oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Alpha this is a serious matter btw trolling is against the forum rules ina adeero.
  2. Baaq Taageera ah oo ay soo saareen Golaha wacyigelinta Mudulood oo ku wajahan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Shabeelada dhexe. Baaqani waa baaq taageero ah waxaanu ugu horreyn u direynaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed guusha weyn ee ay ka soo hooyeen, dagaaladii ay ku qaaddeen cadowga umadda Soomaaliyeed ee nabad diidka ee mudada afarta sano ah dhibaatada iyo gumaysiga ku hayey. Baaqan waxaanu u direynaa dadka deegaanku iney noqdaan wehelka walaalaha usoo gurmaday ee ciidanka xoogga dalka oo aysan dhibaateyn dhexdoodana loogu soo dhuuman, waa inay si wadajir ah ula shaqeeyaan ciidanka dalka iyo dadka. Ciidankana waxaan ugu baaqeynaa iney dadka sidey dhiigooda ugu hureyn inay u ilaaliyaan oo aysan shacabka dhibaateyn una arkin cadow iyo ee ay u arkaan dadkoodii iyo walaalahood. Maamulka waxaan ugu baaqeynaa inay dib u soo celiyaan adeegyadii Bulshada, Isbitaaladii, iskooladii waxbarashada, wadooyinkii , Suuqyadii iyo dhamaan xarumihii bulshada. Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu baaqeynaa inay dardargeliso, Ciidamada Booliiska Gobolka iyo kuwa sirdoonka Asluubta iyo ciidamo gaar ah oo gobolka ka soo jeeda in dib loo dhiso. Bulshada Goboladda Shabeelooyinka, Banaadir waxaan ugu baaqeynaa Ganacsato iyo qurba joog iney dadkooda gargaar gaarsiiyaan oo ay u gurmadaan oo ay nafta ku qabtaan, sidoo kale dowladda Soomaaliyeed iyo hay’adaha gargaarka waa inay gurmad degdeg ah oo dhan walba gaarsiiyaan gobolka Shabeelada dhexe gebi ahaantiis. Odayaasha dhaqanka iyo guurtida, aqoonyahanka , Siyaasiyiinta, iyo waxgaradka bulshada, haweenka, dhalinyarada, Culumada waxaan ugu baaqeynaa inay si wada jir ah wax uga qabtaan qaabkii ay ula shaqeyn lahaayeen nidaamka dowladda Soomaaliyeed loona hirgelin lahaa Maamul Goboleed isku xira Shabeelooyinka iyo Banaadir ama Shabeelooyinka iyo Hiiraan, Ama shabeelooyinka keligood, arrintaasina ha ahaato mid dowladda Soomaaliyeed loo daba fariisanayo. Dowladda Shaqooyinka laga sugayaa waxaa ugu horreysa inay dalka nidaam iyo kala danbeyn iyo maamulo ka hirgeliso. Dowlad wanaaga iyo ansixinta dastuurka waa shaqada dowladda loo soo doortay, haddaanu nahay beesha Mudullood waxaanu si dhab ah u taageeraynaa Ciidanka Dalka Soomaaliyeed, meel uu joogo waxaanu leeyahay geeshkayagoow Guuleysta. Guuleysta geeshkayagoow guuleysta. Heestii Dabaaldeg. Dadka waxuu ku seexdaa Dalkana suga ammaankiis Markay geesiyaal dirran Dabka ay u qaataan Dibindaabyadoo idil Darxumada ka dhawraan Cadow dibad ka yimidiyo Damac xumaha gudahaba Daljiraha ka dhawree Dalkayaga ilaalshoow Duub cad iyo daraawiish Booliiska daacada Meleteriga doorka ah Ciidankeena duubka leh Hanbalyaan u diraynaa Waana loo dabaaldegay Muddullood Diaspora Forum(MDF) Mudullood Youth Leadership Circle (MYLC) Mudullood Action Group(MAG) Mudullood Awareness Organisation(MAO)
  3. OdaySomali;897304 wrote: Oba all the best mate. Thank you very much bro!
  4. Blessed, it is bad the only difference with a women having acne and a guy getting bold is that the boldness is permanent. Blue thanks will try it inshallah.
  5. Marks man thats tropical village in Dayniile located at the outskirts of the city.
  6. The Zack;897291 wrote: Lol yaa la qarxinaa meesha, xeeb Somali uma socdo for a while. I welcome the new flights between Kismayu and Mogadishu! Fuley waaxid.
  7. Soon flights to kismaayo from Xamar will be available in the weekends.Apo, Zack,Haatu, Abtigiis and Xiin sxbayaal its jazeera beach in xamar on thursdays friday its the beaches in Kista. Goormeynu baxnaa?
  8. Maaddeey;897269 wrote: Lool @ Caasimada Online!. hiiraan, jowhar & kuwa caanka ah maxaadan u soo xigan, mise AMISOM aad avoid-gareyneysay, Abwaan?. ciidamada Amisom iyo ciidamada xooga dalka soomaliyeed baa meesha qabsaday, its not like you include Al muhaajireens in your threads yaa camii.
  9. Showqi;896951 wrote: Every time I see picture of Masjidka Isbahaysiga it reminds me the time we (Ciyaalka xaafada) use to go there for a shower, after a day at the beach. The shower was very cheap in the Masjid, and because we didn't want our parents to find out that we went to the beach without their permission. We use to stop at mosque and take a shower there, before we headed home. Hadii kale markay Hooyo aragto qaanjeerta wajigaaga ku taala (caused of the sea water) baxarkaaga ayaa kacaya:D good memories.
  10. well i was looking for some tips on possible tips about preventing the bidaar offensive.
  11. my harardheere cousin we all hate sensitive ppl its in our Mudug blood. Its all about the game i know dear juxa laakin my hair is a part of me without it i wont feel complete.
  12. lool juxa, it is a big deal im going to lose my self confidence now, the xaliimos compliment me about my curly timo jilacsan. bidaar is the last thing i want im going to be out of business.
  13. LOOL why is that? I listen to his songs waa rageedi
  14. LOL ninyahow clan warfare wuu dhamaaday Clan bashing online is the new thing aniguna urur baan sameysanayaa oo la yiraho ''Unuka leh''