BOB
Nomads-
Content Count
4,213 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by BOB
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
Allahu Akbar...kaalay i qasab aniga! indha cadeeskii reer Xamarka lagu yaqaanay aa iila imaatay miyaa? Xaajiyo waxaa soo post gareesay waa Xaliim ee Hariiso ma aha! Sorry. Peace, Love & Unity. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
Fiiri fiiri fiiri...wakaa hada adigaa caay igu bilaabay ciyoowba sooma arkeesid? :mad: @Treadmill...waxaan maqli jiray kibir ma jabo ee ninkiisaa jabo...siduu isu xariifinaayay iyo siduu ku dambeeyay oo hadana jeestadiisuu hore kasii watay! caku nin madoow iyo jeesto. A&T on Treadmill This is what me and Mzansi had planned for A&T. Peace, Love & Unity. -
Sheick? Askarigii Dhulkoow...magaca magaalada sax marka hore adeer...magaalada magaca ha uga cayaarin...waa ku sidee? :mad: Peace, Love & Unity.
-
it's Sheekh, Waqooyi Galbeed-Somalia. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by SeeKer: Kwani ulibisha ukakatazwa? Sina neno kama Anwar Juma Balo. Peace, Love & Unity.
-
So I got it right then and I did not even Cheat. Hadaa Bilcaan eheen, ma ragaa tahaa markaa? buona ume funga pm yako? vipi...wame ku sumbua nini? wazee waan ku chokoza huh? maskini ya mungu. Peace, Love & Unity.
-
it looks like Arsenal are going to sign 30 year old France & Seville centre back Sebastien Squillaci. As a back up he'll offer what Djourou currently lacks which is clean bill of health and world of experience. Sebastien Squillaci...Welcome to Arsenal. Peace, Love & Unity.
-
I told you she has been calling you names all of yesterday...gabartaan Burco ka imaatay meel ayay kaa aragtay...we're cool intee dhahdo ee Bomb kugu dhufanaysaa bal ka waran waxaas? :eek: Ibti...haye Mzansi waa Zulu af Soomaali bartay miyaa? Peace, Love & Unity.
-
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
BOB replied to Land_Soldier's topic in General
Bilahaanba wuu nala joogay laakiin is dabaalis aan caadi eheen uu ku jiray. Peace, Love & Unity. -
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
BOB replied to Land_Soldier's topic in General
Haa. Peace, Love & Unity. -
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
BOB replied to Land_Soldier's topic in General
Xaaji Suulow Waan ku salaamay brother...ii waran maxaad heysaa? beryahaan la isma arage. Mzansi ka waran? xaaladu waa caadi hada sooma aha? Peace, Love & Unity. -
Waar adigu waxaan oo ceeb iyo dacaayad ahi halkeed ka soo quftaa oo ay kuugu aasanyihiin? Teeda kale waxaan maqlay in Saudia iyo UAE ay mamnuuceen Blackberry maxaa u geeyay waxey dowladu mamnuuceen. Blackberry ayaa lagu wada waashay...I will take Iphone over BB anyday Thank You. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by BOB: it's official you're Cheating Waan yaabanaa odayga xariifsanaa baan is lahaa. Ina aabow Seeker waa bilcaan. lucky she doesn't even bother reading Somali...she's beyond Sijui...she's Hajui. Peace, Love & Unity.
