oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
I dont get it why is it haram? I have been questioning some parts of Islam beryahaan im not an atheist but i dont get how things like this can be haram walahi im not trolling
-
no political thread
-
Af maay, Xaayow and reer xamar dialect.
-
The only problem with urbanisation of merca is the big sand mountains outside the city which is blocking further expansion.
-
Guys look at the picture i personally think Merca is bigger. Horta kismaayo landscape has been destroyed ina lilahi waa ina ileyhi raajicuun.
-
Raamsade;905864 wrote: Eeyaheey i dhageyso, meeshan cidna ka ma hadlin Africa iyo Djibouti iyo Ethiopia iyo wax yaale noocaa ah. Su'aasha meesha taala waxa weeye: dadyowgan loo yaqaan Somali, Afar, Oromo, Rendille, iwm, ma is la wadaagaan taariikh, Af, iyo dhaqan iyo hiddo oo tusta in asal ahaan hal meel ka wada yimaadeen? Jawaabta qayaxan-na waa HAA. Waxaa jawaabtaa caddeyn u ah Afafka ee ku wada hadlaan. Af wuxuu la mid yahay ab (ancestry). Sida dadka isku abka ah u wadaagaan dhiig (genetics), dadka isku abka ah waxee kaloo wadaagaan Afaf. Tusaale ahaan, dadka Europe dega waxee ku hadlaan Af loo yaqaan Indo-European lakin markii hoos loo daadego waxee ku kala hadlaan Afaf tira badan sida Romanc Languages (Italian, Spanish, French, Romanian, etc.), Slavic, Germanaic, Celtic, etc. Afkeen Somaaliga waa sidaa oo kale. Kow, Af Somaaliga wuxuu ka mid yahay Afro-Asiatic ama Afrosan language group oo la wadaagno Hebrew, Arabic, Amharic, Ancient Egyptian, Berber, Oromo, Afar, iwm. Ka dib waxaa midnahay Cushitic. Ra'yigan waa mid aqoonyahano aad uga xeeldheer arrintan soo jeediyeen. Waa mid ku saleysan qeex iyo qiil (reason and evidence) ma aha mid dad aa waxba garaneyn iska soo alifteen. Marka waa ognahay in aadan aaminsaneyn wax la yiraahdo Cushitic balse wax caddeyn ah ma inoo haaysaa? Mise waxaad rabtaa in aa adi ku aamino caddeyn la'aan? Marka inoo sheeg waxa keeney dhowaanta afankan: Somali Kow/Hal Labbo Saddex Afar Shan Lix Toddobo Siddeed Sagaal Tobon Oromo (Galla ) Takka/Tokko Lama Sadii Afar Shan Jaha Torba Saddeet Sagal Khudhan Afar Inik Mammay Sadex Firey Kon Lixey Malxiin ba-xaar sagal taban Saho Iniik Lamma Adox Afar Kon Lix Malexeen Baxaar Sagal Tammon Rendille Kow Lamma Sayex Afar Can Lix Teeba Sedeet Sagaal Tommon Borana Toko Lama Sadi Afur Shian Jaa Torba Sadeti Sagal Kudhan Xaggee lagu bartaa Af Soomaligaa? Must be some in some village in Kilinka Shanaad courtesy of Injirley pedagogy. Aa ku baro afkaada hooyo waa haddaa Somali tahay... waa la tuhunsanyahy in aa Somali tahay. Af Somali wuxuu leeyahay 7 shibbane (consonants) oo labalaabma, kuwaas waa: N, M, B, R, D, G iyo L. Haddaadan labalaabin shibbanayaashaas ma qori kartid erayo badan sida bannaan, qoomammo, abbaan, berri, haddii, ragga iyo ballan. Erayo kale-na ma la kala garan kartid sida Carab (ethnicity) and Carrab (tongue); haddaadan labalaabin R sidee u kala garan labadaa eray? Kow Lama Seddex afar shan lix todobba Siyeed Sagaal tobban
-
which city is the biggest? Merca Cadey Kismaayu
-
I see, waan gartay. Horta our language is really messed up
-
Mashallah pleaso do
-
Odey;905906 wrote: let me explain; You are ina abti to your eedo's kids, whilst they are ilmo eddo to you, hence the term "ilmo abti iyo ilmo eedo ayaanu nahay". this i understand laakin JB and Norf and Xaaji they say ilmo abti bes.
-
jacpher;905904 wrote: maya ha is wareerin duqa. Kuwa eedadaa dhashay waxaad isu tihiin ilmo habro, abtigaa kuwiisana waa ilmo daris. Fiiri videogan waad fahmi looooool :d :d
-
Apo imma hook you up
-
hade my cousins are my ilmo eedo but they are ilmo abti to me laakin i dont get how your eedo's kids can your ilmo abti. Mind effing wallee iyo bilee
-
mobile phooones
-
Project going on right now
-
No i wasn't, i actually use the reer waqooyi one 1da,2da much easier
-
the somali way is confusing noooooh
-
New Fatwa: Handsome men should wear Niqaab
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
wyre;905846 wrote: It's not about good-looking, it's about how attractive don't worry son she will mostly end up with a faarax anyways.