oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Ruksan Mall waa goob ganacsi ee ku taal Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho. Goobtaan Ganacsi waa meel si heer sare ah loo diyaariyay loona adeegsaday habdhismeed casri ah. Dhismaha wuxuu ka kooban yahay 2 dabaq oo leh ilaa 380 dukaan looguna tala galay ganacsiyada kala duwan ee jumlada iyo tafaariiqda . Mall-ka wuxuu u kala qeybsanaan doonaa: 1. Dabaqa hoose oo lagu iibin doono dharka 2. Dabaqa kore waxaa lagu iibin doonaa Electronic-yada, Kabaha iyo boorsooyinka, Cosmetics-ka , Daahyada iyo Roogyada. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah Xawaaladaha iyo Bangiyada. Dhismaha wuxuu billaabmayaa Janaayo 2013 wuxuuna diyaar noqonayaa haddii Allah Idmo July 2013
-
Baydhabo Janaay Mashallah
-
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
Carafaat;944820 wrote: Its a pity that Jubbaland initiative puts so much focus on the political pirate business rather then freeing the Baardhere and Buale from Al Shabaab, the biggest cities of Gedo and Middle Jubba. And the 2nd and 3rd biggest of Jubbaland. indeed bro -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
xiinfaniin;944790 wrote: Beentaa Puntland kama adka. Waataa saaka toogatay oo buuraha ku gurtay. Laakiin Godane amiir baad u qabtaa for clannish reasons Thank walaalaha Galgaduud for that, imagine if walaalaha galgaduud wouldn't defeat Al shabaab ma shaki baa kugu jiro iney puntland laga awood roonan lahaa inaar. -
Alpha Blondy;944752 wrote: madrid vs dortmund 2nd leg LIVE. CR hatrick
-
The Leader of Mogadishu Elders Speaks Again about Kismayo
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin Qanyare is not a mp anymore -
The Leader of Mogadishu Elders Speaks Again about Kismayo
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji dee they got kenyan muscle.. where where they during the 90s too 2006? Xiin i dont differentiate between Hiiraale and Madoobe both are warlords to me -
The Leader of Mogadishu Elders Speaks Again about Kismayo
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaad is right Ahmed Madoobe,Gandi,Barre Hiiraale and the others wax ku dhashay meesha wey yar yihiin majority waa kooyto and they wanna rule dad meesha ab ilaa ab deganaa -
Al shabab attacks proposed Jubbaland state delegates in Kismaayo airport
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
not surprised instead of bing busy with the shimbirayahow heesa meeting they should prioritize the security, Al shabaab has bases just outside the city. -
eeboow Al salaan sare im okay adigu maxad heysaa dee aawey arimhii aan isku ogeyn xagga trollinka dee...
-
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;944665 wrote: The PM and the President have shown a limited capacity to deal with Jubbaland reality. They suggested appointing a governor for 6 months . Rag hali u qalantahay bay waxaan rabaan inay badar siiyaan :D The government appointed admins for Bay & Bakool, Hiiraan,Galgaduud,Sh/dhexe,sh/hoose and banaadir. So what makes Jubbaland special? bal taa ii yara faahfaahi -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
I have not corrupted the constitution if it indeed happened im expecting the government to work this out and make investigation...Xiin war is neither in my interests nor yours we both have more to loose than gain in this marka as i said let Pm Saacid and Madaxweyne Culusoow together with the jubbaland factions sort this out, -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiin galab wanaagsan, im not angry xiin just stating facts on the ground let the government sort this business you'll get what you deserve as long as it fills the criterias in the constitution. -
Colonel Barre Hiiraale's Navy Attacked Kismayo, Daqane of SOL reports
