BOB
Nomads-
Content Count
4,213 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by BOB
-
You did not know enough about Islam to begin with that much I am sure of however I would still advice you to learn Islam before you pass a judgement on it and learn it with an open mind and heart and if you still have a doubt about it then Islam is not for you. May the almighty Allah s.w guide us all and pardon our sins both minor and major Insha Allah. May peace be with you. Peace, Love & Unity.
-
Only if you know...Only if you knew the reason behind all this. PS. Welcome and Ramadan Kareem to you too. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
My Dearest Sister...it's not nice inaad fadeexeeyso your sisters Muslimka ah especially in this holy month...instead advice them and try to give them guidance if not then iska dhaaf oo waxba ha ceebeen by posting about them in public forum. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
quote: 1 - Wadanka Soomaaliya imisa gobol ayuu ka koobanyahay? 2 - Sadexda magaala madax ama caasimado ee ugu waaween Soomaaliya waa kuwee? 3 - Meeqa wabi ayaa maro wadanka Soomaaliya iyo magacyadooda? 4 - Meeqa madaxweyne ayuu wadanka soo marey tan iyo xornimadii illaa iyo 1990kii? 5 - Qoraalka Afka Soomaaliga ee laatiinka goormaa la aas aasey? 6 - Af Soomaaliga imisa lahjadood ayuu leeyahay? 7 - Dagaalkii ugu horreeyey ee itoobiya iyo Soomaalita u dhaxeeyey goormuu biloowdey? 8 - Dagaalyahan Ahmed Gurey wadankee buu dagaal kula jirey xiligii uu noolaa? 9 - Yaa aas aasey qoraalka osmaaniya script ee uu wadanka lahaan jirey, goormaana la aas aasey sanadka? 10 - Heesta ku magac dheer BEERLULA yaa allifey ee uu xasan aadan samatar qaadey? [/QB]1- 18 Gobol. 2- Muqdisho, Hargeysa iyo KISMAYO. 3- Labo Webi....Jubba iyo Shabeele. 4- Aadan Cadde (Allah Yarxamuh), C/Rashiid (Allah Yarxamuh), Siyaad Barre (Allah Yarxamuh)(The rest is as they say Monkey Business-men). 5- I have no idea...nobody taught us nothing. 6- let me see...Reer Koonfur, Reer Waqooyi, Reer Gobolada Dhexe and Af Maay-Maay. 7- 1977? again I have no idea for nobody taught us this. 8- Xabashi urtooy. 9- I have no idea what you're talking about...nobody told me nothing about this. 10- Who cares...Monkey business...as far as I am concerned. Peace, Love & Unity.
-
This reminds me of a case between South African U-23 female footballers who played a friendly match against their Zimbabwe counterparts before a crucial olypics qualifying match and guess what uncle BOB's 'Girls' had under their skirts? The Zimbabwe team had 5 boys or something like that in their lineup disguised as 'Girls' and they still lost to all GIRLS South African team...now that's an embarrassment...Ouuc h. PS. leave our GIRL alone...she is a World Champion and rightly so. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Jaanka: I bet you they don't know me as well as they think I wouldn't underestimate them if I were you...believe me. Peace, Love & Unity.
-
Today I had the privilege to taste so many different samboosas, kebabs, bajiyas and so many other delicious treats and oh the desserts were out of this world...I asked the lady who made them all if she was single...Caadi ma eheen waxee karisay...amazing. Peace, Love & Unity.
-
Jeeri aa tahay aa ii qarinee miyaa hadana? This unfortunate Jeerinimo of mine waa temporary Insha Allah markaas aan orod isku bexeenaa and like always I WILL BE THE WINNER. Peace, Love & Unity.
-
How was your vacation? Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by roobleh: New Thread: toothbrushes and pastes- coming soon! Now you are talking...I can tolerate qof shiiraya to an extent but I can't stand someone with af uraaya...that just depresses me beyond imagination...especi ally when in the mosque and you can't flee for your dear life... I use CADAY...yeah the stick...I can't use brush because I don't know how to use it...I'm serious and about the paste...I don't have a particular brand that I always buy marka midkaan soo gaaro ayaan iibsadaa. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by *BOB: quote: Originally posted by Kool_Kat: Wilibo iyagoo gadaashaa ku dheelaayo ameyba gacmaha kor u tuur tuureen? Inaa suuxo walax dhinax ah aa iga dhinaato! ...Oh My Lord...KK Please STOP...Please ilmaha ha iga soo ridin... :mad: Maxaa Indhaha iigu gubee laba jirka maa iigasoo adkaan jirtay? Peace, Love & Unity.
