oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Mogadishu: An MP Sharif Ahmed's father in law gunned down
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Somalia;872392 wrote: Ilaahi haa u naxariisto, is it the father of the one who was pregnant and fainted? My prayers are with them. AUN, yeah Somalia that is correct -
Alpha i agree with you if avon really was dumb the serie would have ended in a different way
-
Alpha damn ,i cant remember those specific details i'll might start watching the serie again..
-
^^ lol why cedric?
-
Alpha, avon bruv lol how bout you
-
that nicca Omar was cray
-
Amin Amir is a laangaab Moory*aan and a hater, what has tarzan done??
-
138 views Ciidamada huwanta oo saakay duulaan ku qaaday Jowhar iyo Al Shabab oo isaga baxay Waxaa Qoray: Abdiqadar Ahmed inShare Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo AMISOM ayaa saakau weerar ku qaaday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe halkaas oo ay sadexdi sano ee lasoo dhaafay maamulayeen Al Shabab. Ciidamada oo ku qalabeysan taangiyo iyo baabuurta qafilan isla markaana aad u badan ayaa ka baxay Balcad, waxaana ay hada ku suganyihiin deegaanka Garsaale oo inyar u jirto magaalada Jowhar. Wararki ugu danbeeyey ee aanu ka heleyno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guud ahaan Iskuulada Hoose, Dhexe iyo Sare kadib marki ay halkaasi ku dhaawadeen ciidamada huwanta ah. Magaalada ayaa waxaa ka jirto cabsi xoog leh marki ay ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ay duulaan culus ku qaadeen magaalada si ay u qabsadaan. Dad kala duwan oo aan saakay qadka telfoonka kula hadalnay ayaa inoo sheegay in magaalada ay ka baxeen inta badan madaxda Al Shabab halka ay hada joogaan in yar oo iyaguna la filayo in ay ka baxaan. Ganacsiga ayaa si gaabis ah u socdo, dadkuna dhagaha ayey u taagayaan sida ay wax u socdaan iyo halka ay arrinini mareyso, walwalka ay qabaanna waa is badalka siyaasadeed ee ay magaalada galeyso iyo saameynta ka dhalan karta. Hadii ay Dowlada qabsato Jowhar waxaa ay dhabar jab ku noqoneysaa Al Shabab, sababtoo ah waxa ay ka dhigeysaa in Shabab ay lumiyaan mid ka mid ah sadex magaalo oo hada gacantooda kusoo hartay.
-
no problem showqi stay tuned wax lagu farxo aa la maqlaa goor dhow..
-
Latest news: 100 Al shabaab fighters oo isku dhiibay dowladda outside jowhar..
-
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah ay ka jirto magaalada, kadib markii saaka laga war helay in Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ka soo dhaqaaqay degmada Balcad ay ku soo wajahan yihiin magaalada. Dadka ku nool magaalada ayaa dhegaha u taagaya xaaladaha jira, iyadoo Ciidamada huwanta ay ku soo dhowaadeen duleedyada magaalada. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada isbaheysanaya ay gaareen deegaanka Boorow oo magaalada Jowhar u jirta ku dhowaad 17-KM, iyadoo la sheegayo in Ciidamada ay labo wado ku kala socdaan oo kala ah wadada laamiga iyo wado jid-cade wareeg ah. Ciidamada huwanta ayaa ku hubeysan Taangiyada iyo kuwa gaashaaman, kuwaasoo saaka la arkayay iyagoo saf dheer ku socday, hareeraha wadooyinka ay ku socdeen Ciidamo lug ah. Dad kala duwan oo saaka aan Taleefanka kula xiriirnay ayaa inoo sheegay in Iskuuladii Waxbarashada magaalada saaka la fasaxay, halka ganacsiga uu yahay mid gaabis ah. Al-Shabaab ayaa intooda badan isaga baxay magaalada Jowhar, inkastoo saaka lagu arkayo xarumaha iyo saldhiga ciidamo aan badneyn. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in Shabaab aan ka go'neyn inay dagaalamaan, maadaama intooda badan ay isaga baxeen, hase ahaatee ay ka cabsi qabaan in dagaalo ku dhufo ka dhaqaaq soo qaadaan hadii Ciidamada huwanta la wareegaan magaalada. Sarkaal ka tirsan dowladda oo diiday magaciisa ayaa inoo sheegay inay ka go'an tahay in maanta ay la wareegaan magaalada Jowhar oo ah Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe. Al-Shabaab ayaa ka talinayay magaalada Muqdisho tan iyo bishii May 2009-kii, kadib markii ay ka qabsadeen Maxkamadihii Islaamiga oo berigaas heystay magaalada.
