oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. this is entertaining i wonder what HAG will say about this.
  2. Sahal stands for S as the gedo folks, A as the caano boodhe crew, H as the khatumo,puntland crew, L as the goldogob folks. Smart i have to say. Here is their latest warbixin about Somalia: Ururka Sahal oo warbixin kasoo saaray xaalada wadanka Soomaliya‏ Horudhac Ururka Sahal waxuu dadwaynaha Soomaaliyeed halkaan ugu soo bandhigayaa xaalada ay marayso wadanka Soomaaliya waxayna warbixintan kooban ka hadlaysaa meesha ay marayso Safaaradii qaranka Soomaaliyeed ee Rooma, is badal ku yimid isbaarooyinkii yaalay magaalada Muqdisho iyo heerka uu maraayo maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka. 1. Xaalada Safaaradii qaranka Soomaaliyeed ee Rooma Ururka Sahal waxuu soo dhowaynayaa sidii sharafta lahayd ee dawlada Ras’iisal Wasaare Saacid iyo xubno ka mid ah Baarlamaanka ay fariin culus uga soo saareen xaalada Safaaradii qaranka Soomaaliyeed ee Rooma. Sidoo kale, waxaan ummadda Soomaaliyed la socodsiinaynaa in dhowaan iyana la kireeyey Safaaradii qaranka Soomaaliyeed ee New York/UN. Waxaan xukuumada Ras’iisal Wasaare Saacid uga mahadcelinaynaa go’aaminta in xaalada Safaaradaha Rooma iyo New York ay u dirto wafti heer Wasiiro ah kuwaasoo looga fadhiyo inay wax ka qabtaan waxyaalaha uu ku kacay safiirka dowladda u fadhiya dalalka Talyaaniga & Biljamka Nuur Cadde kaasoo ku takri-falay hantidii Qaranka Soomaaliyeed. Sidoo kale, ururka Sahal waxuu u mahadcelinaynaa Wasaarada Arimaha Dibada ee Talyaaniga oo Nuurcade u yeertay si ay su’aalo uga waydiiso sababta Safaarada Soomaaliyeed ee Rooma looga kireeyay Shirkad Jirka Dumarka ka Ganacsata. Dhinaca kale, ururka Sahal waxuu si wayn ugu mahadcelinayaa Jaaliyeed Soomaaliyeed ee waddanka Talyaaniga kuwasoo muujiyey muwaadinimo iyo geesinimo ay ku difaacayaan hantida iyo dhismaha Safaaradii qaranka Soomaaliyeed ee Rooma. Sidoo kale, Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibedda ku nool waxaan ka codsanaynaa inay ilaaliyaan hantida qaranka Soomaaliyeed isla markaasna ay ilaaliyaan hantida qaranka Soomaaliyeed. Ugu danbayntii waxaan ka codsanaynaa xukuumada Ras’iisal Wasaare Saacid, Baarlamaanka Jamhuuriyada dawlada Fadaraalka inay soo celiyaan hantidii Qaranka ee la bililiqeystay, gaar ahaan safaaradaha Rooma iyo New York. 2. Qaadista isbaarooyinkii magaalada Muqdisho iyo samaynta ciidamo beeleed Ururka Sahal waxuu soo dhowaynayaa qaadistii isbaarooyinka dhowaan laga fuliyey magaalada Muqdisho. Hase yeeshee, ururka Sahal waxuu si buuxda uga soo horjeedaa go’aankii madaxwaynaha iyo wasiirka Arimaha Gudaha ee ahaa in saldhigyada Booliiska magaalada Muqdisho laga badalo ciidamadii Booliiska Soomaaliyeed ee dhowaan la soo tababaray isla markaasna lagu badalo ciidamo gaar ah kuwaasoo kasoo jeeda beesha haysata magaalada Muqdisho isla markaasna u badan ciidamadii hogaamiye kooxeedkii iyo maxaakiimtii fashilmay.Khatar wayn ayaan u aragnaa in Muqdisho oo lagu sheegaayo caasimadii Soomaaliyeed inay lagu wareejiyo maleeshiyo beeleed kasoo jeeda beesha haysata magaalada Muqdisho isla markaasna aan matelin karin dhammaan beelaha Soomaaliyeed. 3. Warbixin heerka ay dadka deegaanka ah u marayso hawlaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka Waxaan ummadda Soomaaliyeed la socodsiinaynaa in howlihii Maamul u sameynta gobolada Jubooyinka ay marayso heer gabogabo ah isla markaasna dadka kasoo jeeda gobolada Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo waxay si buuxda isugu waafaqeen inay ka go’an tahay maamul u sameynta Jubbooyinka. Sidoo kale, ka dib shirar wadatashi ah, iyo falanqayn dheer ka dib waxaa dadka deegaamada Jubbooyinka iyo gudiga farsamada maamul u samaynta Jubbaland waxayna si buuxda isugu waafaqeen samaynta shan gudi, iyo in la isu keeno 480 ergooyin kuwaasoo ka kala imaan doona beelaha Soomaaliyeed ee ku nool sadexdaa