oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. abtigey Qeybdiid meesha halo daayo i believe he can achieve something better than alkoliste caalin
  2. General Duke;879148 wrote: ^^^ It's not anyone's problem if sub clans in a small region can not agree. That does not mean everyone else has to wait for them. It's time the central regions played a key role... sxb from Galgaduud to ras kambooni we got the same problems its not puntland where only one clan reside in
  3. samafal since when was hobyo a shared city waa war igu cusub lol and my mom hails from that that tuulo
  4. horta how will federalism work in Galgaduud Ahlusunna, xaman and xeeb and Galmudug hates eachothers guts
  5. why are ximan&xeeb against reopening of the port in Hobyo?
  6. stubid efftards instead of uniting they killing eachother smh
  7. War deg dega: Cabdi Qaybdiid iyo wafdi la socda oo dagaal qaraar ku qabsaday Hobyo
  8. dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Maamulada GalMudug & Ximan Iyo Xeeb Oo ka Dhacay Hobyo Muqdisho (RBC Radio) Dagaal xoogan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay degmada Hobyo ee gobalka Mudug kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo waliba ciidamada maamulka Xiaman iyo Xeeb. Dagaalkaan ayaa wuxuu ka danbeeyay ka dib markii madaxweynaha maamulka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ay gaareen degmadaasi Hobyo. Maxamed Cumar Hagafay oo ah Afhayeenka maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay in dagaalkaan uu geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ilaa iyo iminkana ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhanka maamulka Galmudug iyo waliba wafdiga haatan ku sugan degmadaasi oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu doonayo in la furo dekada Hobyo oo inmudo ah xirneed isla markaana maamulka Ximan iyo xeebna uu arintaasi ka soo horjeedo.
  9. Haatu;879048 wrote: Oba qashinka naga daa. Xamar belongs to everyone, it's the bloody capital! You folks have serious issues. Kuwa guryaha xaaranta ku degan ha ogaadaan in dadkii lahaa ey usoo socdaan. Sxb everyone belongs to xamar im not saying they are not but the traditional owners of who lived in Banaadir for centuries should be respected as the local owners and let them run maamulka gobolka. Tan kale what do guryo haram have to with this ninyahow stop the crap I who see myself as the traditional owner of Xamar baa guryaheyga leeyga heystaa cid kale iskaba daa
  10. will not happen Xaaji im sorry my abtiyaalo realised they have no stake in xamar at all so its good dantooda iney fahmeen now they can focus on developing Galgaduud and Mudug.
  11. yep the only difference is the ''Xamar unuka leh'' concept worked in the end LOL, plus if you go to xamar walahi you wont believe those tribe fought the afar bilood.
  12. Yeah the Dhuuso-mareeb folks are Indhocadde,aweys and yuusuf Garaad. lol they can live in the city no problem laakin iney sheegtaan waa haram caleyk.
  13. Reer Galmudug and ximan &xeeb are the smartest they are heading back to their degmooyin hadda dekaddii hobyo bey dib uu dhisanayaan and stuff sheekadu wey fahmeen so they are devoloping their regions meesha waxaa ku haray reer Dhuusa-mareeb iyagana Kismaayo and shabellada hoose bey damac ka leeyahiin.
  14. loool they inhabit sh/hoose awal sharci daro ay ku haysteen sida indhacadde hada waalo xalaaleye now they even got their official degmooyin Lafoole, Ceel Axmed which is located outside Marko and Bulo mareer lol
  15. ''Ninkii is dhahay Xamar Xad,Aseey xujo uu noqotay''
  16. Xaaji Xunjuf;878865 wrote: Haatu who lived in Kismayo before 1881? Oromo
  17. Arafaat what is more reasonble then turning against ''Keyga lihi kaagana kula lihi'' Ama taako kasto waa la qeybsanaa ama nin walba goofkiisa asaa maamulayo, im sure Puntlander and somalilanders would have done the same marka been beenta naga daaya yaakhey
  18. Keyga lihi kaagana kula lihi has never worked will never work
  19. Carafaat;878690 wrote: Give up clan federalism and everyone can share every place. +1
  20. MMA with help of Irrigation ama filter the ocean water though its very expensive, it works sxb i remember Odaygii la dilay Ghadaffi wuxuu abuuray Geedo in the Saxaraha with irrigation dont remember the details now but it worked isla markii roobab ba ka da'ay.. Tan kale dikes mala dhisi karo miyaa preventing fatahaado?