bambo
Nomads-
Content Count
307 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by bambo
-
Sharif Ahmed, Courts are not ready to attack anyone. U-turn on 7 day..
bambo replied to General Duke's topic in Politics
General ________ The war is betweem Uic and Tigrey Family it has nothing to do with sell outs in Baydhawa , TFG is powerless the only reasone why they still around is becuase tigrey men power. Yemen has advise uic that it can convice tigrey family withdraw its troops with out bloodshed, therefor it was wise to delay the attacks . WE have your unlce house arrested my friend the only time he can leave is by flying . stay in tune my friend dont miss next trip sheeq sharrif heading to Ethopia and dont get heart attack . -
Sharif Ahmed, Courts are not ready to attack anyone. U-turn on 7 day..
bambo replied to General Duke's topic in Politics
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya In Madaxweynaha dalka yaman Cali Cabdalla Saalax oo Dhawaan kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Fulinta Maxaakimta islaamka Soomaaliyeed Sh.Shariif Sh.Axmed uu Xiriir La sameeyay Raysal wazaaraha Dalka itoobiya Melas Zenawi. Saalax ayaa lagu soo Warramayaa inuu u soo Bandhigay Zanawi Faahfaahinta qorshe uu ku doonayo inuu Ku Baajiyo Dagaal Qaraar oo Dhex mara Golaha Maxaaimta islaamka soomaaliyeed oo Taageero ka heysta Inta badan Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda itoobiya. Qorshahan uu wado Cali Cabdalla Saalax ayaa ugu Baaqaya Dowladda Itoobiya in ay Ciidamadeeda kala baxdo waddanka soomaaliya Si loo qaboojiyo Xiisadda cirka isku Sii shareertay Kadib Markii Ay maxakimtu U qabteen in todobo Maalmood Gudahood ay itoobiya ciidamadeeda kala Baxdo Guud Ahaan dhulka soomaaliyeed . Qorshaha Saalax uu ku doonayo inuu isugu soo dhaweeyo itoobiya iyo Maxaakimta ayaa sidoo kale Maxkamadaha ka Codsanaya in ay Si cad u Ballan qaadaan inaanay Weerari doonin xarunta ku meel gaarka ah ee dowladda soomaaliya iyo in ay si Dhaqso Badan ugu soo laabtaan Miiska wadahadalka Iyagoonan wax shuruud ah wadanin. Cali Cadalla saalix ayaa Dhawaanahanba waxa uu si aad ah ugu howlanaa Qaboojinta Xaaladda siyaasadeed iyo Midda Milatari ee Kasoo cusboonaatay dalka somaaliya ,Arrintaasina waxa ay timid kadib Markii Qaramada Midoobay ay U dirtay warqad Codsi ah oo ay ku dooneyso In uu Cali Cabdalla saalax waa madaxweynaha Dalka Yamane uu soo Fara galiyo Arrimaha soomaaliya si uu Xal ugu raadiyo dhibaatada sii Baaheysa ee dalka soomaaliya. -
Iyadoo Maalmahani uu wada hadal uga socday Magaalada Cadan ee Wadanka Yeman Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalka isla markaana ay goob joog ka aheyd Dowladda Yeman ayaa kusoo gabagaboobay Kulamadaasi is afgarad iyadoo kulamadaasi kadibna Maanta ay si wada jir ah u soo saareen Dowladda Yeman, Golaha Maxaakimta iyo Dowladda Federaalka Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii beryahan ay u fadhiyeen. Daawo Sawirada Kulan Saxaafadeedka Wada jirka loo qabtay. Shir Jaraa'id oo ay si wada jir ah u qabteen Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Yeman Dr.Abuubakar Aqirbi, Guddoomiyaha Golaha Maxaakimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qodobada warmurtiyeedka oo ka kooban illaa 8-qodob waxayna kala yihiin : - • In Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed uu weli sii wadayo wadahalka uu ku jirey Xukuumadda si loo dhameeyo khilaafaatka jira dhinacyadoo dhamina ka soo qeybgalaan. • In