oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. somalia Mogadishu and the shabelles where i originally hail from don't have a state yet, same with baay and Bakool, Galgaduud, ximan and xeeb, ahlusunna and Galmudug should unite, In my opinion i believe that The government should name a maamul kmg in the meantime the different communities in Kismaayo should have talks and come up with a solution for Kismaayo.
  2. exactly Xaaji, rayidka uun halo daayo xal iyaga baa keeni karo kooxahaan hubeysan xal sooma wadaan
  3. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amaanay ciidamada isugu jira Soomaalida iyo Kenyanka oo la wareegay gacan ku haynta magaalada dekeda leh ee Kismaayo. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in la wareegida gacan ku haynta magaalada Kismaayo ay tahay mid muhiim u ah dowlada Soomaaliyeed ayna socdaan wadatashiyo uu la samaynayo qeybaha kala duwan isla markaana si deg deg ah loogu dhowaaqi doono maamul loo dhan yahay oo rayid ah. Warkan ka soo baxay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku soo beegmaya xilli ay ciidamo huwan ah ay la wareegeen maamulka magaalada Kismaayo iyadoo ay ka baxeen ciidamadii Alshabaab oo ka talinayay magaalada Kismaayo. Kismaayo ayaa ah magaalo istiraatiji ah oo gacan ku haynteeda 21kii sano ee la soo dhaafay ay isaga kala dambeeyeen maamulo kala duwan iyadoo ay ka dhaceen magaalada Kismaayo dagaalo ay dad rayid ah waxyeelo ka soo gaartay. Inkastoo haatan lagala wareegay maamulka Kismaayo ururka Alshabaab ayaa waxaa jira weli shaki ah sida ay ku dambayn doonto maamulka magaalada Kismaayo. Sababtoo ah ciidamada haatan la wareegay magaalada Kismaayo ayaa ah kuwo aan isku ujeedo ahayn isla markaana ay dhici karto in ay isku khilaafaan maamulka magaalada Kismaayo. Maamuladii hore u soo maray magaalada Kismaayo ayaa weli rajo ka qaba in ay dib ugu laabtaan Kismaayo si ay maamulida Kismayo ugaga qeybqaataan. Ururka Raaskamboni oo ka mid ah ciidamada hadda la wareegay Kismaayo iyo maamul goboleed la magac baxay Azania ayaa ka mid ah ururada gulufka ugu jira sidii ay u maamuli lahaayeen magaalada Kismaayo halka uu Barre Aadan Shire Barre Hirale uu dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho welina quudareynayo maamulka gobolka Jubbada Hoose. Dadka ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay yihiin kuwo ka sugaya dowlada inay wax ka qaban doonaan maamulida magaalada Kismaayo. Generalka hogaaminaya ciidamada dowlada Gen Ismaaciil Saxardiid ayaa wareysi uu siiyey idaacada BBcd waxa uu ku sheegay in aan hub lagu dhex wadan karin magaalada Kismaayo isla markaana dekeda Kismaayo tahay mid ammaankeedu uu yahay mid sugan oo la isticmaali karo. Dowladii hore eeuu madaxda ka ahaa Shiikh Shariif aan u samayn maamul gobolka Jubbada Hoose hase yeeshee gobolo kale oo aanay xilligaa gacanteeda ku jirin waxa ay u samaysay maamulo waxaana dib u dhaca maamulka Jubbada Hoose loo aaneynayaa in khilaaf dhinaca maamulka ah uu ka jiro.
  4. seriously somalia and macalinka those people you are saying are the rightful owners of kismaayo entered the city in 19th century, the reer badhaadhe, ras kambooni entered the city before the reer Gedo xoolo badan bey magaalada isu geeyen hence why warshadda hilibka was located in Kismaayo
  5. The Zack;875830 wrote: ^ Adigu what is wrong with doing the same thing in Nairobi? Why ask IGAD to stop a conference that is already on the right track when you can't offer any alternative? Mr. Hassan Alasow shouldn't pull Shariif here or not only he will fail, but also he will lose the trust of the masses in Jubbooyinka! Sxb its a difference now it will look like Kenya is doing the show aniga waxaan dhihi lahaa deg degta ha la joojiyo hubsiimo hal ba la siista waa if you want it to work
  6. Zack whats wrong with in shir weyne lagu qabto Kismaayo oo odayasha,waxgaradka,haweenka qabaailada dego magaaladaas ay fikirkooda ka dhiibtan sida loogu horumarin karo maamul goboleedka isn't their opinion significant at all?
  7. wyre;875427 wrote: Lol labadaas waxey iska dhali lahaayeen bey ila tahay tan Inaa lilaahi waa inna ileyhi raajicuun war wyre see camal mina subax waaye dadka uu nax, waa wareey
  8. arooya maha ka roogsada aan idin iri Geesigii gamuun wato oo ma gambade ahaa guul gaari kara , ma guuleysto waaye ninkii gibilkiisa kugu guhaadin mana lo garabaayo
  9. ragoow calacaalka maxaa waa