oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Safaaradda Soomaliya ee dalka Kenya ayaa sheegtay in dowlada Kenya ay soo garsiisay raali gelin ku aadan dad ay ciidamadeedu ku laayeen gobolka Jubbada hoose. Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya mudane Maxamed cali Ameerico ayaa Radio Muqdisho u sheegay in warqad ashtako ah uu u diray dowladda Kenya, taas oo ku aadaneyd muwaadiniin Soomaali ah oo ciidamada Kenya ay ku dileen deegaanka Jannaay Cabdalle ee gobolka Jubbada Hoose. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu Danjiruhu intaa ku daray in dowladda Kenya ay ka soo jawaabtay ashtakada uu u gudbiyay, wuxuuna xusay in ay raaligelin ka bixisay arrintaasi. ‘’in ksatoo dowladda Kenya ay ciidamadeedu taageerayaan ciidamadeenna XDS ee howlgallada ka wada gobolka Jubbada hoose, haddana kama ogolaaneyno in ay xasuuqaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, kamana haridoono ilaa ay Kenya bixiso magta dadka ay ku dileen Jannaay Cabdalle’’ ayuu yiri Danjire Maxamed Cali Ameerico. Hadalka Danjiraha ayaa yimid xilli dhawaan askar ka tirsan ciidamada Kenya ay Tuulada Jannay Cabdalla ee G/J/Hoose ku dileen muwaadiniin Soomaali ah oo ka mid ahaa dadka ku nool Tuuladaasi.
-
looool these niggas are worse than our former parliament, beating up a woman thats just wrong...
-
Chocolate and ginger too, now thats messed up
-
lool JB have you ever mixed coffee with redbull now thats some good stuff,
-
raula;873120 wrote: wax kenyati oo kaa naxo anaa ka jire..mand how yaada waqti kuu lumin waanu heeshiineynaa lol..haye xaal qaado..& KDF iyo kitambulisho is weydiis mar dhow baad ka bixi..lol Ani iyo adi heshiis aan nahay mise you see yourself as kenyaati miyaa sheekada lolz.
-
Haatu bruv missed it too, damn was working
-
it's time to end Faroole's regime and bury the federal clan system.
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
Haatu;873200 wrote: ^ forgot to log out and change accounts eh? hahahahah walahi waxbaa ka dhacay.. -
Juxa yeah i dont want intaan dhisto inaan dad ku wareeejiyo hadhoow lol. Aaliyyah u wlc sis
-
raula;873124 wrote: there you go, no worries-just teasing ya:D lol i know.
-
Xaaji Xunjuf;873077 wrote: Maybe she is lying and the two sisters hated each other you never know its a sick world. AUN, xaaji u crazy
-
Taleexi;873157 wrote: Oba, ma ooyayso way majaajilaynaysaa!, waan furayaa xaasaskaygaa "Say wallaahay" sidan oo kale iigu waalata baan raadinayaa. :D sxb those are hard to find these days
-
Haatu;873002 wrote: They Kenyans are after our territorial waters whereas the Ethios aren't, they are content with holding on to the stolen lands whereas the Kenyans are expansionist. +1. I admire you
-
SOOYAAL - Ina Cabdulle Xassan Ma sheekh buu ahaa mise .... ??
oba hiloowlow replied to Jacaylbaro's topic in General
MMA maadeey ma ogo in Suufida la'aantood maanta Waaq iyo belo aan caabudi lahayn.. -
lool@raula
-
Raula sounds cool. dont worry about the kenyan thing its just politics, this is strictly business.
-
lool ninyaho i aint that low..
-
lol apo, i like this guy he's funny.
-
Yeah i dont see a reason they shouldn't be ''uprooted'' in kismaayo
-
didn't understand what you meant with uprooted
-
Lucky you then, what you dont realize here is that we we're dealing with dangerous nabad-diid they are ready so sacrafise everything to keep their haaram houses so lets clean our streets from Al shabaab first..
-
nicca please if you go to xamar now and re-claim your house you'll end up with a bullet in your head thats why we need to tighten the security and disarm the population..
-
Popular Contributors