oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Tropical Cyclone approaching Somalia's North East coast
oba hiloowlow replied to ElPunto's topic in General
shiidh, may god save the people -
Tropical Village Owner Mr,Jiisow chilling
-
My ina adeer chilling in Jaziira
-
nacalaa talaatik a gay somali writer bisinka, seriously there used to live this somali gay couple in my city lol they got beaten up so many times they had to move from the our city.
-
Jacaylbaro;883013 wrote: Weli qof agtaada miisaan ku leh, ma kuu soo qoray LMAO ( Laughing My *** Off ) oo ma sawiratay qofkii oo kugu leh " Dabada ayaan ka qoslayaa". Adigaan kuu dhiibaye bal waxaad sawirataa qosol-dabeed.
-
Jacaylbaro;882838 wrote: Markay maqashay bakeeri, tarmuus, baaf, baaquli, qaado, fargeeto, aashuun, jalamad, ayey cawdubilaysatay oo is tidhi malaha waxaad u timid qoom kale iyo duul kale oo diin kale haysta. Islaan reer Burco ah ayaa Muqdisho ugu tagtay wiilkeeda oo qabay gabadh reer xamar ah. Waxay maqashay gabadhii wiilku qabay oo weelkii ay Burco magacyada kale u taqaanay (tashti, sufur, falaas, madiibad, malqacad, shookad, kildhi) magacyo kale u taqaana. "maama baafka ila qabo nooh" "naa balaayo ku baafisaye maxaan kula qabtaa?" "eedo bakeeri aa iga jabay" "yeelkii, awalba xoola shaydaan buu ahaa" "eedo, baaquli ma qabi jirtay?" "caydu reebban, ha la kala xishoodo". "maama fargeetada ku dhuuq nooh" "naa ha i caayin qumayo far dheer kugu dhuuqdaye". Islaantii waxaa galay shaki ah in wiilkeedu soo guursaday gabadh qoom kale ah ama diin kale haysata. Maalintii dambe ayey iyadoo yaaban u yeedhay gabadhii oo ku tidhi " eddo, Nabigiinu magacii CSW?". Markaasay gabadhii ugu jawaabtay "waxaa la dhahaa Maxamed SCW". Islaantii ayaa degdeg ula soo booday "eddo, hadaba maxaa baasoo weelka idin kaga dhacay?. :D :D
-
25/10/2012 - Fasting on the Day of Arafaah expiates sins for two years
oba hiloowlow replied to BiLaaL's topic in General
makes no sense, how can my sins epxpiate? Then i can do whatever i want sow maha and fast on the arafa day every year and my sins will dissapear -
Galmudug oo gabar siisay Shiikh Shariif VIDEO
oba hiloowlow replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
lol hidden agenda iney kujirto buu ogaaday lol -
this guy is rageedi chilling in his country
-
Apo may your uncle rest in peace he is a shahiid.
-
yo thats a honourable thing though fighting for your nation almost all my uncles and my father participated in that war
-
Xaaaax
-
why the F are they playing with that unstable doqon Torres muxuu la dhadhacayaa 24 7 jheez walahi Sturrigde deserve his position
-
in 12 years time inshallah im running a succesfull business in the homeland looking for a 3d wife im a succesful politician graduated from SOL with the help of Proffesor Xaaji Xunjuf my mentor participating in the somali elections.