dhammaan la joojiyo dhaqdhaqaaqyada ciidan ee labada dhinacba ay wadaan • In la dhaqangeliyo dhammaan heshiisyadii horey iskula gaareen Golaha Maxkamadaha iyo dawladdu • In laga soo wada horjeesto faragelinta arimaha Soomaaliya meel kasta oo ay ka timaado dawladaha Gobolka iyo kuwa kaleba, lana ixtiraamo xudduudda Soomaaliya iyo dawladaha deriska u dhaxeys, lalana furo wadahadal dawladaha deriska ah si cabsida ku jirta looga bixiyo, lana tixgeliyo deris wanaagga iyo nabad ku wada noolaashaha. • Dib u bilaabid wadahadalkii Khartuum ee u dhaxeeyey Golaha Makmadaha iyo xukuumadda sixal siyaasi ah lagu gaaro arinka Soomaaliya. • In loogu yeerayo beesha Caalamka, Dunida Islaamka iyo hey'adaha Samafalka caalamiga ah in ay la soo gaaraan gargaar degdeg ah dadka ku waxyeeloobey fatahaadaha iyo daadadka . • In loogu yeerayo Beesha Caalamka iyo Caalamka Islaamka iney gacan ka geystaan dib u dhiska Soomaaliya, iyo taakuleynta geedi socodka Nabadda Soomaaliya. • Waxaan ammaan u soo jeedineynaa Madaxweynaha Yemen Cali C/lla Saalax dadaalka uu ku bixinaya Geeddi socodka Nabadda Soomaaliya iyo matriqaadkiisa Yemen uu ku casuumey Golaha Maxkamadaha iyo dawladda , iyo soo dhoweynta kaalinta Yemen ee isa soo aterysa ee ay ku bixinayaan xal u helidda mushkilada Soomaaliya. Waxaa laga soo saarey Cadan 16 December 2006. Warsaxaafadeedkani markii laga aqriyay shirkii Jaraa'id oo ay sida wada jirka ah u qabteen waxaa halkaasi Su'aalo lagu weydiiyay Mas'uuliyiinta 3-da dhinac wakiilka ka aheyd, waxaana su'aalihii ay warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamiga ahi ayweydiiyeenba loogaga jawaabay si lagu qanco, waxaana goob joog ka ahaa maanta shirkaasi jaraa'id Safiirka Yeman ee Soomaaliya Axmed Cumar.
-
Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo xabsiga laga sii daayay isla markaana maanta ka hadlay fagaare ku yaala magaalada Burco, xukumadana aad u dhaliilay Xukumada Somaliland ayaa maanta xabsiga ka sii daysay Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo dhawaan xabsiga loo taxaabay. ka dib markii uu sheegay in beeshiisu go`aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka isla markaana uu shir ku qabtay magaalada Burco. Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Togdheer ayaa si diiran u soo dhoweysay Suldaan Cismaan Suldaan Cali, iyo Maxamed Faarax Aadan oo ahaa Xubintii la xidhnaaa Suldaanka Xabsiga Maqndheera, Suldaanka oo Kolanayaa Baabuura hogaaminayso ayaa Gelbis ku soo maray Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Burco ka dibna Suldaanka iyo Xubnihii Gudida Dhaqan Gelinta shareecada Islaamka waxay Dadweynihii kale hadleen Fagaaraha khayriyada Burco. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo markii ay dadweynaha magaalada Burco ay ku soo wareejiyeen dhamaan qaybaha magalada waxa uu khudbad ka jeediyay fagaare ku yaala magaalada Burco.hadal kooban oo uu dadka u jeediyay waxa uu ku bilaabay sidan"ALLAAHU AKBAR, ALAAHU AKBAR, Ilaahay baa Weyn, Ilaahay Baa Sareeya, Isagaa Awooda leh, isagaa mahad leh, intaa ka dib aad iyo aad waxaan idinka mahad celinayaa dhamaan Waayeel, Culimo, Waxgarad, iyo Dhalinyaraba, intaad ka kooban tihiin sida sharafta leh ee aad ii soo dhoweyseen aniga iyo Maxamed Faarax ee aad uga damqateen Xadhiga Dulmiga ah, ee Nalagu Afduubay, anagoo Dadkayaga iyo Dalkayagaba waxba u dhimin waxaa weeye waa idin mahad celinayaa waan ku farax sanahay Ilaahay Subxaana Watacaalaa Aduunkan isagaa iska leh, MAYNAAN ODHAN