oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Taleexi;912088 wrote: Warsaxaafadeed 25 Janaayo, 2013 Ku: Oba, afhayeenka madaxweynaha ee SOL Timajaraha madaxweynuhu xariif ma aha ee ha iska bedelo. Qaderin, Taleexi Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxay ka jawaabeysaa hadalkii shalay 25-kii January 2013 uu siiyay warbaahinta Guddoomiyaha Arimaha Bulshadda ee maamul goboleedka Khaatumo Mudane Taleexi Kaas oo ahaa in madaxweynaha timajarahiisa uusan aheyn xariif, Xafiiska madaxweynaha waxey ka codsaneeysa Guddomiyaha Arimaha Bulshadda ee Maamul goboleedka Khaatumo iney uu so wargeliso hadii ay Khaatumo state heystaan timojare ka wanaagsan kan madaxweynaha uu jaraan inuu Madatooyada isku dhiiwaan geliyo Dowladdu waxey arintaas ajligeeda maamulka Khaatumo ugu badaleysaa Lacag, qalab casri iyo tababar la siinayo ciidamada khaatumo. Gaashanle Sare Oba Wakiilka Madaxweynaha Dowladda Federelka Somaaliya ee SOL Mobile 0046-7612334523 Europe, Sweden.
  2. loooooooool sxb to many links attached to eachother wax isku qasan buu yahay been alla caaye the dhuusamareb,guriceel, caabduqwaaq and the hargeysa,burco pic i can see them from miles where they hail from
  3. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;912230 wrote: Horta ma aaminsani wax la yiraahdo iskutag (federalism), Soomaaliyana kama dhaqangali karo. Soomaali micnaha 'federalism' ayaaba ka maqan fahankeeda, iskaba dhaaf inay ku dhaqanto. Laakiin waxaa la yaabay kuwa buun buuniyo 'Jubbaland' haddana la yaabaayo shirkaan camal oo lix gobol la isku daro la rabo. Dadkaas la baxay 'Jubbaland' oo isleh waxaa wadatiin magacii Ingiriiska ugu wici jiray meelahaas, wax ayaa ka qaldan. Why? Because haddee jirtaba dhul la isku dhihi jiray 'Jubbaland' tan hadda la rabo in loogu wanqalo ma'aha. Haddee Jubbaland jiri jirtayna Jubbada Hoose kaliya ayee ahayd. Laakiin Alta Jubba ayaa jiri jirtay oo Talyaaniga dhoob dhoobay, kana koobneyd Gedo, Bakool, Jubbada Dhexe iyo Baay. Gobolkaas ayaana jiray until dowladii Kacaanka u kala qeybisay gobollada hadda jiro ee Jubbada Dhexe, Baay, Bakool iyo Gedo. Dowladihii Cabdullaahi Ciise hoggaamin jiray, tii Aaden Cadde iyo tii C/rashiid Cali Sharmaarkeba halkaas gobol ayaa xildhibaanada laga soo dooran jiray. [ Source ] Degmooyinkii Alta Jubba (aka Upper Jubba) ka koobnaan jirtay oo meeshaan ku qoran, with their current gobolo ku jiraan degmooyinkaan in brackets: Baydhabo (Baay) Buurhakaba (Baay) Baardheera (Gedo) Dajuuma (Jubbada Dhexe) Saakoow (Jubbada Dhexe) Diinsoor (Baay) Qansaxdheere (Baay) Luuq (Gedo) Dooloow (Gedo) Ceelwaaq (Gedo) Xuddur (Bakool) Tiyeegloow (Bakool) Waajid (Bakool) You can clearly see Jubbada Hoose (Lower Jubba) was always separate. +1000 these settlers dont know the difference
  4. Typical Khaatumo mashallah wey khaatumeysan tahay
  5. Typical looks according to Oba: Dhuusamareeb,Guriceel,Caabudwaaq look Typical Burco,Hargeysa Typical Puntland Typical unuka
  6. exactly you got my point
  7. hade shirkada lottery-ga habka ay lacagtaas ku heshay sow mid xaaram ku ah diina maaha?