-
Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saaka waabarigii u ruuqaansaday magaalada Jowhar, iyadoo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jiraan duleedyada magaalada, halkaasoo Ciidamada ay ku dhowaadeen. Dad ku sugan degmada Balcad ayaa sheegay in saaka waabarigii ay Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ka ruuqaansadeen Balcad, iyagoo qabtay wadada Laamiga ee aada magaalada Jowhar. Wararka saaka aanu ka heleyno magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xaalad feejignaan ay ka jirto maagaalada, dadkuna ay dareen gaar ah ka qabaan hadba marxaladaha meesha ay marayaan. Xiriiro aan la sameynay magaalada ayaa naloo xaqiijiyay in Al-Shabaab ay wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan, kaasoo aan la ogeyn inuu yahay mid dagaal iyo inay isaga baxayaan magaalada, kadib markii ay ka war heleen in lagu soo wajahan yahay. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo ay taageerayaan gawaarida gaashaaman sida dabaabaadka iyo kuwa qoryaha lidka diyaaradaha ayaa ka gudbay deegaanka Qalimow oo qiyaastii magaalada Jowhar u jira ilaa 30-KM. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada huwanta ay qorsheynayaan in saaka ay la wareegaan magaalada Jowhar oo xarun u ah Gobolka Shabellaha Dhexe. Dadka ku nool magaalada ayaa cabsi ka qaba in lagu dhex dagaalamo, maadaama intii magaalada ay isaga kala dambeeyeen maamuladii soo maray ay dagaalo ka dhaceen. Magaalada Jowhar oo Muqdisho dhinaca waqooyi ka xigta 90-KM ayaa ah magaalo istiraatiiji ah oo ku caan ah wax soo saarka beeraha, waxay sanadkii 2005-tii marti gelisay dowladdii KMG ee lagu soo dhisay Kenya, xilligaasoo ay hogaaminayeen Madaxweynihii hore Marxuum C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
-
yeah MMA that is Ali najiib
-
wtf thanks for wasting my time man
-
see the show MMA its the best walahi after the suit..
-
barkesdale family caadi moho
-
Bluelicious;871796 wrote: Abtigiis inadeer life is not fair and will always play games with you and throw hurdles at you but that is what makes life exciting and interesting. Not everybody is destined to find love or a suitable partner on this world and we need to accept that because there is more to life then only love. Sometimes things come when you least expect them and never compare yourself to others they may have qualities that you don't have and you may have qualities that they don't have and admire about you and wish they had. By the way it's better a person never tells you that they love you then hearing a fake I love you that would break your heart. At least then you know they don't take it lightly and dish it out very easy to the first person that comes along. Assuming they are the average Farax I don't think they have your amazing qualities. I'm a young woman and I find you the coolest man of all the 30+ on this place there is something about you that makes you stand out, you're a charismatic, witty, intelligent, great story teller and great writer I enjoy enjoy reading your threads and you seem to have good manners thus making you a gentleman. You seem to have it all going on for you I think the approaching is your problem like many people and maybe you should give women of your age a chance after all you have alot in common and life goals they would understand you better. You are a wealthy man because you still have your good health and no illnesses and diseases. There are only two types of people who are the wealthiest on earth; the one who still has his good health and the one who has no debt. So consider yourself lucky and count your blessings. Being content and grateful with what you have at the moment will only increase what you have over time. Try meditating and yoga that will give you some inner peace Oba Hiloowlow - No man is born with the most excellent skills to approach women, you learn that over time by women rejecting you. Players and men who have great succes with pick up lines are men who have been rejected many times and developed and improved their skills thus making them an expert in their field over time. As I always say each no brings you closer to your yes. Blue true dat nin oday oo cimri dheer heystay baan ahay waayo arag cml
-
Showqi exactly my friend, this is a result of Diana,
-
the big foot's waa gob hadii ay waayan xil waa maqsuud hadii helaan waa maqsuud
-
Have you ever seen Prophet Muhammad pbuh or other prophets A.S in dream
oba hiloowlow replied to Suldan's topic in General
Ngonge if u send it to 10 persons you'll enter paradise. -
lets hope so guys...
-
yeah it looks so this mofo has the audacity to laugh amakaag
-
This pic is from last nights explosions.
-
Popular Contributors