CALAN MA JIRO, MAYNAAN ODHAN DASTUUR MA JIRO, MAANAAN ODHAN DAWLAD KALE AYAANU HALKAN KA DHISAYNA, waxaanu nidhi weeye in Kitaabka Ilaahay sida ay udhigatay ee Dastuurka ku qoran loogu dhaqmo oo loo dhaqan geliyo, oo aan la dhaqan gelin BAYNAL CODe XEER BAANIYAAL iyo Wax la malmaluuuqay, inta Kitaabka lagu dhaartay oo Calanka lagu dhigay oo ummadu Goosatay oo hadana hoosta la dhigo hadana dabadeed cidii soo hadal Qaada la yiraahdo waa QARAN DUMIS waxaan idiin sheegayaa kuwa qaran dumiska ahi waa kuwa AFKA ******TA KA BARTEEN EE AAN WAX KALE U WEHLIN, Qofka dan ka hadla la yiraahdaa waa QARAN DUMIS WAA LAHJADII ******TA, WAA LAHJADII DALKA LAGA XOREEYEY.waxaa weeye Ilaahay Kitaabkiisa ayaa saraynaya ma yeelaynayno dulmi, ma yeelayno waxaynaan dhigan, (waxaan ahayn miyeynu yeelnaa, miyaan iska seexdaa) Waxaa weeye Ina –Riyaale DALKA AFGANBI KUMA QABSAN, DASTUUR BAA U DHIIBAY, ISAGA IYO MUNAAFIQIINTA KU HOOS JIRTA . Dalka Afganbi kuma qabsan waa loo dhintay Dalka, kumanyaal baa u dhintay, kumanyaal baa u curyaamay, kumanyaal baa ciida hoosteeda ku jira, waxaa weeye waxaanu udhimanaynay in Ummada Dawlad ay leedahay Dhisanto, DAWLAD NIN LEEYAHAY DOONI MAYNO, Waxaa weeye ummada Dastuurka halagu dhaqo MAALKEEDA HA LOO NABAD GELIYO, Ummada Qawl keeda ha sareeyo waxaan doonayaa Kitaabka Ilaahay in uu Sareeyo Kitaabka ayeynu Dastuurka ku qoranay, Waa sharci been ma,aha,kuwa ay dhibayso wixii ummada dhigatay hala fuliyo, waxaanu leenahay Ilaahay Naarta ha Geeyo waxaan aniga ka kow ahay oo inta igala mida ugu baaqayaa aniga Dawlad kale iyo Somaliland Duminteeda Horseedayn oo leh Nabad Gelyada ha la ilaaliyo oo idin leh jiritaanka Somaliland hala ilaaliyo oo idin leh dastuurka ha lagu dhaqmo". suldaanka oo aan khudbadiisa ku dhagayanaayay telephone- mobile ah ayaa waxa uu si wayn u dhaliiay xukumada M/weyne Rayaale oo uu ku sheegay in aanay ahayn kuwo ka daacad ah Qaranimada Somaliland isaga oo amuurtaasi ka hadlayana waxa uu yidh"Waxaa weeye Waxa INA RIYAALE Doonayo in Dalka ku maamulo oo ku cabudhiyo WUXUU JEEBKIISA KALA SOO BAXAY waxaan leeyahay waxba kama jiraan, waa been Shalay Wuxuu Waraaqda ku soo qorey Suldaan Cismaan WAAN CAFIYEY, WAR MUXUU CAFIYI KARAA, MA,ANAA CAFIS KA DOONAYA, WAAR DANBIGA AAN GALAY MUXUU YAHAY, DANBIGA AAN GALAY MUXUU YAHAY ,DANBIGA LAYGA CAFIYAYAA MUXUU YAHAY, WAA BEEN waxba kama jiraan ummada go,aan keeda waa in la hir gashaa" waxa kale oo goobtaasi ka hadlay Nuur Faarax oo ahaa Xubnihii Shir gudoonka Gudida Dhaqan Gelinta Shareecada Islaamka wuxuuna yidhi Shreecada Ha noolaato, Ha hirgasho, halagu dhaqmo, Run Ilaahay Haloo Sheego, Waa maalintii aynu isagu soo baxnay Kitaabka Ilaahay kor uqaadistiisa, Waa maalin aynugu soo baxnay in aynu is bar bar taagno oo codkeena, Maalkeena, isla bar bar taagno shareecada Islaamka kor loo qaado oo la dhaqan geliyo, ragii ugu horeeyey ee loo xidhay ee arintaa Calanka Qaaday Waxaan leeyahay Suldaan Cismaan iyo raga kale Waxaad mudateen Karaamada iyo Sharafta ummadiina. Waxaan leeyahay Diinta ilaahay Nina looga gaban mayo waa in la fuliyaa ku dhaqanka Shareecada Islaamka Waa loo dhimanyaa, Waa lasku xidhiyaa, waa in loo adkaystaa oo loo dagaalamo, waxaa ugu karaama badan Qof Ilaahay Dartii loo xidho, Kitaabka Ilaahay ee laga Tegay Qofka kor uqaada ee laga tegay ayaa u karaama badan. Xukumada Somaliland wax wari kama soo bixin oo ku saabsan sida loo sii daayay Suldaanka iyo wax wada hadala oo dhex maray isaga iyo masuuliyiiinta Dawlada.
