oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Somalia;888915 wrote: Imagine if he gets kidnapped by HAG and they blame it on Al-Shabaab, then Turkey invades to free him and fights Al-Shabaab to the end and leaves HAG to become heroes due to their misfired plan inaalilaahi, it's possible. hmm interesting,,,, *Taking notes* Somalia you gave me a idea. thanks!
  2. " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> :D :D
  4. Odey;888893 wrote: Now I know who you are lol
  5. Daqane;888888 wrote: Dayniile.com is already causing such a ruckus with this picture......... minii la yaabo.
  6. Apophis;888887 wrote: It's good you have done it. Exposure= more money for the DAG LOOL:D shhh, now the HAG will expose me and put sanctions on me tol la'aan ha ii dhigin awooga la janee.
  7. Apophis;888878 wrote: ^You beat nothing; I hold copyright on it's negative use. Send all monies to my Llyods TSB account LOOL maybe i shouldn't have posted it hehe.
  8. LOOL NG thats why i posted it, this pic is from 2006 actually.
  9. Yeah its a huge request for construction materials since the construction boom in the city started a year ago.
  10. Xaflad siweyn loo soo agaasimay oo lagu tartansiinayay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha qandaraas ku aaddan dhib udhisid maamulka Gobolka Banaadir uu doonayo inuu ka sameeyo xarunaha degmooyinka gobolka iyo goobaha Dantaguud ee ku burburay dagaaladii Muqdisho ay martigelisay. Fursad ayaa uwada furan dhamaan shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Muqdisho ku sugan, waxeyna si isku mid ah ugu wada tartami karaan dhib u dhisidda Lix iyo Tobanka degmo ee gobolka Banaadir, waana fursad furan oo markii ugu horeysay inkabadan 200, shirkado Soomaaliyeed ay utartamaan, dib udhiska dalkooda. Barnaamijka dib udhiska degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa fangareeyay Hayadda USAID, oo bixineysa dhamaan qarashaadka ku baxaya dib udhiskaas. Shirkaddii ku guuleysatay mashruuca dib u dhiska degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa laga sugayaa Naqshad ay soo bandhigay maamulka gobolka oo ah nooc cusub oo loo dhisi doono dhamana xarunaha degmooyinka iyo goobaha adeegyada Dantaguud ee Muqdisho. Kuxigaha duqa magaalada Muqdisho mudane Iimaan Nuur Iikar oo la hadlay dhamaan shirkadihii utartamayay dib u dhiska degmooyinka ayaa sheegay iney tahay fursad usoo hoyatay dhamaan shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee Muqdisho ku dhaqan. Waxaana gaba gabadii xafladasi hadal ka jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, wxuuna dhankiisa ku nuux nuuxsaday in dadka Soomaaliyeed ay ka gudbeen caqabado badan iyo dib udhac jiray, loona gudbay waqtigii dib u dhiska . Waa markii ugu horeyay ee shirkado dhanka dhisma ka shaqeeya ay utartamaan dib udhiska goobaha Dantaguud ee ku yaala caasimadda Muqdisho.
  11. Great right now there is more than two-hundred construction companies in xamar busy with rebuilding the 16 districs in banaadir, USAID is funding the construction.
  12. Carafaat;888818 wrote: Shamefull! shameful indeed