oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Jacpher;888372 wrote: So you think PL is just an ally that doesn't come under the federal republic of Somalia. So Somalia and Puntland are just two allied, associate, friends with common relationship and interest, like Russia and USA Sxb you confused me more but let me ask you about other states, Galmudug, Khatumo, Ximan and Xeeb, Cowl state, Hiiraan? Cowl state doesn't exist, Galmudug or Ximan & xeeb aint legit states according to the constitution. Puntland on the other is a semi autonomous state which doesn't take take orders from the central government.
  2. well Nuur Adde and ina Americo along with dalxa speaking against raaskambooni something is going on they are one of the few patriotic politicians in somalia with no clan agenda. ps. what happened in the 90s kamasle H thing?
  3. Apo nope it aint. The kenyans got crushed this is the latest video in El-Wak http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=_lM1JOlmGjc" frameborder="0" allowfullscreen>
  4. is Mp Dhalxa, Nuur Adde, Mohamed Ali America also members of HAG?
  5. Prof Dhalxa “Masuuliyiinta Dowladda waa in ay kala Cadeeyaan in Kismaayo tahay Magaalo Soomaaliyeed iyo Magaalo Kenya Leedahay? Xildhibaana Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil oo Sheegey in Dowlada Kenya ay Qorsheryneyso in Kismaayo ku Darsato Dalkeeda. Wasiirka Dalxiiska Kenya “Dawladda Soomaaliya haddii ay Kismaayo Wefti u soo direyso waxa loo baahnaa inay nagu soo wargeliso ka hor intaanay tegin meesha.” Prof Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si weyn uga Hadley Arimaha ka taagan Magaalada Kismaayo ka dib markii dhawaan ay qabsadeen Ciidamo ka tirsan Dowlada Kenya islamarkaana Gacan Siinayey Jabahada Raaskambooni, waxana uu sheegey in Dowlada Federaalka looga baahan yahay in ay kala Caddeyso Joqraafi ahaan iyo Deegaan ahaan halka ay ka tirsan tahay Kismaayo Soomaaliya Mise Kenya. Mudane Dhalxa waxaa uu sheegey in Gobolka Jubada Hoose ay ku dhaqan yihiin Qabaail farabadan kuwaas oo uu sheegey in loo baahan yahay in ay sameystaan Maamul u gaar islamarkaana waxaa uu sheegey in Xiligaana loo baahan yahay in la raaco rabitaanka Shacabka ku nool Gobolka Jubada Hoose sidoo kale waxaa uu sheegey in Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolkaas aysan marnaba aqbali doonin wax aan ka ahayn Dowlada Federaalka iyo Ciidamada Amisom. “Baarlamaanka waxan ka Codsanayaa in arrinta Kismaayo Miiska la soo saaro Qariidadeeda Miiska la soo saaro islamarkaana Madaxda Dowlada ay kala Cadeeyaan Kismaayo ma Magaalo Soomaaliyeed baa mise waa Magaalo ka tirsdan Dalka Kenya”ayuu yiri Maxamed Cumar Dhalxa oo sheegey in shacabka ku nool Gobolkaas aysan marnaba qaadan doonin Maamul kor looga keeno. Prof Dhalxa oo u waramayey Warbaahinta Gudaha ayaa uga Digey Dowlada Kenya in ay Kismaayo ka sameyso maamul aysan ka warqabin Beelaha Dega Gobolkaas isagoo sheegey in Gobalka ay Degaan Qabaa’il Fara badan kuwaas oo uu sheegey in labaatankii sanno ee la soo dhaafey aysan helin Maamul ku shaqeeya Rabitaankooda. Ugu Dambeyntii Prof Maxamed Cumar Dhalxa ayaa ugu baaqey Shacabka ku nool Gobolka Jubada Hoose in ay ka hortagaan in Gobolka uu gacanta u galo Dad aan Soomaali ahayn kuwaas oo uu sheegey in ay doonayaan in Gobolka Gumeystaan , sidoo kale waxaa uu ugu baaqey Dowlada Kenya in ay faraha kala baxdo Qaddiyada Magaalada Kismaayo islamarkaana ay ku shaqeyso Go’aanada ka soo baxa Dowladda Federaalka Dhinaca Kale Xildhibaan Cabdullaahi Shiikh ismaaciil oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa ka hadlay xaaladaha iminka ka jira Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada hoose. Xildhibaanka ayaa Xukuumadda Kenya ku tilmaamay inay tahay mid u taagan dooneysana in ay goosato Gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya isla markaana ay doonayso in ay isku ballaariso Gobolka Jubada Hoose. Xildhibaanka ayaa ka digay Colaad mar kale laga huriyo Geeska Afrika isagoona sheegay in dawladda Kenya ay iminka ka shaqaynaysa sidii halkaas Dagaal saameeya Gobolka uu uga dhici lahaa. Xildhibaan Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa sii raaciyay in loo baahan yahay in Xukuumadda Kenya ay faraha kala baxdo arrimaha gudaha ee Soomaaliya isla markaana Dawladda Soomaaliya loo daayo wixii maamul u samayn ah ee Goboladaas loo soo dhisayo. Si kastaba Xukuumadda Kenya ayaa waxaa si weyn loogu eedeeyaa inay faraha kula jirto arrimaha maamul u sameynta Gobolada jubbooyinka iyadoona la sheego inuu jiro maamul ay si gooni ah u taageerto doonaysana inay halkaa ka dhisto. Dhawaan ayey ahayd markii wafti ka socda Dawladda FS laga celiyey Kismaayo, arrintaas oo laga waraysatay Wasiirka Dalxiiska ee dalka Kenya, Dansa Muwansa, ayaa sharaxay sababta waftiga dawladda Soomaaliya looga celiyey Kismaayo, waxana laga sooo xigtey in uu yiri “Dawladda Soomaaliya haddii ay Kismaayo Wefti u soo direyso waxa loo baahnaa inay nagu soo wargeliso ka hor intaanay tegin meesha.”
  6. Dowlada Soomaaliya ayaa ka dacwootay Xukuumada Kenya, waxeyna Dacwadaas u gudbisay Qaramada Midoobey ayadoo Kenya ku eedeeneyso in ay faragalin ku heeyso arrimaha gudaha ee Soomaaliya.Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qarama Midoobay Mudane Cumar Jamaal ayaa raboor Dacwaa Farta ka saaray X/Qoramada Midoobay Banki Moon. Safiirka ayaa Kenya ku Edeeyey in ay Qalalaase ku hayso xasiloonida siyasada Soomaaliya waxayna hurineysaa Fidno Colaada iyo isku *** Bulshada Soomaaliyeed. Maalintii Shalay ayee aheyd markii u Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Mudane Nuur Cadee u Gudbiyey astako ka dhan ah dawlada Kenya oo ay Soomaaliya uga cabaneyso Faragalinta Kenya. Dowladda Soomaaliya ayaa Sadexdii Todobaad oo la soo dhaafay aad u saluugtay ilduufka Siyasadeed ee Dawlada Kenya oo ku wajahan Degaanka Jubbada Hoose iyo Magaalada Kismaayo kuwaas oo ah Dhul Soomaaliyeed Maamulkeeduna u xil ka saaran yahay Dawlada iyo Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Degaankaas.
  7. LOOL@ Abwaan, some things just dont make sense sxb and its our duty to turn against it.
  8. Che -Guevara;888106 wrote: Oba....They are called Somalis, not Arabs. LOL war they are somalis by nationality.
  9. this guy is an attention Whore i met him in leicester once kulahaa am i famous in sweden? I was like who the hell are you. walahi i aint kidding.
  10. Carafaat my man i believe in sharing the whole country that or nothing else we and the jubbalanders are against '' keyga lihi kaagana kula lihi''
  11. loool the XX- konfurian.. Stop the BS adeer stop disrespecting my abtis.
  12. what? i dont see the connection between cadcads and wisil, isn't Wisil located in mudug?
  13. NY post your mugshot otherwise your a hypocrite.
  14. well i agree with him on the banaadir issue how can the Dhuusamareeb/cadaado/Gaalkacyo crew have more district admin posts than the arab community??
  15. comparing with the rest of them your right, otherwise they are not wow.
  16. Its not my fault my city became the capital adeer and others destroyed the city whether they hail from jowhar,galgaduud or Gedo. You who have unuka cousins should know that the ethnic Banaadir people whether they hail from Unuka or arab descandents didn't participate in the civil war these 22 years.
  17. Chelsea is going to win this game.