oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Ameena;902268 wrote: Oba Adiga magaca aad sidato ayaan ka arkaa, Af Somali saxa kuma hadli karaysid. Hooba Hiloowlow micnaheeda so ogoow marka hore horta sidee ba macallin ku tahay waa wareey
-
Zoomalis are nothing but hustlers. specially the Fobs
-
macalinow xaal qaaaaaaaaaaaaaaaaado
-
-
Khadafi;902215 wrote: Oba that man Dr Hirabe is close relative of mine from my mother side, his bacaac is quite funny lol! Uppsala oo dhan wuu waalay! lol oday waalan weeye
-
lol i dont get it haatu what qabiil cantarabaqash read the whole
-
lol@sahal, somali oo dhan is against this. dr Hiiraabe kulaha lool muxu so bartay aa? I know the man personally he lives in sweden he is a big baaaacaaac man nothing else and he dont speak for anyone
-
It must suck to be an atheist and a few other critiques!
oba hiloowlow replied to Alpha Blondy's topic in General
:D -
Kaartadii Kenya oo fashilntay. Dowladda kenya ayaa ilaa 2004 markii lagu soo dhisay Dalkeeda dowladdii Imbagati waxay geed dheer iyo mid gaaban u kortey hanashada, Xeebaha Koonfureed ee dalka Soomaaliya. Waxaa jirta sharciga Caalamiga ah in laba dal oo kasta ay u dhaxayso qiyaas 2OO Mile oo loogu talagalay ama la yidhaahdo Biyaha Caagan, qiyaastan labada dal midkoodna si gaar ah uma isticmaali karo biyahaas, waxaan ka ahayn, Maritaanka iyo Kaluumaysiga caadiga ah. Hadda dhul badeedka Soomaaliyeed ee ku aadan magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa waxaa jirta in qolyaha Sahamiya Khayraadka iyo Shidaalku ay ku sheegeen Ceel aad iyo aad u weyn oo saliida ku jirtaa ay ka badan tahay mid ku jira laba Gobol oo Khaliijka ah, haddii ay Kenya dhankeeda Soo marsatana ay noqonayso Dowladda Ugu qanisan ama ugu Hodansan wadamada Afrika Kenya ayaa Ciyaartay Door labaad ay doonayso inay ku qasabto Dowladda Cusub inay kula gorgortanto, Xuduudaha dalka Gobollada ay Ciidamadoodu xooga ku soo galeen iyo arrimaha Siyaasadeed ee ay ka dhex oogtay, Qaxoontiga iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkeeda ku nool. Waxaa ay Kenya markii Ciidamada Dowladdu u dhaqaaqeen Degmada Shalanbood u soo sawirantey Riyadeedii oo beenoowdey, ka dib ayay ciidamadeeda oo dhan ugu yaraan Ciidamo lagu qiyaasay, 20,000 oo ciidana ayay gelisay Magaalada Kismaayo, iyada oo 100Km dhaafin weyday markii hore Kooxda alshabaab oo ah Jabhad diimeed ka dagaalamaysay Gobolladaas awoodeeduna aysan ka badnayn, Qoryaha saaran baabuurta yaryar iyo qori gacmeed iyo baasukayaal, tiro ahaana gaaraya ilaa 2000 askari. Duulaankii iyo qabsashadii Kenya Kismaayo waxay u adeegsatey, Ciidamadeeda Badda, Dhulka, Cirka iyadoo weliba kaashanaysa, Kumanaan Soomaali ah, oo ay iyadu soo tababaratey, kana soo uruursatey, Gobollada Somali kenya, iyo Somali galbeed taas oo ujeedkoodu ahaa iney ka dhigato Buundo ay kaga gudubto ujeedooyinkeeda gaar ahaaneed, waxaa hore u jirtey in kenya laga codsadey iney ka mid noqoto ciidamada Soomaaliya caawimanaya dowladeeda balse ay hadal cad ku diiday maantana ay qaadatey magaca Amisom keliya, balse marka ay ka hadleyso ay ku tilmaanto ciidankeeda,“Kenya Defense Troops” oo aysan kama amarqaadan midowga afrika ciidamadeeda iyo taliyayaasheeda midnaba. The whole Article http://shaaciye.com/?nid=8741
-
It must suck to be an atheist and a few other critiques!