ee Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo. Ergooyinka kasoo qaybgalaaya shirwaynaha samaynta maamul goboleedka Jubbaland waxaa loo qaybsaday sida hoos ku qoran: 1. Gobolka Jubada Hoose waxaa ka imaanaya 185 ergo 2. Gobolka Jubbada Dhexe waxaa ka imaanaya 135 ergo 3. Gobolka Gedo waxaa ka imaanaya 165 ergo Ururka Sahal waxuu si buuxda u taageerayaa dardargelinta u sameynta gobolada Jubooyinka iyo qaabka loo qaybsaday ergooyinka loo qoondeeyey shirwaynaha maamulu sameynta gobolada Jubooyinka. Sidoo kale ururka Sahal waxuu ugu baaqayaa ergooyinka shirka maamul u sameynta gobolada Jubooyinka iyo gudiga farsamada inay si cadaalad iyo sinaan ah wax ugu qaybiyaan dhammaan beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolada Jubbooyinka. 4. Arigtida Ras’iisal Wasaaraha ee maamul u samaynta gobolada Jubbaland Waxaan ummadda Soomaaliyeed la socodsiinaynaa in shalay uu Raisul wasaaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ku dhowaaqay in xukuumadiiisu ay diyaarisay qorshe balaaran oo lagu xasilinayo amaanka gobolada dalka isla markaasna hawlaha maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka ay tahay in dadka degaanku ay iyagu soo doortaan maamul ay iyagu leeyihiin. Sidaasi darteed, ururka Sahal waxuu si wayn usoo dhowaynayaa bayaanka waafiga ah ee kasoo baxay Ras’iisal Wasaaraha Jamhuuriyada Fadaraaliga Soomaaliya kaasoo uu si cad u muujiyey in doorka dawlada Soomaaliya ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay iyagu dhistaan maamul goboleed waafaqsan sharciga dawlada fadaraaliga ah. 5. Cadaalada darrada iyo hagardaamada madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya ay ku hayaan maamul u samaynta gobolada Jubbooyinka http://www.raxanreeb.com/2012/12/ururka-sahal-oo-warbixin-kasoo-saaray-xaalada-wadanka-soomaliya/
  3. they are coming for you too sxb and it aint gonna be sweet.
  4. Xaaji the great Amiir xaafidullah is doing a great job in puntland yaah? Xaaji what goes around comes around.
  5. sayid just talk to him boowe i want the iley avatar.
  6. Sayid if you want me to change my avatar talk to Libaax and tell him to change my avatar to this: I already sent pm:s but he aint answering it
  7. Somalia;896557 wrote: :D What's there to confirm, we lost 12 good men serving their state, it hurts, yes, it hurts, but more will be returned and you will yell "THEY ARE FIGHTING FOR MINERALS"... We all know how this game is played. we support PL in this my man i hope you guys destroy these terrorists.
  8. Maaddeey;896511 wrote: naga dhaaf yaaqey!, war maashee waxaas!. Thread-ka runta ah ee XX maa ka maseertay?. Haven't seen his thread actually. Anyways your days are counted my man repent while you can.
  9. this one i dont even know the exact location.
  10. correct, the place is Qardho hometown of Sayidsomal!
  11. Somali philosopher;896440 wrote: Sxb if its close to nugaal but not mudug Bari or sool and Sanaag what your definition of close its thecnically a region within Bari.
  12. Apophis;896454 wrote: I plan to check out SoA, the wire I've seen thrice now, never heard of Suits, not sure about Carlifornication. Check out Arrested Development if you like comedy. aiight. Watch suits and californication too and thank me later on. will check that comedy serie after my exams.
  13. correct wadani its called Siiraadleey and its located in Sanaag.
  14. cause its BOORING. Watch sons of anarchy, The wire, Suits,californication and many more. Much better. No i didn't see the poster for the new star trek.
  15. Apophis;896435 wrote: Kismayo! Hand me that champagne lool all this places are loctated north of Mogadishu so it cant be near kismayo.
  16. Somali philosopher;896434 wrote: 2 is sh. Dhexe 1 is mudug nr 2 is correct its in shabelle dhexe, Cadale. Good job SP!, nr 1 is still incorrect but not far away from Mudug.
  17. Miyir;896427 wrote: Bari, Marka, Janaale try again.