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Warlord xiin stop beating the drums of war there is only one issue in here which is that this jubbaland process is illegitimate, somalis wont fall for your little tricks which is creating a H vs D block inorder to unify beesha and become a obstacle to the government. Warlord xiin you have been dowladiid since the 60s when are you gonna quit this business? -
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL walahi your right Maadey :D
-
somalis are madow but we aint africans
-
lmao what is your point? calashaan ma qoslaayo miyaa loool
-
my favourite part is when muqdisho says, call box.ayaa nagu badan,xaglatoosiye miiraan baan dhalay loooooool :D
-
Abu mansuur Al-amriki shot in the neck by Al shabaab assins
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Time is ticking for Al-amrikii :D -
Qormadaan kooban waa sheeko siyaasadeed maldahan oo telefoon ku dhexmartay Muqdisho iyo Hargeysa . Hello Hargeysa waa Mantaantaada Muqdisho ,si fiican ma ii maqleeysaa. - Hello Muqdisho waan ku maqlayaa laakiin waan Mashquulsanahay. Hargeysaay Waa nagula soo maqan yahay ,mudo dheerna waa kala maqneen ee maxaad ku mashquulsan tahay ? Ma madaxbanaani raadis baad ku jirtaa, Ma marqaankiibaa kula fogaaday? ma waxaad tahay MOOGE mise micnaha waad iga maarantay oo GAROWE ayaad Xidid la tahay? -Muqdishooy markaan maqlo magacaaga waan naxaa,mar marna waan farxaa,maxaa yeelay meelbaad iiga taal hadana midnimaad rabtaa,runtiina maalmahaan waad muuq muuqataa Aaw maa caleesh! -Hargeysa waxay maah maah tiraah,MIRA GUNTIGAADA KU JIRA KUWA GEED SAARAN LOOMA DAADSHO,mar qudha isku day inaad fahamto mowjada aad had iyo goor igala saanqaadi kartid ee dhererkeedu yahay 1200 HD High Defination iyo barta aan ku leeyahay Facebook iyo Youtube adigoo ku baari karaya MAMU ama Ciwaanka noo gaarkaa ee HAWISA. -Muqdishooy,Jaw dee maanta afkii WALANWEYNKAAD IGULA HADLEEYSAA ,Iga wale iyo bile Midh kama garan ! -Hargeysaay MAHEEY KA HOOGTAY WAA HALKAA ,hoowraartuna waxay tahay hadhoow heey oran ilama heysid,hawadaaduna yeey hog kugu ridin,hareerahaagana iska hubiyoo,hoos u eegoo,yaanan lagu hodin,HADAAD DIINA ,MARKA LAGU HA II HABAR WACAN. -Muqdishooy,marxab marxab,micnaha ii balbalaari? -Hargeysaay , Gaarisiyo Garowe waxay guluf ugu jiraan in Jigjigo iyo Kismaayo la isku xiro,kadibna nala godoonsho ? adna waxaad ila garan la da-hay MARKAAD GEEL DHAQATID BAA GAAWAHA LOO SOO CUSHAA,halkii aad i garab istaagi laheyd baad Guusheeyda u aragtaa guuldaradaada, ma waxaad ogeen inaan Kacaankii 21-ka sano ugu shirbay ,DALKAAGA DIFAACNA DIIDI MAA,HARGEYSA KU DUULNA DIIDAY TAA! -Muqdishooy , maantaad ugu wacan tahay,maxaadse sidaan u midoownay ugu midoobi la dihiin? - Hargeysaay {Call Box) Pay as you go ayaa nagu badan,Xaglatoosiye miiran baan dhalay laakiin magan allee maanta,MACBUUDKAAN KU DHAARTAY MEEL XUNBEEY IGA MAREYSAA,MAQAAR SAGAARO IIGA KAC MAAHEE,IIGA SIKO MALEH. -Muqdishooy MARXABA IYO GUDOON,waa inaan deg deg u magacaawnaa GUDDI ISKU DHAFA OO KA KOOBAN DAL JOOWalaweyn my name is Mogadishu. -Muqdishooy - No Waalaweyn any more like tii la mamnuucay ,marka laga reebo qiira jabaanka iyo xilliyada Marqaanku nagu xeeyraamo. :D :D
-
Mad_Mullah;944513 wrote: I'm afraid of this, that in stead of building a strong capital for a strong country its just a whore house for the diaspora, they build houses come back every other year. etc. Gap between rich and poor becoming bigger and bigger. Yep the locals are already feeling the heat Somali shilling's has become stronger
-
Carafaat;944260 wrote: Allah ha u naxariisto Madaxweyne Abdirahman Ali Tuur, the founder and first President of Somaliland. nice picture
-
not really ... It was okay how about you?
-
alpha blondy;942525 wrote: looooooooooooooool
-
Popular Contributors