oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
I see. Im going to San Diego,Milwaukee,Ohio,Minnesota and Seattle. Might go to Canada as well calgary and toronto. Big fam u know
-
lmao i see. I need a guide tho im sure u can help a brother out dee... Im expected to visit the US this christmas marka dee yaan lagu waayin inaar :D
-
Lmao sweden and good night life thats an oxymoron runtii ... nacala. I guess u'll show me around when i come to Boston maaha?
-
yeah bro i just came home ninyo it sucked caawo
-
Ah i see nice except the part about your cellphone. Not bad here as well just preparing for my exam period.
-
Safferz cousin how was your weekend?
-
yes inaar time to hit magaalada soon
-
-
Al inaar not much chilling billing as usual. maxa cusub? Hej safferz
-
Whats up y'all.....................
-
I have said this for a long time now, nothing will work without a proper reconcilliation..
-
Yeeeeyyy
-
Im sorry
-
safferz we're friends laakin sow maaha.
-
looool@ the gifs
-
Madaxda Ururka IGAD oo isku-raacay in Dowladda Somalia ay hoggaanka u qabato Dadaallada lagu dhisayo Maamullada Dalka Jimco, May 03, 2013 (HOL) — Madaxda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa isku raacay in dowladda Soomaaliya ay hormuud u noqoto dadaallada maamul u sameynta gobollada Soomaaliya, iyadoo warkan lagu sheegay war-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda IGAD uga socday magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Qodobkan ayaa wuxuu ka mid ahaa qodobbbadii uu hordhigay madaxweyne Xasan Sheekh madaxda dalalka IGAD, iyadoo sidoo kale la isku raacay in dowladda Soomaaliya lagu ixtiraamo dastuurkeeda, lana taageero qorshaha ay dowladdu ku sameynayso maamullada. Sidoo kale, war murtiyeedka waxaa lagu sheegay in urur-goboleedka IGAD uu taageero qorshaha ay dowladda Soomaaliya iyo AMSIOM ku doonayaan inay Al-shabaab kaga saaraan deegaannada ay gacanta ku hayso. War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in la xoojiyo ciidamada dowaldda Soomaaliya la tayeeyo si ay awood buuxda ugu yeeshaan inay la wareegaan ammaanka guud ee Soomaaliya, haddii ciidamada caawinaya ay isaga baxaan dalka. Madaxda IGAD ayaa sidoo kale isku raacay in wafdi heer sare ah loo diro magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, waxaana lagu sheegay qodobka 10-aad ee war-murtiyeedka in wafdigaas ay hoggaamin doonaan madaxda IGAD, howlwadeennada ururka iyo xubno ka socda waddamada ku jira ururka. Howsha guddigan ayaa waxay noqon doontaa inay soo indho-indheeyaan xaaladda degmada Kismaayo ayna soo ururiyaan warbixinno lagu soo bandhigi doono shirka soo socda ee IGAD ay ku yeelanayso magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya dhammaadka bishan May. Degmada Kismaayo ayaa waxaa ka socda shir maamul loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka iyo Gedo, kaasoo ay dowladda Soomaaliya kasoo hor-jeesatay kuna tilmaantay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka u yaalla. Shirkan oo looga hadlayay ammaanka Soomaaliya ayaa waxaa shirkaan uga qaybgalay madaxweyanha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyadoo madaxweynuhu uu sharraxaad ka siiyay madaxdii IGAD shirka lagu qabanayo London ee looga hadlayo arrimaha
-
Go Chimeera Go!!!!!
-
Nuune damn i only been to balcad once
-
Faroole is not attending the London conference its official.
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hiiraan wants to become a federal state however the constitution says 2 or more regions, there are some rumours that Hiiraan will join Shabelle's as soon its 100% liberated. As for Bay and Bakool Geesey was a spoiler and he was taken cared by.... ok then what are they doing tell me? -
Ethnic somalis where never enslaved those in that text are orommos, infact our ancestors had their own slaves
-
Faroole is not attending the London conference its official.
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
sxb the government appointed admins for Hiiraan and baay and bakool everything is working the way it should its jubbalanders who think they are special and above the law -
Faroole is not attending the London conference its official.
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Hiiraan and Bay & Bakool supports the government 100%. Naxaroow -
Faroole is not attending the London conference its official.
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Faroole has always been a spoiler as i said before sheikhii samirka badnaa is long gone nontheless more pie for Muqdisho and Galmudug.
-
Popular Contributors