-
founder of Mogadishu University sends hundreds of student to Khartum as scholarship meant for Somalis each year approximately 80% are Refugee from Ethiopia that where he hailed from.... he is the only link between USC/ICU and Khartum. say yes that is true. Kamalu Diin :mad: :mad: Why you hating friend , Did the men denie you scholarship
-
miskiin shaydan boqor was put in the spotlight , i dont see any thing wrong with how the interview was conducted. The reporter clearly asked Boqor some reasonable question and boqor simply could not answer because his not significant player in TFG . what parliment does not discuss current state of the countery at time of war , just like how any other legtimate Parliment would have done . They can atleast act like they care about the lifes that are being lost , take view hours to discuss about current battle in Dinsoor which is not far from Parliment HQ and come up with statment . shaydan Boqor only cares about money and how he can increase salary .
-
Ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa jab lixaad leh gaarsiiyay ciidamada Tikreega iyo kuwa la socda ee calooshood u shaqeystayaalka ah ee ku soo duulay degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Ciidamo Tikree ah iyo kuwa ka tirsan kooxda C/llaahi Yuusuf ayaa manta ku soo duulay degmada Diinsoor,waxaana jilibka u dhigay ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo dadka deegaanka. Wararkii ugu danbeeyay oo ay shabakada islaamiga Qaadisiya ay ka soo xigatay saraakiisha ciidamada maxkamadaha ee ku sugan furinta hore ee dagaalka ayaa sheegaya in Allaah uu garabkooda ka baxay ciidamadii duulaanka ku soo qaaday degmada Diinsoor,ciidamada maxkamadaha islaamiga ayaa eryanaya Tikreega iyo kuwa la socda ee sheeganaya Soomaalinimada. Saraakiisha ayaa intaa ku daray in aaney haatan ka hadli Karin khasaaraha lagu dhigay cadawga,waxa ayna ballan qaadeen in saxaafada ay u soo bandhigayaan jabka cadawga Alle lagaarsiiyay. Ciidamada maxkamadaha islaamiga ayaa ku sii siqaya fariisimaha cadawga,waxa ayna wacad ku mareen in ay sii wadayaan halganka ilaama ciidamada Tikreega laga saarayo ciida Soomaaliyeed.
-
Tallaabadan ay Ciidanka Boolisku qaadeen ayaa ka dambaysay kadib markii maalinimadii shalay ahayd ay Wasaaradda Caddaaladda Puntland ay soo saartay qoraal ay ku sheegayso in aan wax Maxaadaro iyo Khudbad ah aan la qaban karin taa soo aan la soo marin ama fasax ka haysan Wasaaradda Caddaaladda Puntland. This can be true , Puntlanders whats up !!!!!!!!
-
Ugand troops ready :eek: :eek: Ugand troops are having hard time handling their internal trouble with rebels who oppose the Uganda president . We wil see if these Au troops are committed to everlasting battle , I remmember the Zimbabwe peace force battlion that were dismantled in Afgoy by Adiid mens , sxb these Aficans troops are not ready for icu . Abdulahi main objective is just dismantle southern clans economy , For he knows its imposible for him to unite somali this time ,He him self is part of the somali problem . Abdulahi and his likes are tryin bring 1990s era all over again ......... we waite see only time can tell the truth
-
Geedi the new somali warlord :eek: :eek: This fool is only good at entertaining foreign Audiance . "We have already mobilised our forces, we have trained a few thousand troops, they are ready," Gedi said during a visit to Ethiopia's capital. Ethiopia has backed Gedi's government, angering the Islamic movement which sees it as interference from Somalia's traditional rival. Geedi Qoute " They are the decision makers now," he added. "Those who believe that the situation in Somalia will be solved through dialogue and talks are wrong." what force is geedi talking about , TFG is sourounded in Baydhawa and its being portect by Tigrey troops and they too will be leaving soon .
