oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Alpha Blondy;908676 wrote: there is nothing personal in your story! where is the classic rags-to-riches journey. the Oba hiloowlowian aspect is the key and its missing from your lifestory brovs! who is oba? what does oba stand for? what defines oba? give us the insider 360 full view! LOL 123. Oba. Oba, the son of a once great witch-doctor and counsel to the beesha unuka weyne is a Swedish national. Oba was prematurely born, albeit in 5 months and 3 weeks. his life has been haunted by his nickname - 'dicis' , a xamarawi, an off-short of standard Somali language, term for 'the one who is out prematurely' . despite his meagre 5" 4 height, charcoal skin and ample disability allowance, which isn't rare for beesha unuka weyne to claim dubiously, some members of Sweden's puntland community, who form a majority-minority in Gothenburg's only fadhi-ku-dirir cafe - the Blue Ocean , claim Oba's father caused the downfall of the Somali Republic. something Oba neither denies nor confirms. LOOOOL dude you are starting to freak me out my last name is dhicisoow
  2. Oba Hiloowlow the founder of Zaad Service is one of the most inspirational business leaders living these days but do you know that his idea of creating a Xaawaalah system which is an informal value transfer system based on the performance and honor of a huge network of money brokers was rejected when he first submitted it to another company? some people even say that the papers of the project were thrown in his face!! Now he became the famous Al-Xaaji Dollar
  3. messed up place do not trust nobody except your immediate family thats my policy
  4. oh my bad didn't read the whole article however a man from the unuka tribe also got killed in kaaraan not so long ago due to a property conflict
  5. Latest: the man aun was Unuka , maybe this will end the fairytales
  6. Jacpher why is that? woudln't be surprised if true thou
  7. Wadani;908612 wrote: lol, how is it not the same. They're both examples of ambiguous sentences that can have multiple meanings. your example waala fahmi karaa dee but the headline depends on which context we're talking about,wey isdileen means 3 different things in af somali: they killed eachother, they fought and they commited suicide. so you mean you understood what the whole article was about by just reading the headline?
  8. Jacpher did you even read it? Salahudin daldalid is when you hang yourself sxb
  9. Wadani;908595 wrote: naftii-halaage is suicide i believe. We need Coofle, Abwaan or Taleexi to chime in here. Oba I agree the sentence was ambiguous and could be understood both ways, but every langauge has examples of these. For eg, 'the lady hit the man with the umbrella". So did she use the umbrella to hit the man, or did she hit the man who was holding the umbrella? yeah but your example isn't the same as the headline still it can mean a lot different things depending on the context
  10. Wadani,man labo walaalo oo is dilay i interpreted as two twins killed eachother or fought eachoter when they found out that they were going to be blind i was wtf i had to read it 3-4 times to understand it was about euthanasia. Blessed so what is the somali word for suicide ama euthanasia
  11. This article is a proof of how poor our language is. Mataano dhagoolayaal ah oo loo fasaxay inay isdilaan kadib markii ay ******** inay indho beelayaan Labo mataano ah oo dhagoolayaal ah kuna noolaa dalka Belgium ayaa doortay inay isdilaan kadib markii ay ******** in ay indho beelayaan sida uu sheegay walaalkood. Mataanahan oo la kala oran jiray Mare iyo Eddy Verbessem ayaa si wadajir ah ugu noolaa guryaha dadka waaweyn mana aysan la samayn karin wax xiriir ah dunida inteeda kale. Dirk Verbessem oo ah labadan mataanaha ah walaalkood ayaa sheegay in ay walaalihii ka baqeen inay cidlo noqdaan oo aysan labadooda is arag inta noloshooda ka dhiman. 'Waxa ay u noolaayeen si wadajir ah,cuntadooda waa ay karsan jireen gurigooda nadiifsan jireen. Hase ahaatee marka ay indho beelaan waxa ay ku tiirsanaan lahaayeen dadka kale. 'Mararka qaar waxaan ka fikiri jirey haddii ay xaasas iyo carruur lahaan lahaayeen waxaa jir lahaa dad ay ku tiirsanaadaan noloshooda.' Mataanahan ayaa waxa ay ku noolaayeen tuulad Putte oo ku dhow magaalada Mechelen waxaana dhakhtarkooda oo lagu magacaabo David Dufour u sheegay in ay u indho beelayaan nooc kamid ah cudurka glaucoma oo ay waalidkood ka dhaxleen. Mataanahan ayaa waxa ay ku wada xiriiri jireen astaamo gaar ah oo ay isla fahmi jireen iyaga iyo qoyskooda. Dadaal badan oo ay sameeyeen mataanahan ayaa ugu dambayntii loo oggolaaday in ay lagu mudo sun si dhaqso ah nafta uga qaadaya taasoo sharci ka ah dalka Beljimka. Afar toddobaad kahor ayaa waxay mataanahan iyagoo xiran labis cusub oo uu la joogo walaalkood iyo waalidkood waxa lagu muday sunta ay ku dhinteen isbitaalka Brussels University Hospital ee magaalada Jette. In