oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Ogeysiis Mudaharaad iyo BOYCOTT ka dhan ah booqashada M/weyne Xasan ee dalka Mareykanka Madaxweyne dowlada Federaalka Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo safar ku jooga dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa dhawaan inuu la kulmo jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka gaar ahaan magaalooyinka New york, Minnesota, Mineapolis iyo gobolo kale oo ka tirsan dalka mareykanaka. Hadaba sidaas daraadeed dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan goboladaasi aan kor kusoo sheegnay waxaa lagu wargalinayaa in aysan ku katsoobin soo dhaweynta iyo la kulmida Mudane Culusow maadama uu dhiibato ba’an ku hayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan deeganada Jubaland iyo Puntland, isla markaana uu gees maray nidaamkii Federaalka ay Soomaali ku heshiisay, laguna doortay oo uu ku dhaartay, isla markaana ay ansaxiyeen madax dhaqameedyada Soomaaliyeed. Si kastaba ha haatee waxaa dhamaan lagu wargalinayaa jaaliyadaha Soomaaliyeed in ay BOYCOTT saaraan oo ay iska diidaan la kulmidaasa iyo tagadi xafladaha loo qaban qaabinayo, ayagoo sidoo kale dhabarka u jeedinaya kuwa gobolada aan kor kusoo sheegnay u dhashay ee dameeri dhaan raacdayda ah ee dadka hodaya. Sida laga wada dharagsan yahay waxaa mudane Culusow ka go'an inuu baaba'sho Puntland, sidoo kalena geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay inuu hor istaago in aysan dhalan wax la dhaho Jubaland, qarsoodi mahaan in mudane Culusow uu dagaal qaraar kula jiro shacbka u dhashay gobolada Jubaland iyo Puntland siduu u baabi’in lahaa jiritaankooda. Sidaas daraadeed waa in shacabka goboladaasi ay muujiyaan dareenkooda ayagoo kala hortagaya mudahaarad ay ku diidanyihiin faragalinta qaawan ee uu Madaxweyne Xasan ku haya aaya ka tashigooda dadka dega goboladaasi.
-
somali television broadcast bloopers LOOOL
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in General
LOOOOOOL@ 3.42, war naga aamus nacalaa -
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay ka degay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaas oo booqasho maalmo qaadan doonta uu ku joogi doono. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Washington, iyadoo Jaaliyada Soomaalida iyo Saraakiil ka tirsan Mareykanka ay ku soo dhoweeyeen Garoonka. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Ra'iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo La taliyeyaashiisa gaarka ah. Madaxweynaha ayaa la dajiyay mid ka mid ah Hotelada ugu waa weyn Washington, halkaasoo amaankiisa si gaar ah u ilaalinayaan Ciidamo gaar ah. Sida uu sheegay mid ka mid ah Jaaliyada Soomaalida ee Washington Madaxweynaha ayaa la kulmaya Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Mareykanka, iyadoo uu Khamiista uu tagi doono magaalada Mennistota oo ah magaalada ay Soomaalida ugu badan ku sugan yihiin. Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu la kulmo doono Mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradaha Arrimaha Dibada iyo Gaashaandhiga, sidoo kale waxaa uu la kulmi doonaa hey'ada ugu weyn ee gar gaarka Mareykanka ee USAID. Booqashada oo ah tii u horeysay ee Madaxweynaha Soomaaliya ku tago Mareykanka tan iyo markii bishii September la doortay ayaa ku soo aaday, iyadoo maalmaha soo socda mar kale Xafiiska Madaxweynaha loo dhaarinayo Madaxweyne Barack Obama oo dhamaadkii sanadkii hore ku guuleystay doorashadii labaad.
-
Cir da’ay caradoo barwaaqaa Dhulkuna uu cagaar ku siman yahay La cabay caanaha labeenta leh Ciduna farxaday ku ceesheen Ku casuumay yartaan calmaday Caweeskiyo shiribka ii tumaa Cosob iyo dhul doogliyo Ceel bacadeey ku dhalatee Cigo iyo Geel gub guba Caga caddey Waxey ka cabtay Ceel macaan Cirfiid iyo maxaa saciid Caliyaale ku caan yihiin Raage ceelle iyo Cisaleey waxay ka cabtay Ceel warsheikh Cirko lagama waayo caad carfoon cideeda caano geel Caadleey cadow uul iyo ceel baraf Gali gaduud iyo guulanee Cadale Mahadaay iyo Ceeldheer Galcad wargaadhi iyo Cigo Ka casuumay yartaan calmaday Cayaartiyo shiribka ii tumaa Cosob iyo dhul cowsliyo Ceel bacadeey ku dhalatee Cigo iyo geel gub guba caga caddey Waxey ka cabtay Ceel macaan Cirfiid iyo maxaa saciid caliyaale ku caan yihiin Raage ceelle iyo cisaleey waxay ka cabtay ceel warsheikh Cirko lagama waayo caad carfoon cideeda caano geel
-
HAG kulahaa i hate when people try to the claim xamar via the HAG card ilmo aderayal naga daaya dee
-
Failed French! (France confirms failed Somali hostage rescue)
oba hiloowlow replied to SayidSomal's topic in General
lol Maadeey i made a typo bro -
Failed French! (France confirms failed Somali hostage rescue)
oba hiloowlow replied to SayidSomal's topic in General
aight -
Failed French! (France confirms failed Somali hostage rescue)
oba hiloowlow replied to SayidSomal's topic in General
Pictures of the dead soldiers. http://www.somalimemo.net/index.php/component/content/article/1-warar/3898-maydka-sarkaalkii-hogaaminayay-kumaandoosta-faransiiska-ee-somaaliya-lagu-dilay-oo-lasoo-bandhigay-daawo-sawirada -
Nin-Yaaban;908376 wrote: Ameena maa laweydiiyo, ileen ayada macalin school ehe. aaar heedhe ha ina waalin
-
let people do whatever they want what will xarig do yaaqey we were sick and tired of al shabaab and defeated them marka tarzan cagaha dhulka dhig
-
are you making an investment?
-
relax man im kidding. so how is the construction of the port in hobyo going?
-
koley you have nothing to loose anyway :D lool
-
pessimist:antisimpatiko optimist: kheyr sheege loool
-
are you gonna give up on your ancestral lands?
-
Apophis;907901 wrote: Man you're worse than me; bositiiiif kulahaa looooooooooooool
-
im gonna exit this thread....
-
Abwaan naga daa dee i left somalia when i was 7
-
what on earth is ali dariiro?
-
looool rageedi