-
ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) - War was imminent, said Somalia's Prime Minister Ali Gedi but said that their government will continue to take part in all peace efforts. But he said his government was preparing to defend itself against attacks by the Council of Islamic Courts, as the movement that has taken over most of southern Somalia is known. "We have already mobilised our forces, we have trained a few thousand troops, they are ready," Gedi said during a visit to Ethiopia's capital. Ethiopia has backed Gedi's government, angering the Islamic movement which sees it as interference from Somalia's traditional rival. Somali's rainy season is coming to an end and roads will be passable again for military vehicles in the next two weeks, he added. But Gedi said his forces would not attack the Islamic courts. The United States has said the Islamic movement has links to Osama bin Laden's al-Qaida terrorist group. Islamic leaders have repeatedly denied the accusation. Gedi said the most radical leaders within the courts have taken control of the movement and they will not take peace talks seriously. "They are the decision makers now," he added. "Those who believe that the situation in Somalia will be solved through dialogue and talks are wrong." He said the Islamic forces included more than 3 000 foreign fighters, echoing similar statements made by a UN panel investigating violations of an arms embargo that has been in place since 1992, when the last effective central government in Somalia collapsed. Gedi's internationally backed government is the 14th attempt to restore the rule of law in Somalia. But his parliament and Cabinet, made up of former warlords and civic leaders, has struggled to expand out of Baidoa, a key town 250km north-west of Mogadishu. From within this power vacuum, a disparate group of Islamic leaders have banded together to create the Council of Islamic Courts, driving out warlords and installing clerical rule in the areas it now controls. The international community has sponsored several rounds of peace talks to bring Gedi's government and the courts together. Gedi pointed out that after each round of talks, the Islamic courts returned to Mogadishu and dispatched troops to capture additional territory, despite promises to stop their expansion. Ethiopia has sent military advisers to Baidoa and has trained Somali troops to protect the government. On Friday, the United States introduced a UN resolution to partially lift the arms embargo on Somalia to allow for regional peacekeepers. US officials say that by providing the government with peacekeepers, the Islamic courts will have a greater incentive to pursue peace talks, rather than a military solution. Gedi said his government needs international support in order to survive against what he calls the terrorist forces within the Islamic courts. He said the draft resolution should allow any country to provide troops to protect his government. He said recent suicide bombings in Baidoa were contrary to Somali culture and proof that foreign fighters had come to Somalia. "Suicide bombings was transferred to Somalia from elsewhere," Gedi said. "It will not stop in Somalia, it will spread out." The United States has issued a travel advisory for Somalia's neighbours Kenya and Ethiopia, warning that extremists in Somalia could launch suicide attacks in those countries
-
Leave the General alone , his in a state of shock , No Amricans are comming , Tigrey troops are leaving , his chance of getting post TFg has vanished . Warlords era in Somalia is done sxb ,
-
Thangs to the IGAD and UIC Meeting in Djibouti . This video explains it all watch it . Uic argreed on several issue that was hunting Ethiopia and kenya . 1. Uic will not allow any rebel groups to use somalia as base to attack kenya or Ethopia . 2. Uic will not bring back NFD keny and ****** region issue . 3. America wants guarantee that Uic is not terroirst threat and will not cooperat with any terrorist Org .
-
IGAD, a regional seven-nation mediating body, has called for the withdrawal of foreign forces from Somalia amid fears that ongoing sporadic clashes would escalate into all-out war in the region. "The IGAD calls for the withdrawal of all foreign forces from Somalia and respect for the territorial integrity of Somalia and appeals to all countries to observe the UN arms embargo on Somalia in order to promote conductive environment for dialogue and reconciliation," IGAD said in a communique received here Monday. The call came as the powerful Islamists of Somalia have reportedly recruited foreign Islamist fighters to participate in the war against the transitional government and neighboring Ethiopia which they accuse of backing the interim government. Addis Ababa has admitted hundreds of its military trainers are helping the government but denies they are taking part in any conflict. Participants at the Dec. 1-2 meeting in Djibouti, where IGAD is based, reportedly include IGAD Executive Secretary Attalla Bashir, SCIC foreign affairs chief Dr. Ibrahim Hassan Addou, Kenya's Ambassador to Somalia Mohammed Affey and Ethiopian Deputy Foreign Minister Tekeda Alemu. The SCIC pledged to resume talks with the UN-backed government in Sudan's capital of Khartoum, but analysts say hopes of going to Khartoum in mid-December looks slim as previous rounds of Arab League-mediated peace talks between the Islamists and the government yielded a truce and a mutual recognition pact but both have been violated amid heightening tension. The meeting of IGAD, which groups Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda, also came as Speaker of Somalia's parliament Sharif Hassan Sheikh Aden renewed calls on Sunday for dialogue between rival groups. "I am calling on the Islamic court and the government to refrain from actions that could lead to full-scale conflicts," Aden told a news conference in Nairobi. "Talks can at least defuse tension and, if handled properly, could lead to a peaceful settlement. It is so easy to start war but no one knows when it will end. Therefore, I am advising all Somali entities to look for amicable solutions," he said. The speaker's plea came as Somalia's internationally recognized government, formed two years ago, edges closer to securing regional and international approval for the deployment of foreign peacekeeping troops in Somalia. It also welcomed a draft UN. Security Council resolution that would authorize a regional force to protect the fragile government. Somali Information Minister Ali Ahmed Jama Jangali said over the weekend the United States-led proposal is a step in the right direction to stabilize his country. He said he hopes the draft will be adopted quickly. The U.S. ambassador to the UN, John Bolton, circulated the proposal at the Security Council on Friday. He said the resolution envisions an 8,000-member peacekeeping mission staffed by IGAD. However, the powerful Islamist faction that has seized control of most of the country rejected the proposal Monday. An Islamist spokesman said the group is opposed to the idea of foreign troops coming to Somalia. Somalia has been without a functioning central authority since the 1991 ousting of strongman Mohamed Siad Barre and the two-year- old transitional government has been unable to assert control.