  8. LOOOL ninyaho its still haram money sow maha sxb i don't like gettin haram money i didn't earn its some nasty stuff it will haunt you.
  9. Nuune rageedii 'hadey ku diido,diid, hadeey ku yeesho yeel, alla ku siiye qararam ka sii'
  10. LOL good . Habeen wanaagsan to you where i am its morning
  11. LOL ayeeyo i didn't even put my name in the draw my bosses did. I get your point though ayeeyo dee please don't be dissapointed atleast i didn't take the money sow maha
  12. hade the selection is random you make a draw about the person who is getting the lottery ticket i just scratched it for the sake of being polite i didn't even think i would win. Ayeeyo thanks for looking out for me i appreciate it i will definatly ask my local imam.
  13. Thanks i got it because i was working the christmas a lot around those days our hourly wage was increased with 300 %. well you get a lottery ticket and then you scratch it LOOL if you lucky you win. Dee what would you do i gave the lottery ticket to a gaal frend who is shiid fowqal shid its not like i went to the store and picked up my profit.
  14. ^ Dayuum. Today i got my salary as well a big bonus from last month yeeeeeeeeeey. I also won 600 dollars in the lottery we have this thing every friday in the work one person get a lottery today it was my turn and i won too bad its haram gave the money to my friend
  15. waryaa taleexi why are you dissing mothers istubir yaho
  16. xiinfaniin;912280 wrote: Classic nuune lol@sadex xidigle ah oo xerada Hiilweyne jooga Waayeel hadalkiisa kaftan buu ku dhammaystaa. nuune, waa runtaa cariish fargaas ah ma garankaro xaaji xunjuf. Afdheer xattaa ma yaqaan, one the most populous regions in that region. Geela Bu'aale daaqa inuu sumaddii afdheer leeyahay wuu la yaabayaa. Dadkaan balaayaa lagu shubay 20 kii sano ee dalku burbursanaa You think you are smart xiinow beesha O aint the people you use to sideline in the 90s lol have you forgot when you use to say “Ba’aa O Ethiopia buu degaa'' and “Ba’aa O Kismaayo maleh, caano unbey keenaan''
  17. nuune;912464 wrote: That is an exception markaa, laakin excuse ayaan u arkaa waxaas, taano ma kaa dhageesahaayi,vyou are online(open to valuable information), you recently visited Xamar(that you can travel), you have a job(something to rely on), you have a place to stay(not homeless), marka maxaa kaa maqan, some people don't have all that I mentioned and they have returned, Ilaah ayaana barakeeyey, waa markaan ku dhiih jirey Kutubta ku laabo, sxb, labadan bari waxba maadan akhrin I have plans on what to start in the business area plus im in uni now finishing after years wanna work in sweden for 3-5 years save money gain some experience then i can move to somalia inshallah
  18. Jacpher;912427 wrote: ^Oba the treasury of HAG. Nuunka they need a good consultant like you if they are spending that kind of budget on travel and still at the mercy of private companies. On the aviation, saaxiib you are right, there is a huge market in this sector. Meesha boos ka qabso before it is crowded. Apo: my point was straight forward, the unwritten rule of soomaalida is gaal has no tol or dhiig. NO the treasury of being a '' Laandeer''
  19. nuune;912456 wrote: 15 years kadib and you expect to return everything looks like SIngapore, sxb, waad hurudaa, ee kakac hurdada, ka qeeb qaado wadankaaga and don't expect everything to flourish without your contribution. kkk war anigu myself haven't sorted out my life what can i do for other ninyaho?
  20. Xaaji Xunjuf;912445 wrote: 15 years yaa nool ya dhintay war 2 years dhe ama 3 years. Goorma lugaha la ii duugi lol i have to sort things out dee get a stabile economy lacag aruursada it takes a time to plan this and implement it.
  21. Xaaji Xunjuf;912437 wrote: Its been a long time but soon we will are return home aniga 24 sanadood baan qurba jooga Take me home baan qaadi raba Inshallah, anigu i might relocate back home within 15 yrs if everything works out