oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Alpha Blondy;902189 wrote: ^^ i find it really sad that you would think i was adopted and raised by whites. LOL! waar, anigu, i grew up in a refugee camp in ethiopia after the wars against SL and left for the UK as a kid . i've got four sisters and 2 bros. i'm the 2nd youngest. i come from a loving working class family. one day i hope to make a family of my own i/s and provide a better life for them than the tragic-rags-to-riches-socially-mobile life, i've endured so far. LOL! i remember during parent's evenings, i use to translate for the Mother. Alpha: teacher! she! (points to the Mother) wants to know how i'm (points to Alpha) doing academically? Mrs Townsend: mmmmmmmmmm....i see, tell your mother Alpha that your a average student whose distracted very easily! we may have to send you to a therapist very soon! Alpha: hooyo, macalikuu wuxuu yidii anigu waxaan ahay arday fiicaan oo classworkisa si fiican uu sameeyaa. ma fahantahay hooyo??? The Mother: yes......erm emm.....ooooo.....ooooo (struggles with English so asks me to translate for her) ha sii fiicaan....my baby isaaguu wuu buuka....uu sheeg NOW! Alpha: Mrs Townsend, my mother said....i'm working overtime at home and that she recently bought me a CD kit to better learn the tricky bits in maths and all the other subjects. my mother as you can see (points to the Mother) is a frail old woman whose high in cholesterol. she may have a seizure if she's not home before 5pm. (points to the Mother) these people really ought to learn English teacher......? Mrs Townsend: Mrs F Blondy, it was good to see you again......i hope you get well soon okay..... (speaks really slowly and condescendingly to the Mother....) the Mother: ii sheeg maxay tirii naagtu? Alpha: hooyo, macalinkuu wuu buuka...marka gurigeedi taagaysa? the Mother: yaa? ma istiri?..saax! (suspicious) Mrs. Townsend: goodbye Mrs. Blondy.....okay!? you take care now okay......? ( speaks super slow and super condescending to the Mother) the Mother: okay! bye-bye teacher! Alpha: bye Mrs.Townsend! Mrs. Townsend: call me 'baby'! LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL! :D :D
-
balaayo!!!!!
-
lool mareeg is where hassan culusoow hail from
-
just watched it Ilkojiir is a muwadin halal somali walahi
-
lol@apo stop it right there dont qarxis me dee
-
lool wad garatay i claim the south part of tuulo dee
-
lool what is ilkojiir doing in a mareeg state meating is he a unionist now?.
-
loool@ juxa is maxaa cadde familiar . waryaa ngonge stop the bansiinska darooysid
-
nothin much NG malayaacni lee.
-
eedo im from waaxweyn now its your turn, aan kala baxno
-
waa alaykuma salaam Juxa NO your not.
-
loool@ Malika stop being mean dee
-
Malika runtii it aint that bad .goin skiing tomorrow. wish me good luck!
-
Malika lol unfortunately studies.
-
apo high five. Maaika inshallah. I moved to Umeå tooooooooo much snow
-
^^ Hey Malika! no big plans goin to the masjid.
-
:D bisinka iyo burdaha
-
its cold outside dee, this and coffee is better
-
Somalia;902402 wrote: "Your b-rown eyes, your biyotiful smile" CLASSIC looool
-
Breaking News: Interior minister on his way to Kismayu
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
-
Breaking News: Interior minister on his way to Kismayu
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
lol kismayu is the hottest subject these days dee -
Breaking News: Interior minister on his way to Kismayu
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
why awoowe? -
Breaking News: Interior minister on his way to Kismayu
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Wafdi heer wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Soomaaliya ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada Hoose, si ay ugu kuur galaan xaalada magaalada, tan iyo markii ay la wareegeen Ciidamada huwanta ah. Sida ay sheegayaan wararka wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Wasiirka Arrimaha gudaha C/kariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Garsoorka iyo arrimaha diinta C/llaahi Abyan Nuur, Wasiirka Warfaafinta C/llaahi Ciilmooge Xirsi, Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Taliyaha Ciidamada xooga dalka iyo Saraakiil kale. Goor dhow ayaa la filayaa in wafdigan ay diyaarad gaar ah ka qaado garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo maamulayaasha magaalada gacanta ku haya ay kala hadli doonaan arrimaha ammaanka, maamul u sameynta iyo arrimo kale. Wararka ayaa sheegaya in wafdigan ay dib Muqdisho ugu soo laaban doonaan gelinka dambe ee maanta, waxaana inta ay ku sugan yihiin magaalada ay kormeeri doonaan Dekeda iyo meelo kale. Wariyaal la socda Wafdiga ayaa sheegaya in wafdigan heerka wasiir ay ka qeyb qaadan doonaan horumarinta adeega bulshada, iyagoo wada Isgaarsiin iyo FM laga hirgeliyo magaalada, kaasoo ah warbaahinta afka dowladda ku hadasha. Dhowaan ayay aheyd markii magaalada Kismaayo laga soo celiyay wafdi uu u diray Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasoo u socday sidii ay u qiimeyn lahaayeen xaalada magaalada iyo u kuur gelidii arrimaha dhoofinta dhuxusha oo aheyd mida keentay khilaafka dowladda iyo maamulayaasha Kismaayo. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe -
Muqdisho(RBC Radio)-Wafdi uu horkacayo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Xukuumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo ay xubno kayihiin wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi iyo Siyaasiga Caanka ah ee C/qaadir Luga-dheere ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyagoo ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose. Waftigan ayaa kulamo la qaadan doona maamulka kumeelgaarka ah ee ka arimiya magaalad Kismaayo oo ay kala hadli doonaan arimo ku saabsan maamul u sameynta gobolada Jubooyinka oo in dhawaalaba ay ka taagneed is qabqabsi ku aadanaa cida masuulka ka noqoneysa maamul u sameynata Jubooyinka. Waa waftigii ugu horeeyey ee heer wasiir ah oo ka socda dowlada Soomaaliya oo u kicitima magaalada Kismaayo tan iyo markii laga Fara maroojiyey alshabaab Bishii September , ilaa hada lama oga waxa kasoo bixi doona Socdaal Wasiirada Dowlada Soomaaliya ay ugu ambabexeen magaalada Kismaayo iyo kulamada la filayo iney la yeeshaan Masuuliyiinta gacanta kuhaya maamulka magaalada Kismaayo. Wixii war ah ee kusoo kordha booqashada Masuuliyiinta Dowlada waxaad kala Socotaa RBC Radio