qofku uu isdilo isagoo isticmaalaya cirbad sun ah ayaa waxa ay ka tahay sharci dalka Beljimka iyadoo lagu fulinayo isbitaal kadib markii dadka is dilaya ay helaan sharci. Sanadkii 2011kii ayaa 1,133 ruux ay isku dileen dalka beljimka iyadoo dadkaa ay badankood ahaayeen kuwa qaba cudurka kansarka iyadoo tiradaana ay ka ahayd boqolkiiba hal guud ahaan geerida dalkaas. Labo mataano ah oo dhagoolayaal ah kuna noolaa dalka Belgium ayaa doortay inay isdilaan kadib markii ay ******** in ay indho beelayaan sida uu sheegay walaalkood. Mataanahan oo la kala oran jiray Mare iyo Eddy Verbessem ayaa si wadajir ah ugu noolaa guryaha dadka waaweyn mana aysan la samayn karin wax xiriir ah dunida inteeda kale. Dirk Verbessem oo ah labadan mataanaha ah walaalkood ayaa sheegay in ay walaalihii ka baqeen inay cidlo noqdaan oo aysan labadooda is arag inta noloshooda ka dhiman. 'Waxa ay u noolaayeen si wadajir ah,cuntadooda waa ay karsan jireen gurigooda nadiifsan jireen. Hase ahaatee marka ay indho beelaan waxa ay ku tiirsanaan lahaayeen dadka kale. 'Mararka qaar waxaan ka fikiri jirey haddii ay xaasas iyo carruur lahaan lahaayeen waxaa jir lahaa dad ay ku tiirsanaadaan noloshooda.' Mataanahan ayaa waxa ay ku noolaayeen tuulad Putte oo ku dhow magaalada Mechelen waxaana dhakhtarkooda oo lagu magacaabo David Dufour u sheegay in ay u indho beelayaan nooc kamid ah cudurka glaucoma oo ay waalidkood ka dhaxleen. Mataanahan ayaa waxa ay ku wada xiriiri jireen astaamo gaar ah oo ay isla fahmi jireen iyaga iyo qoyskooda. Dadaal badan oo ay sameeyeen mataanahan ayaa ugu dambayntii loo oggolaaday in ay lagu mudo sun si dhaqso ah nafta uga qaadaya taasoo sharci ka ah dalka Beljimka. Afar toddobaad kahor ayaa waxay mataanahan iyagoo xiran labis cusub oo uu la joogo walaalkood iyo waalidkood waxa lagu muday sunta ay ku dhinteen isbitaalka Brussels University Hospital ee magaalada Jette. In qofku uu isdilo isagoo isticmaalaya cirbad sun ah ayaa waxa ay ka tahay sharci dalka Beljimka iyadoo lagu fulinayo isbitaal kadib markii dadka is dilaya ay helaan sharci. Sanadkii 2011kii ayaa 1,133 ruux ay isku dileen dalka beljimka iyadoo dadkaa ay badankood ahaayeen kuwa qaba cudurka kansarka iyadoo tiradaana ay ka ahayd boqolkiiba hal guud ahaan geerida dalkaas. Labo mataano ah oo dhagoolayaal ah kuna noolaa dalka Belgium ayaa doortay inay isdilaan kadib markii ay ******** in ay indho beelayaan sida uu sheegay walaalkood. Mataanahan oo la kala oran jiray Mare iyo Eddy Verbessem ayaa si wadajir ah ugu noolaa guryaha dadka waaweyn mana aysan la samayn karin wax xiriir ah dunida inteeda kale. Dirk Verbessem oo ah labadan mataanaha ah walaalkood ayaa sheegay in ay walaalihii ka baqeen inay cidlo noqdaan oo aysan labadooda is arag inta noloshooda ka dhiman. 'Waxa ay u noolaayeen si wadajir ah,cuntadooda waa ay karsan jireen gurigooda nadiifsan jireen. Hase ahaatee marka ay indho beelaan waxa ay ku tiirsanaan lahaayeen dadka kale. 'Mararka qaar waxaan ka fikiri jirey haddii ay xaasas iyo carruur lahaan lahaayeen waxaa jir lahaa dad ay ku tiirsanaadaan noloshooda.' Mataanahan ayaa waxa ay ku noolaayeen tuulad Putte oo ku dhow magaalada Mechelen waxaana dhakhtarkooda oo lagu magacaabo David Dufour u sheegay in ay u indho beelayaan nooc kamid ah cudurka glaucoma oo ay waalidkood ka dhaxleen. Mataanahan ayaa waxa ay ku wada xiriiri jireen astaamo gaar ah oo ay isla fahmi jireen iyaga iyo qoyskooda. Dadaal badan oo ay sameeyeen mataanahan ayaa ugu dambayntii loo oggolaaday in ay lagu mudo sun si dhaqso ah nafta uga qaadaya taasoo sharci ka ah dalka Beljimka. Afar toddobaad kahor ayaa waxay mataanahan iyagoo xiran labis cusub oo uu la joogo walaalkood iyo waalidkood waxa lagu muday sunta ay ku dhinteen isbitaalka Brussels University Hospital ee magaalada Jette. In qofku uu isdilo isagoo isticmaalaya cirbad sun ah ayaa waxa ay ka tahay sharci dalka Beljimka iyadoo lagu fulinayo isbitaal kadib markii dadka is dilaya ay helaan sharci. Sanadkii 2011kii ayaa 1,133 ruux ay isku dileen dalka beljimka iyadoo dadkaa ay badankood ahaayeen kuwa qaba cudurka kansarka iyadoo tiradaana ay ka ahayd boqolkiiba hal guud ahaan geerida dalkaas.
  12. i was just saying whats up to my people in my ancestrals script
  13. nah man i sware to god it aint about that im just sick and tired of mofos being against the gov i mean the system is focked up but its a start a atleast man do you think its easy to govern a focked up country mate with war damaged fools it aint man. this is a start, a start for something better. I aint judging you man i know you love somalia bro but give this a chance.
  14. man stay out from this talk about ''hookin' up with mamacitas'' instead.
  15. it would be cool if we had our own script
  16. NGONGE;908522 wrote: What a load of nonsense. As if Somalis in America can boycott a party!
  17. a Pro puntland site http://ceelgows.com/ reported this. No im not a HAG philosopher man i thought you knew me better