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
Originally posted by chocolate & honey: Bob, xamar cadeey maxaa kaa galayna? Yes, I was born in Xamar, err... thats all I can say about it. Marka dagaalkaad ku jirtid ka joog nooh. Ma anaa garan inaa meeshaa ka qaldantahay ee tahay Xamarta aa ku dhalatay...qof Xamar ka imaaday oo fiyoow lama hayo illaa iyo hada...bal midkaan madaxa dheer oo diifka ka socdo ee dhinacaaga taagan fiiri...haa Tuujiye waaye nooh yaa kale? Reer Xamar iyagaa dagaal igu bilaabay hadana waa arkeesaa kulligiin waa igu goobateen...intaa i jukeeseen aa leedahay dagaalka aa ku jirto jooji...saas cadaalad darro waaye...reer Kismaayo weligood saas ma sameeyeen...Ramadaan waaye ilaahay ka cabso Shukulaato & Malab...garba duubka aa ii qabaneeso iga deey walaaley...Juxa diyadeyda hala iiga qaado hadii tol iyo qaraabo la yahay. :confused: Peace, Love & Unity. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
Originally posted by NinaNC: Hadu wax maqlaayo ka dhaadhici waakaas! BOB, I found a Hareesa recipe for you, enjoy. . MashaAllah reer X are so helpful, Kheyr Allah ha siiyo, aamiin dheh dhaqso. Maya Maya af lagaadada jooji Xaajiyo Ookiyaale weyn...waxaan aa soo post gareesay is definitely not Hariiso...not our version of Hariiso anyway...teena basal iyo geedaha kale oo meesha saaran shaqo kuma laha...Juxa weydii inee saaxiibteed recipe'ga soo weydiiso. Oooh my God...Alaabtaas caadi ma aheyn...mar hadaa cuni laheedeen farahaa is goosan laheydeen. Peace, Love & Unity. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
Originally posted by Kool_Kat: Saambuus iyo WHAT? Alxamdulilaah inaa go'aansatay inaad iska joojiso! Najeynaa... AND did we not settle this Xamar issue @BOB? Joojiyaah... Err...Malawax nooh. Reer Xamar xaasidnimada waa lagu yaqaanaa...intaa si tartiib ah oo hoos-hoosey iigu ceeb qarin leheed aa toosh weyn igu shiday...reer Kismaayo weligood saas ma sameeyeen simply because beezaaniyaal waaye sida Tuujiye oo kale dhooroos ma aha. Juxa aa soo celisay dagaalka...Kismaayo iyo Waamo waxaa ka af soomaali badin doono qoftaan Ibti la dhaho oo af shiinees soo qorto...hadana hal sano gudahooda ee af soomaali nooga badinee ku lahaa...marka ina adeertiin Juxa iga qabta hadii kale dagaalka wuu soconaa illaa Ciida. :mad: Aniga waan dhaarsanahay. Peace, Love & Unity. -
Originally posted by SeeKer: lmao @ cheating. You mean you figured out that if you post images from a url it is easy to trace it to the origination point Now if that is the case tell me what city my photo was taken from? Just to clarify I have been to Manchester, Montpellier and Philly and I tend to explore places I travel to till I am as conversant as a native. BOB samahani kama wafikiri nimekutusi. Labda nikutumie mkate wa sinia ufuturu nae. I have become a pro at it this ramadhan. Saum njema. I'm not a geek. I'd take a wild guess and say Newcastle in UK...if not then it must be Sydney. Nime fikiri uli enda Coast...kumbe ulikuwa nyumbani eating mahamri. Peace, Love & Unity.
-
Tucked in somewhere? buona matusi tena? tuma message ki chini chini. P.S it's official you're Cheating Peace, Love & Unity.
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
BOB replied to Chocolate and Honey's topic in General
It's good To know that. Err...You're not from Xamar, are you? :cool: Peace, Love & Unity. -
What about this one? Peace, Love & Unity.
-
Shikamo...Mambo vipi? Long time. Ramadan Mubarak and yes it's Manchester indeed. Peace, Love & Unity.
-
Doob Dareen Baa Dilay! Waar orodoo seexo meesha hasoo taagnaane. Peace, Love & Unity.
-
Where is this city and no it's not Kismayo. Peace, Love & Unity.
-
Surah Al Qiyamah with english subtitles. I chose this surah delibrately simply because lately it has become a trend in SOL for some of our brothers (I'm not aware of any sisters) to deny the existance of almighty Allah the most merciful, the most high therefore this Surah shall remind them what sort of fate awaits them when they face their Lord, their creator and sustainer. May Allah s.w Guide Us All Through The Righteous Path Insha Allah and May he pardon all our sins and may he cure all our ill muslim brothers and sisters and may he have mercy on the souls of all our deceased muslim parents and relatives Insha Allah. Peace, Love & Unity.
-
Popular Contributors