oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
wadani yeah. lol apo we know the point my only fear now is im getting old too much to think about i miss those times you just could relax without no prolems playing videogames and playing with your friends outside without nothing to worry about.
-
I miss the 90s and early 2000, Sega, nintendo 64,Gamecube. playing zelda,tekken,supermario 64,Gta and many more. those were the days walahi
-
Horta i hate them somalis who tries to figure out your clan by asking tricky answers, like where in somalia are you from or who is your father and balaayo. I think xaaji did a good thing.
-
Ina Shaweeye back in town
-
ahaa gartey!
-
Mujaahidad in the battlefield may god bless her soul!
-
boxing is for wossies sxb watch MMA instead
-
Somalicentric;897688 wrote: lalabo.com... call me old fashion. ragedi
-
lol whats wrong with the name sxb
-
yo my friend i dont wanna make you dissapointed but most forumers here have PHD in Fadhi ku dirir.
-
Mario B;897633 wrote: Security and supervision of point of entries [Airport, ports, border crossing] is the job of the federal government, as for revenue collection, tax will be collected locally with the federal government either getting a cut or it introducing a separate federal tax. exactly the government should get their cut like 50 % of the taxes the rest should be invested in the federal states.
-
Mario bruv im telling you xamar is overrated Ceel Bashaqle is the new thang, those palm beaches
-
going to chill in the beaches in my tuulo Ceel Bashaqley soon
-
-
Ururka Alshabaab ayaa isaga baxay degmada Cadale ee ka tirsan gobolka Sh/dhexe iyadoo muddo kabadan saddex sano ay maamulayeen ururka Alshabaab degmada Cadale. Gaadiid dagaal oo ay la socdaan ciidamo faro badan oo daacad u ah ururka Alshabaab ayaa barqanimadii maanta ka baxay degmada Cadale iyadoo aan la ogeyn halka ay ciidamadaas gaareen. Degmada Cadale ayaa noqonaysa degmadii afaraad ee gobolka Sh/dhexe ah ee ay ciidamada Alshabaab ay isaga baxaan iyadoo aan wax dagaal kala hortagin ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliyeed. Lama oga sababta dhabta ah ee ka dambaysa inay isaga baxaan ciidamada ururka Alshabaab degmada Cadale hase ahaatee waxaa isa soo taraya walwalka ay ka qabaan ururka Alshabaab ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo xarumo ka samaystay degmada Jowhar. Degmooyinka Jowhar,Balcad iyo Mahaday ayay hore isaga baxeen ciidamada Alshabaab iyagoo aan wax dagaalo ah la gelin ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada, waxana ay saraakiisha Alshabaab ay ku tilmaameen ka bixitaanka degmooyinkaas inay tahay xeelad dagaal. Xarunta gobolka Sh/dhexe ee Jowhar ayaa haatan u muuqata in ay noqotay xarun weyn oo ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ka samaysteen halkaa oo ay shalay gaareen iyagoo aan wax iska caabin ah kala kulmid ururka Alshabaab. Xaalada magaalada Jowhar ayaa haatan caadi ah iyadoo ciidamo faro badan oo dowlada ah lagu dhex arkayo magaalada mana jirto wax howgalo ah oo ay ciidamada dowlada ka bilaabeen magaalada. Waxayna wararka ka imanaya magaalada Jowhar ay sheegayaan in nadiifin iyo dayactir lagu bilaabay xarumihii dowlada ee magaalada Jowhar.