oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
lool this b!tch waving the Habash flag
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
^^ Mashallah great day
-
true but reer ximan and xeeb claiming it was new to my ears kaliya.
-
Nairobi (RBC Radio) Waxa si rasmi ah loogu dhawaaqay maamulka ka arriminaayo magaalada dekadda leh ee Kismaayo, oo bishii la soo dhaafay ay galeen ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo qeyb ka ah howgalka AMISOM. Maalmahan waxa magaalada ka socday kulamo aan loo kala kicin, kuwaasoo lagu doonayay in maamulo loogu sameeyo Kismaayo. Hadaba shabakadda RBC Radio ayaa maanta heshay qaabka loo sameeyay maamulka ka arrimin doono Kismaayo. Waxana maamulkaas loo sameeyay sidan: 1-Guddoomiyaha maamulka Kismaayo waxa looga dhigay Axmed Madoobe oo gaaminayay xoogaga Raskambooni oo qayb ka ahaa ciidamadii la wareegay magaalada Kismaayo. 2- Gudoomiyaha Gudiga Amniga General Ismaaciil Saxardiid oo horrey u ahaa Taliyaha Ciidamada Dowladda ee gobbolada Jubbooyinka. 3- Madaxa arrimaha bulshada iyo afhayeenka maamulka cusub waxa loo magacaabay Cabdinaasir Seeraar. 4- -Gudoomoiyaha Gudiga Maaliyadda iyo Mareeyaha dekadda Kismaayo waxa loo magacaabay Muuse Gaab. 5- Gudoomiyaha arimaha Garsoorka waxa loo magacaabay Xujaale. 6- Gudoomiye Ku xigeenka magaalada Kismaayo waxa loo magacaabay Axmed Carab . Sida aan xogta ku helnay waxa maamulkan oo lagu dhawaaqay maanta oo Jimco ah, taarikhdana ay ku beegan tahay 12-ka October 2012-ka, uu xilka heyn doonaa muddo bil ah. Waxa goobta lagu dhawaaqay guddigan ku sugnaa Gudiga Sheekh Axmed Madoobe oo hadda madax looga dhigay maamulka Kismaayo iyo Taliyaha AMISOM ee Jubbooyinka oo u dhashay dalka Kenya Colonel Jeff Nyagah.. Dowladda Soomaaliya ilaa hadda kama hadlin maamulka loo sameeyay Kismaayo oo ah mid ku-meel-gaar ah, laakin waxa magaalada Nairobi ka socdo shir looga hadlaayo mustaqbalka Kismaayo. Kenya waxa ay dooneysaa qoxootiga Soomaalida ee ku nool waqooyi-barri dalka Kenya in loo wareejiyo gobolada Jubbooyinka.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
One of the most beautiful locations in SOMALIA
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
hahaha lool waryaa samafal abtiyaashey ha igu dirin -
Waciye Kick-Starts The Dam Revolution In Puntland. AUDIO
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
waryaa osman Waaciye aint it close to Qardho -
true but there is a 4.5 system currently
-
nicca it aint a mosque waa wax kale haven't they read about qowmu luud horta
-
Fighting between Galmudug and Ximan iyo xeeb in Hobyo.
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
well he needs to go to Somalia and make a swot analyze -
lool the world is nuts these days
-
One of the most beautiful locations in SOMALIA
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
lol -
One of the most beautiful locations in SOMALIA
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
lol since when were you a farmer reer markood asli ma tahay? -
One of the most beautiful locations in SOMALIA
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
haha marko aa war ninyahow Hobyo aa ku sugeysee ee orod amba cadale iyo warsheikh Agaheeda ayaan daneynayaa -
One of the most beautiful locations in SOMALIA
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
Hobyo weeye i believe its xeebta Ceelhuur, ninyahow abwaan why dont you guys invest in Hobyo instead of xamar ninyahow meeshan have a lot of potential -
lol 4.5 ma yeeleysa weeye hadii kale diyaar baan ahay
-
Popular Contributors