oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Waiting for the most important Prime Ministerial pick in 44 years.
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in Politics
Sulleiman The Great;875672 wrote: Republic AKA voltage is this one of your Snet 100% sure but not so sure, will come back with an excuse of why it failed , and make another 100% sure but not sure, predictions. you need to take it easy man, you taking this whole thing to your head. +1 -
Hassan Sheikh visiting Garowe Tomorrow in his First Trip
oba hiloowlow replied to Timur's topic in Politics
General Duke;875605 wrote: I think this sends a good message. The flood victims is a must visit. It showed he cares & a mini tour of Puntland is a political master stroke. After all he is the President of Federal Somalia & should be above clan.. yeah i agree with you. -
Hassan Sheikh visiting Garowe Tomorrow in his First Trip
oba hiloowlow replied to Timur's topic in Politics
General Indeed but y you don't need to worry were in good hands now alhamdulilah -
Hassan Sheikh visiting Garowe Tomorrow in his First Trip
oba hiloowlow replied to Timur's topic in Politics
Mashallah this is a real president first visiting Hiiraan and later on Puntland waa sidii la rabay!! -
Aaliyyah ninkaan Lander ha uu bixin let him continue with his bacaaaaaaaaaaaaac, i can continue my discussion with the likes of Xaaji,Ngonge and the rest but this dude is just a hater and thus not worth my time.Adigana wakhtigaaga haku Khasaaranin noocaan oo kale.
-
Unuka Prof says Puntlanders: the best people for the .....
oba hiloowlow replied to The Zack's topic in Politics
The Zack;875554 wrote: ^His intentions are good? Really? P.s. "Kii bishinta casaa muxuu ahaa magaciisa?" :D the guy should do some stand up comedy shows. I've known him and his family my whole life so i know what he stands for even though he is crazy sometimes.. Kee bushinta cas aa ka hadlee -
Unuka Prof says Puntlanders: the best people for the .....
oba hiloowlow replied to The Zack's topic in Politics
lool adeer togane is funny too much generalization though but his intentions are good -
Mooge my friend if puntland has political problems maxaa dhacayo? You question the leaders job sow maha maxey sababee? Faroole gets pressured so there is Scenarios A, B, A: Faroole siyaasadiisa buu bedelayaa sidoo pressurka ugu yaraado common sense right, ama B: Faroole Macasalama aa la leeyahay.... so adeer cut the crap about xaasidnimo i have family from puntland so caadi iska dhig
-
Xaaji Xunjuf on the loose
-
hahaha lool wiil keep em coming breh
-
Breaking news:Al shabaab Vacated Kismaayo
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
im glad there were no fightins inside the city.... -
Breaking news:Al shabaab Vacated Kismaayo
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in goor dhow ay gudaha u geli doonaan magaalada Kismaayo, kadib markii xalay isaga baxeen Al-Shabaab, iyadoo Ciidamada huwanta ay ku hareereysan yihiin magaalada. Taliyaha Ciidamada Jubooyinka Jen. Ismaaciil Saxardiid ayaa ugu baaqay dadka inay is dejiyaan, isla markaana ay tallaabo ka qaadayaan cidii ku kacda bililaqo xarumihii dowladda ay laheyd. "Waxaan ugu baaqeynaa shacabka inay is dejiyaan, ma ogolaaneyno wax bililaqo inay ka dhacaan xarumihii dowladda ay laheyd"ayuu yiri Jen. Saxardiid. Jen. Saxardiid ayaa sidoo kale sheegay in qorshaha milateri ee Kismaayo uu ahaa mid dhameystirnaa oo isugu jiray Cirka, dhulka iyo Badda oo kama dambeys suura geliyay in magaalada ay go'doomiyaan. Waxaa uu sheegay in Ciidamada ay haatan si buuxda u koontaroolayaan Air Porka iyo garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, isagoo xusay in qorshe gaar ah ay ugu tala galeen sugida ammaanka magaalada. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa saaka kacsan, iyadoo dadweynaha ay ku xoomeen xarumihii maamulka iyo saldhigyadii Shabaab oo ay bililaqo xoogan u geysanayaan. -
Breaking news:Al shabaab Vacated Kismaayo
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
ararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in is bedel taariikhi ah laga dareemayo magaalada, kadib markii ay isaga baxeen xalay dagaalyahanada Shabaab oo muddo saddex sano ka badan maamulayay magaalada muhiimka ah. Dadka magaalada ku nool ayaa markii ay ku soo tooseen in magaalada wax ciidan ku sugneyn, ayaa waxay durba bilaabeen inay ku qamaameen xarumihii iyo saldhigyadii ay ku sugnaayeen Shabaab. Goobaha Bililaqada iyo boobka ka socda ayaa waxaa ka mid ahaa Xarunta degmada, Fagaaraha Beerta Xoriyada, Saldhiga iyo dhismayaashii ay degenaayeen saraakiisha iyo mas'uuliyiinta Shabaab. Dadka ayaa saaka ah kuwo isugu soo baxay wadooyinka, iyadoo is weydiinaya xaalada, waxaana dadka qaar ay cabsi ka muujinayaan Ciidamada magaalada ku soo wajahan inay dhibaatooyin u geystaan. Magaalada Kismaayo ayaa aheyd magaalada ugu weyn ee Al-Shabaab kaga sugnaayeen Koofurta Soomaaliya, waxay u aheyd meel ay dhaqaalo ka soo geli jireen. -