-
IGAD, a regional seven-nation mediating body, has called for the withdrawal of foreign forces from Somalia amid fears that ongoing sporadic clashes would escalate into all-out war in the region. "The IGAD calls for the withdrawal of all foreign forces from Somalia and respect for the territorial integrity of Somalia and appeals to all countries to observe the UN arms embargo on Somalia in order to promote conductive environment for dialogue and reconciliation," IGAD said in a communique received here Monday. The call came as the powerful Islamists of Somalia have reportedly recruited foreign Islamist fighters to participate in the war against the transitional government and neighboring Ethiopia which they accuse of backing the interim government. Addis Ababa has admitted hundreds of its military trainers are helping the government but denies they are taking part in any conflict. Participants at the Dec. 1-2 meeting in Djibouti, where IGAD is based, reportedly include IGAD Executive Secretary Attalla Bashir, SCIC foreign affairs chief Dr. Ibrahim Hassan Addou, Kenya's Ambassador to Somalia Mohammed Affey and Ethiopian Deputy Foreign Minister Tekeda Alemu. The SCIC pledged to resume talks with the UN-backed government in Sudan's capital of Khartoum, but analysts say hopes of going to Khartoum in mid-December looks slim as previous rounds of Arab League-mediated peace talks between the Islamists and the government yielded a truce and a mutual recognition pact but both have been violated amid heightening tension. The meeting of IGAD, which groups Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda, also came as Speaker of Somalia's parliament Sharif Hassan Sheikh Aden renewed calls on Sunday for dialogue between rival groups. "I am calling on the Islamic court and the government to refrain from actions that could lead to full-scale conflicts," Aden told a news conference in Nairobi. "Talks can at least defuse tension and, if handled properly, could lead to a peaceful settlement. It is so easy to start war but no one knows when it will end. Therefore, I am advising all Somali entities to look for amicable solutions," he said. The speaker's plea came as Somalia's internationally recognized government, formed two years ago, edges closer to securing regional and international approval for the deployment of foreign peacekeeping troops in Somalia. It also welcomed a draft UN. Security Council resolution that would authorize a regional force to protect the fragile government. Somali Information Minister Ali Ahmed Jama Jangali said over the weekend the United States-led proposal is a step in the right direction to stabilize his country. He said he hopes the draft will be adopted quickly. The U.S. ambassador to the UN, John Bolton, circulated the proposal at the Security Council on Friday. He said the resolution envisions an 8,000-member peacekeeping mission staffed by IGAD. However, the powerful Islamist faction that has seized control of most of the country rejected the proposal Monday. An Islamist spokesman said the group is opposed to the idea of foreign troops coming to Somalia. Somalia has been without a functioning central authority since the 1991 ousting of strongman Mohamed Siad Barre and the two-year- old transitional government has been unable to assert control. Source: Xinhua, Dec 05, 2006
-
Axad, December 03, 2006(HOL): Degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa in ay dadka degan muujinayaan cabsi ay ka qabaan in uu halkaas dagaal ka dhaco, iyadoo maalintii shalay ahayd ay halkaasi gaareen ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka, halka Dowladda Federaalkana la sheegayo in ay halkaas ciidamo u dirtay. Degmada Diinsoor waxay ka mid tahay afar degmo oo ka tirsan Gobolka Bay, kuwaasi oo hoos yimaada maamul ay dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliyeed u sameysay, waana taasi ayaa la leeyahay sababta keentay in ay Dowladda Federaalka Ciidamo u dirto Degmadaas oo haatan ay ku sugan yihiin ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka. Degmada Buur-kaba oo ay tirsaneysay Dowladda Federaalka ayay Maxkamadaha Islaamka sidoo kale la wareegeen, haatanna ay ka taliyaan. Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay u dirtay Degamada Diinsoor Ciidamo Itoobiyaan ah oo uu la socdo Wasiirka Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka Xuseen Maxamuud Shiikh Xuseen, wuxuuna ugu baaqay Maxamed Ibraahim Bilaal in aysan Dowladda Federaalka dhibaato u horseedin dadka reer Diinsoor oo haatan nabadgelyo heysta, inkastoo dowladda Federaalka ay beenineyso in ay ciidamo u dirtay Degmadaas. Maxamed Ibraahim Bilaal waxaa uu intaas ku daray in aysan u habooneyn in Wasiirrada ka tirsan Dowladda Federaalka ay xabasho horkacaan oo ay ku hoggaamiyaan meelaha ay maxkamadaha Islaamka nabadeeyeen, wuxuuna carabka ku dhuftay haddiiba dagaal dhaco in ay mas'uuliyadda arrintaas dusha u ridan doonto Dowladda Federaalka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Maxkamadda Islaamiga Al-Bayaan Maxamed Ibraahim Bilaal wuxuu sheegay in ay kula talinayaan Wasiirka Ciidamada hoogaaminaya oo u dhashay deegaanada Digil iyo Mirifle in uusan nabadda ay heystaan ka carqaladeeyo dadka Degmada Diinsoor oo uu sheegay in ay Maxkamadaha soo dhaweeyeen, isla markaana ay nabad rabaan, wuxuuna carrabka ku dhuftay in la arkay in aysan Amxaaro waxba tareynin, isla markaana aysan jirin cid ay wax ka qaadeyso. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Degmada Diinsoorna waxay sheegayaan in ay halkaasi xiisad ka soo cusboonaatay kadib markii ay ciidamada Dowladda Federaalka ku dhawaadeen deegaanada ay ku sugan yihiin Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee shalay la wareegay gacan ku heynta Degmada Diinsoor, waxayna taasi keentay in ay dadka deegaanadaas ay guryahoodii uga barakacaan cabsi dagaal darteed.
-
Their was no meeting and its unimportanted at this moment . The Tigrey family first have to remove their troops from somalia , we need state apology to them victims of Ethopia smuggled artilery and weapones into somalia for past 16 years. SXb please reality check , Bush is at war with islam legel or illegal dont expect anything positive , Lisnt what can poorly african troops do in somalia sxb reality. Why do we need Peace keepers anyway to stop spread of sharia allah in somalia sxb :mad: :mad:
-
General Duke ^^^^^^^^^ Even the tigrey regime is givin up , sxb i know is very hard for you to swallow it . Arms Ebargo is getting tighting . First American used the warlords , they lost , then they tried TFG found they have no men power , then they roled over to the Tigrey family , Tigrey dont wanna loose power in Ethopia by fighting in somalia , when they have more enemy to deal with at home , made some statment to scare away the uic thats not working . soon we will see The big fish Bush himself running around east africa ,
-
Sida saakay lagu soo daabacay web site-ka BBC-da ay leedahay oo lagu sheegay in ay kulan kuyeesheen Magaalada Jabuuti Saraakiil kasocota Dowladda Itoobiya kana tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed kagana wada hadleen arrimo fara badan ayaa waxaa beeniyay arrintaasi Golaha Maxaakimta Islaamka Soomaaliyeed. Prof.Ibraahim Xasan Caddow oo ah Madaxa Waaxda Arrimaha Dibadda Golaha maxaakimta oo Warbaahinta Gudaha la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in uusan waxba kajirin sheegashada itoobiyaanku ay sheeganayaan in ay kulan la qaateen Mas'uuliyiin katirsan Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed gaar ahaan waaxdooda Arrimaha Dibadda. Prof.Caddow ayaa sheegay in ay jirto xiriir uu lasoo sameeyay wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda itoobiya kana codsaday in ay kulmaan, waxaana ugu jawaabnay ayuu yiri Prof.Caddow in inta dalka Soomaaliya ay kujiraan aysan marnaba la hadli doonin itoobiya haddii ay doonayaanna in ay wada hadlaan ay marka hore kasoo saaraan Ciidamadooda Gudaha Wadanka Soomaaliya. Wuxuu sidoo kale sheegay Prof.Caddow in hadalka la shaaciyay ee ah in kulan uu dhex maray Itoobiyaanka iyo Maxaakimta uu yahay mid aanan waxba kajirin wada hadalkaasi yarna aanan la oran Karin ayuu yiri Prof.Caddow kulan baa dhacay. Gaalada oo iyagu looga bartay beenta ayaa inta badan iska sheekta waxyaabo fara badan oo been ah, mana ahan markii ugu horeysay oo Warar been ah ay u dhiibaan Warbaahinta Isla markaana ay warbaahintu xaqiijin la'aan iska baafiya
-
Caamir ^^^^^^ what part of my arguement have resorted to Name calling and barbaric thoughs !!!!!!! When General Duke referes the icu as a Clan millitia led by truck driver IndaCade . Thats okey with you right , as long as the Leader is not from Puntland regions he can be insulted right .