oba hiloowlow replied to Alpha Blondy's topic in General
loooooooooooooooooooooool ar ka daaya -
hahah muuse suudi yalaxoow rageedi comedian iga dheh
-
Sheeko dhawaan Muqdisho ku dhex markay Gudoomiyaha Xisbiga Hiil Qaran: Prof. Axmed Cismaaciil Samatar, iyo Muuse Suudi Yalaxoow, Sheekadii waxey u dhacday Sidan: Dhawaan waxa Muqdisho gaaray gudoomiyaha Ururka Hiil Qaran Pro: Samatar iyo xubno badan oo ururkaas ka mida, hasa yeeshe Muuse Suudi Yalaxow ayaa Hotel Saxaafi ku arkay Prof Ahmed Ismaaciil Samatar oo ku casuumay inuu kala qeybgalo shirar uu ku qabanayay Hotelka, markaas ayuu Muuse Suudi Samatar waydiiyay::” muxuu ku saabsan yahay Shirka? Adigasa yaad tahay? Muxuu ujeedkaagu yahay? Ka dibna wuxuu Samatar u sheegay inuu yahay Prof wax ka dhiga Jaamacad ku taal Mareykanka, sidoo kalena uu doonayo inuu isu sharaxo Madaxweynenimada Somalia. Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku yiri waa Mahadsan tahay laakiin aan is baranee qabiilkaada yaa waaye? Wuxuu ugu jawaabay Prof Samatar, waxaan ahay **********? Wuxuu Muuse ku yiri “ ********** walee maaha qabiilka dega Borama, Saylac, Lughaye iyo Gabileey? Markaas ayuu Prof Samatar ugu jawaabay Haa Dhulkaas oo dhan ayaan degnaa! Wuxuu Muuse Suudi ku yiri, Borama Garoon ma leeyahay? Wuxuu ugu Jawaabay Maya malaha! Yalaxow oo hadalkiisa sii wata ayaa ku yiri Dekadaha Saylac iyo Lughaye ma shaqeeyaan? Wuxuu ku jawaabay Prof Samatar maya ma shaqeeyaan! Wuxuu Muuse Yalaxoow u sii raaciyay, Degaankaaga iyo dadkaaga goormee kuugu dambeysay? Wuxuu ku jawaabay Ahmed Ismaaciil Samatar, Labaatan sano iyo ka badan? Wuxuu Muuse ku yiri HADA MA TAGI KARTAA AWDAL IYO MAHAAD KU DHALATAY? Wuxuu ku jawaabay Maya!! Wuxuu Muuse u raaciyay, Maxaa u sababa? Wuxuu yiri malahan Garoon diyaaradeed, waxaana dhulkaas heysto ***** oo aan qadiyada isku diidanahay! Muuse Suudi Yalaxoow ayaa yaabay!!! Wuxuu yiri, Ahmed Ismaaciil Samataroow ma waxaad I leedahay Madaxweynaha Somalia ayaan rabaa, meeshaan ku dhashayna ma tegi karo, Garoon aan ka degana ma dhisan karo, dadkeeygana labaatan sano ka badan ma arkin? Prof Samatar oo wejigiisa isbedelay ayaa yiri Muuse aniga nin aqoonleh baan ahay qabiil maahi” Muuse ayaa qoslay oo yiri “Eebow xeey tahay aqoontaad heeysato”? Samatar ayaa ugu jawaabay waxaan heystaa derajada ugu sareeyso Cilmiga ee PHD! Muuse oo qoslaa ayaa ku gaabsaday Cilmiga qofoow galoow u baahan yahay, aniguse waxaan leeyahay PHD mineey saas tahay, PHD XAAL QAADO? Prof Samatar oo yara careeysan ayaa ku yiri, Muuse ma waxaad rabtaa inaad iga dhigtid dagaal ooge sida adiga? Muuse Suudi Yalaxow oo qoslaa ayaa ku yiri “AREEY minaad wax qaban kartid dadkaada u qabo, Mugaad Boorame garoon u dhisto, Saylac dakaddeeda furto, iiga sheekeey aqoontaada , HADII KALE Ha is wareerin, taasi aqoon maaha xambadna kugu tari meyso, ee ANAA KULA YAABEE, UMADA KALE YEEY KULA YAABINE, Ilmahaaga iska korso, SOMALI XABAD UMA QABAN KARTIDE. Hadalkaas Muuse Suudi Yalaxow, wuxuu dhegaha Prof Ahmed Ismaaciil Samatar ku dhacay waxyar kadib markii Prof. Cali Khaliif Galeydh ku yiri “Ilma Samataroow waxaad tihiin Dalanbaabi aan dadkooda taageero ka heysan. ee markaad taageero ka heshaan ragga la sheekeeysta.” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka xanaaqay hadalka Prof Galeydh ayaa bilaabay inuu caayo Khaatuma State hasse yeeshee Prof Galeydh wuxuu ku adkeeysanayaa inuu Somalia waxba ka noqon Karin qof aan dadkiisa iyo degaankiisa dhibka la wadaagin. :D
-
Kenya planning to explore oil in Somali waters !
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
what do you mean? -
Faroole must go! His time is up, countdown to 8 January 2013.
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
waayahay -
Faroole must go! His time is up, countdown to 8 January 2013.
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;901999 wrote: Faroole is in deep trouble but he can survive if he plays it well he can extend his term but he has bad advisers his sons i think there is no great opposition against him other than gagaab and some other crazy reer bari guys. Oba SL is not facing any troubles where do you get that from SL presidential elections are in June 2015 Siilaanyo will stay in office there are some segments in SL not happy how the elections went but that will be solved.The opposition of SL Ucid and Wadani and they are not making any noise so far but that will come in the next coming years. xaaji jesus moses are mad and the other clan, oodweyne is calling siilaanyo's subclan Faqaaashti cusub, and reer oodweyne is mad as well, i'm tolka too i hear everything -
LOOL naah the moral of this story is once u loose xamar there is no coming back.Macasalama, bye bye.
-
yeah that's what i meant dee