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa faarujiyay magaalada Kismaayo, kadib markii ay saddex jiho ay uga baxeen magaalada, markii Ciidamada huwanta ay kaabiga kaga soo fuuleen labo wado, si aanay ugu go'doomin magaalada. Sida ay sheegayaan wararka dadka ku nool magaalada ayaa saaka ku soo toosay, iyadoo magaalada ay haawaneyso, wax ciidan aanay ku sugneyn, taasoo meesha ka saartay, cabsidii laga qabay in lagu dul dagaalamo magaalada dhexdeeda. Wararka ayaa sheegaya in ka bixitaanka magaalada uu ka dambeeyay markii go'aan ka soo baxay hogaanka Shabaab, taasoo lagu gaaray in dagaalyahanada ka baxaan, isla markaana la dajiyay qidado dagaal oo ku wajahan weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah. Idaacadii Andulus ee ku hadasha afka Shabaab ayaa hawada ka maqan, kadib markii shalay oo dhan ay si toos u tabineysay wararka dagaalada, waxaana loo maleynayaa in xalay qalabkii idaacada kala baxeen. Wararka aanu saaka ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dadka ay ku qmaaameen Xarunta degmada oo ku taal Xaafada Calanley, halkaasoo boob iyo bililaqo xoogan ay ka socoto. Ma jirto war rasmi ah oo kasoo baxay Al-Shabab oo ay ku xaqiijinayaan in ay ka baxeen magaalada, laakin dadka waxay ku adkeysanayaan in magaalada aysan ku arkin ilaa iyo hada askari ka tirsan Shabaab. Magaalada ayaa wali cabsi ku jirto, iyadoo ciidamada isgarabsanaya ee AMISOM iyo dowladda ay joogaan halki ay shalay ka dageen ee dhinaca xeebta, balse waxaa la filayaa in ay magaalada qeybaheeda kale ku faafaan saacadaha soo socda.
-
Breaking news fighting inside Kismayo the moment of truth
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamada huwanta ayaa caawa ku gabal dhacsaday labo jiho oo ku beegan magaalada Kismaayo, iyadoo xiisad dagaal magaalada laga dareemayo iyo rasaas goos goos mararka qaar la maqlayo. Guuxa diyaarado dul heehaabaya ayaa magaalada laga maqlayaa, waxaana mararka qaar cirka ka ifiyay dhimbil rasaas qoriga lidka diyaaradaha laga ridayay oo lagaga gaashaamanayay diyaaradaha mararka qaar duqeynayay. Ciidamada huwanta ee maanta dhanka Badda ka yimid ayaa waxna xaalkooda iska bedelin, iyagoo difaacyo ka sameystay goobihii saaka soo galeen oo ku dhow dhow dhinaca xeebta, iyagoo magaalada u jira ilaa 6-KM. Sidoo kale Ciidamada dhulka joogay ee aagga Janaay Cabdalla ayaa soo gaaray halka lagu magacaabo Xaar Xaar oo galbeedka magaalada ku yaal, kaasoo qiyaastii 20-KM u jira Kismaayo. Labada dhinac ayaa isku horfadhiya dhinaca waqooyi ee magaalada meel ilaa 6-KM u jirta, halkaasoo caawa laga dareemayay xiisado dagaal. Inkastoo Afhayeen u hadlay Kenya uu sheegtay inay heystaan qeybo ka mid ah magaalada, hadana waxaa magaalada si buuxda u maamulaya dagaalyahanada Shabaab oo ku sugan xarumahoodii, iyadoo ay shaqeyneyso Idaacada Andulus oo wararka dagaalada tabineysa. Kenyanka ayaa isticmaalaya baro-bagaan dhinaca dagaalka, iyadoo gelinkii dambe maanta lagu daadiyay waraaqo ay labada dhinac kaga qornaayeen dad beeraha tacbanaya oo barwaaqo iyo dhinac dad hubeysan oo lagala jeeday Shabaab iyo dad macluulsan. Sawiro la qaaday bishii Febraayo ee sanadkan iyo bishii December ee sanadkii hore ayaa muujinayay horu dhaca duulaanka Kenya, iyadoo Askari ka tirsan Ciidamada Kenya uu koofidiisa ku qortay in Kismaayo uu shaah ku cabi doono. Laakiin mudadaas iyo wixii u dhaxeeyay ayaan magaalada si sahal lagu imaan ama lagu soo gaarin, waxaase lama filaan ay noqotay markii Ciidamada huwanta ee Kenya iyo Soomaalida ay ku dhiiradeen inay badda ka soo galaan magaalada, iyagoo ilaa afar markab ka soo degay. Wasaarada Gaashaandhiga Kenya ayaa soo bandhigay sawiro iyo muuqaalo la xiriiray inta diyaarinta howl galada ku wajahnaa Kismaayo socdeen, sida xeebaha looga daabulayay Ciidamada huwanta. Xaalada magaalada oo maanta oo dhan aheyd mid jahwareer ka taagnaa, ayaa hadana mar kasta ay suura gal tahay inay wax iska bedelaan, maadaama dagaalka haatan ku sii socda, warbaahinta iyo aduunkana ay isha ku hayaan hadba xaaladaha ku soo kordha xeyndaabka dagaalka ay gashay magaalada. -
Nin-Yaaban;875099 wrote: Really? i dont know asked you a question forgot the question mark
-
Popular Contributors