-
Stingy that's what you are. Peace, Love & Unity.
-
I will own the railway system in Somalia in the future Insha Allah so guys this idea is MINE don't steal it. hiyo ni uwongo...hatuna Railway in Somalia jo wana kudangaya Peace, Love & Unity.
-
Typical bilcaan hadal ahaa hadaaba indhahaas aa moodo lax bilaawe aragtay aa ku dhexdhumeeso Teeda kale labada dhoocil maxee gacmaha isu qabsadaan mar walbo oo ee hadlaayaan...mar aanba waxaan is dhahay kuwaan amee is baasheeyaan oo ee meesha ceeb ka dhacdaa Fu-Fu mar uu saas oo kale u socon jiray oo aan isku qabsan jirnay maxaa sida in nin qoormaadey hada lagasoo gooyay oo kale ugu socotaa? Maka qeylisay Odayga iyo xaajiyadiisa oo laba go' isku kala dadooyo Peace, Love & Unity.
-
The Somaliaonline Underground Movement told me that and as always their reports are pretty much accurate after all they have the data reports of all the SOLers including their personal secrets. Peace, Love & Unity.
-
Ceyrna waa tahay fatuuradna waa wadataa? koow? Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Kool_Kat: Wilibo iyagoo gadaashaa ku dheelaayo ameyba gacmaha kor u tuur tuureen? Inaa suuxo walax dhinax ah aa iga dhinaato! ...Oh My Lord...KK Please STOP...Please ilmaha ha iga soo ridin... Buuxo...Ciid Mubaarak intaas aan u awoodaa maadaama aan oday shiid ah iska ahay Jiilaal xunna waa iska jiraa beryahaan. Fu-Fu...Sharp Mwfetu. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Kool_Kat: [QB]Cawrala walaalkeed indhahiisa maba laga sheekeen karo... Waa shaxaari Maqaaq ka dhargay...did you see the way he was staring at the girl's chest when dhoocisha walaashiis ah runs away to Ali Yaanyo iyo Moos's house and he with another dude come looking for her? Waxaa iigu daran labada policeka ah and their uniform...dhoocisha waa nuuree caadi ma ahan laakiin saaxiibteed Diana ee nafta isaga qaade timahana relaxer aa la tagtay...but why did they hold hands whenever iyada iyo saaxiibteed ee sheekeesanayaan. PS. Fu-Fu thanks for the DVD mfwetu. Peace, Love & Unity.
-
Buuxo...That's nice...at least I gave you something for CIID sooma aha? Peace, Love & Unity.
-
Are you telling me there are bagdho sida jiraca u shiiro? Maxaa Credit Crunchka Canada ka dhacay saas muu u xunyahay? Air Freshner ee iska marsan lahaayeen hadhowna markii la weydiiyo waxee dhihi lahaayeen magac aan weli la maqlin... Adiga dad ceebeeskaan maa iska dhaaftid intaa ilaahay ka cabsato... Peace, Love & Unity.
-
Che...Wuxuu rabaa in loosoo gado Al Falaax oo afar jeeb oo zip leh...ala reer baadiyaha.lol Peace, Love & Unity.
-
Fatuurad maa af jinni ah? faduul hadee kugu soo raadsadaan...play the race card... Anigoo Buuxo Bilaay Birqabato Burjiko Baamboow Bocor-Batiiq Busur Beedaan Biyo-Isbarmuuto Bac-Buluug ah aa i joojineesiin ku dheh. PS. Rooble it's all LOVE my brother...Sorry. Peace, Love & Unity.
-
Alloow yaa dhaho kabo jaale ah ama guduud ah ka bixi $10,000 bidixda aa laga tuuri lahaa nooh...Wareegto Luga Cad mee ku dheheen. Peace, Love & Unity.
-
You mean to tell me that you've never played before...oh my days...you're missing out my man...come on raise your game a notch or two after all you come from my beloved Garissa soo sidaa ma aha? Peace, Love & Unity.
-
They said Somalia is a West African country and Djibouti is North African country yet they share a border...Maybe I should go back to school for Geography lessons. Northerner...so are you contemplating on starting a business in Djibouti...I will join you there Insha Allah if the place is as good as its said its. Peace, Love & Unity.
-
Popular Contributors