee -
President Hassan about the Shariif accusations
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
“Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya Sheekh Shariif waa shaqsi soo qabtay mas’uuliyada dalka waxa uu naga mudan yahay xushmad dowladda Soomaaliya waxaa ka saaran Mas’uuliyada in ay dhowrto sharafta Madaxweynihii hore umana dul qaadan doono in meel looga dhaco sharaftiisa shacabka iyo dowladda Soomaaliya waa uu ku weyn yahay Madaxweynihii hore” ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Spoke like a true president and sent a clear message to Kenya -
Boocame Online- Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay eedeynta loo soo jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaas oo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay qaraxii ka dhacay Hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxrooyada Qaranka ayaa waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ay tahay nasiib daro eedeyntii loo soo jeediyay Madaxweynihii hore waxa uuna xusay in ay xiriir la sameeyeen qaar ka mid ah madaxda dowladda Kenya ayna u sheegeen in warkaasi uu yahay mid qalad ah kana bixin doonaan raaligen buuxdo. “Waa in ay cadeeyeen wararkii ay qoreen warbaahin dalka Kenya Sheekh Shariif waa shaqsi soo qabtay mas’uuliyada dalka waxa uu naga mudan yahay xushmad dowladda Soomaaliya waxaa ka saaran Mas’uuliyada in ay dhowrto sharafta Madaxweynihii hore umana dul qaadan doono in meel looga dhaco sharaftiisa shacabka iyo dowladda Soomaaliya waa uu ku weyn yahay Madaxweynihii hore” ayuu yiri Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha mar wax laga weydiiday goorta uu soo magacaabayo R/wasaaraha ayaa waxa uu tilmaamay in haatan uu haysto waqti badan oo soo magacaabayo R/wasaare mas’uul ah sida ugu dhaqsiyaha badan. Mar uu ka hadlaya Madaxweyne Xasan Sheekh cafiska loo sameynayo dadka ay xukunto maxkada maalmaha xoriyada iyo munaasabada ayaa waxa uu tilmaamay in ay tahay in la cafiyo maxaabiista balse loo baahanyahay dowladda caadil ah taas oo lagu helikaro in la fuliyo go’aanka maxkada aana la cafindoonin ayna muhiimadiisu tahay in ay dhisanto dowladnimada. Boocame Online
-
Popular Contributors