-
sxb Tigrey troops are no delta force dont make them what they are not . if you believe the icu force is clan militie led by truck driver , thats entire up to you i wont even emphises on that , how can a subsub clan milities ged rid of warlords , clean up xaamar to Galkacyo , clean up kismayo get rid of warlord barre hirrle . Thats one superpower subsub clan :eek: :eek: General duke please sxb tell us what plan does Tfg have , othern displaying some fancy passport. Those wommens you keep talking about with flashy akas 47 , how do you know that they did not come their volunteerly sxb , NOt even One year past sxb and xammar is united with one voice , hard to swallow it eh , who ever though a year later Dahir aweys would make speech same place Where bashir rage and Musa were holding hostage .
-
OLOL ^^^^^ RELAX there something called forgiviness , somalis had enough of kiling friend thats not solution. General , Ethopian came to realize the fact on the ground . Melez though by declaring war on Icu formely and televising it , Icu would back down , since thats not the case sxb, fact is that icu is challanging tigrey military power , Thats not good news for Tigrey regime sxb . that will demonstrated and engourage other opposition in Ethopia to take arms , Thats why just this week icu did the unthingable by taking over dinsor region , where respond from TFG none at all , since Tigrey troop are not ready for long battle in somalia . so therefore the table will better option for Tigrey regime . What happend to Bandirly and etc who is control sxb , Tigrey can only defend Galkacyo and baydhawa ,
-
God help us wallahi , General what what part of news dont you understand. Maxkamadaha clearly told the Ethopians no negtioting till you withdraw your troops from somalia sxb . read then reply sxb. MOGADISHU, Somalia (AP)--Officials of Somalia's Islamist movement stressed in an informal meeting with an Ethiopian minister the group would only hold substantive talks with Ethiopia once it withdraws its troops from Somalia, the group's foreign affairs chief said Monday. Top Islamic leader Sheik Sharif Sheik Ahmed led the delegation that met over the weekend with Ethiopia's State Minister for Foreign Affairs Tekeda Alemu in Djibouti, said Ibrahim Hassan Adow, the Islamic group's foreign affairs chief. They met on the sidelines of a meeting between Ahmed's group and staff of the seven-nation Intergovernmental Authority on Development. The Islamic leaders "want a stable region and have good relations with our neighbors. But we cannot hold talks with Ethiopia unless it withdraws its forces inside the country. This is the main difference between us," Adow said. Tekeda conveyed Ethiopia's concerns "at this time of tension," said Wahide Belay, an Ethiopian Foreign Affairs ministry spokesman. The minister "told them that Ethiopia is trying to avoid this clash, even though they have violated our rights and sovereignty," Wahide said Monday. The secretariat of Intergovernmental Authority on Development issued a statement after their meeting with the Islamist group, known as the Council of Islamic Courts , calling "for the withdrawal of all foreign forces from Somalia and respect for the territorial integrity of Somalia and appeals to all countries to observe the U.N. arms embargo on Somalia
-
General Duke sxb stop lyinh to yourself the game is over , TFG is history . Ehtiopia came to realize Abdulahi has no men power , they the Tigrey regime are not capable of escorting him to xamar or anywere pass his campus in baydhawa . Abulahi is not in control anymore , we only talk to ethopians once withdraw their troops from somalia soil. Lets be jugde here who's desperate The Ethopians or ICu for talks . MOGADISHU, Somalia (AP)--Officials of Somalia's Islamist movement stressed in an informal meeting with an Ethiopian minister the group would only hold substantive talks with Ethiopia once it withdraws its troops from Somalia, the group's foreign affairs chief said Monday. Top Islamic leader Sheik Sharif Sheik Ahmed led the delegation that met over the weekend with Ethiopia's State Minister for Foreign Affairs Tekeda Alemu in Djibouti, said Ibrahim Hassan Adow, the Islamic group's foreign affairs chief. They met on the sidelines of a meeting between Ahmed's group and staff of the seven-nation Intergovernmental Authority on Development. The Islamic leaders "want a stable region and have good relations with our neighbors. But we cannot hold talks with Ethiopia unless it withdraws its forces inside the country. This is the main difference between us," Adow said. Tekeda conveyed Ethiopia's concerns "at this time of tension," said Wahide Belay, an Ethiopian Foreign Affairs ministry spokesman. The minister "told them that Ethiopia is trying to avoid this clash, even though they have violated our rights and sovereignty," Wahide said Monday. The secretariat of Intergovernmental Authority on Development issued a statement after their meeting with the Islamist group, known as the Council of Islamic Courts , calling "for the withdrawal of all foreign forces from Somalia and respect for the territorial integrity of Somalia and appeals to all countries to observe the U.N. arms embargo on Somalia
-
Popular Contributors