BOB
Nomads-
Content Count
4,213 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by BOB
-
Originally posted by xiinfaniin: Ninka aa sheegaysid BOB adeerkiis waaye, via afmadow uu degenaan jirey lool istaghfuralaah! ...Via Afmadow...Afkaaga wax san iyo shiiko lagu qabay Peace, Love & Unity.
-
Haneefah iyo Nuune...idinka wixii Waamo ah waa idin dhibaayaan yaah? sakiin laqa biyo warankiilona ku dejiya dhuxulo shidan ka daba geeya.... Nuune iyo Ngonge they know nothing about football...wax maroodi ka yar lugta lamaba heli karaan sababtoo ah hadee football yaqaanaan Liverpool ma taageeri leheen... When it comes to Football...K-I-S-M-A-Y-O is UNTOUCHABLE marka dacaayada iyo maseerka iska joojiya... SIKYAMO ROK. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Qaarkood waala ciyaaraa, inkastoo cuslaadeena wali looma gali karo. Waxaa kamid ah C/samad, kuwa taagan second from left. Reer Kismaayo waaye, and I think xulka Kismaayo ayuu u ciyaari jiray. MMA...Raggeedii aa tahay...runtaa waaye...Kista uu ucayaari jiray kadibna wuxuu u wareegay Muqdisho oo uu u cayaari jiray Municapality but sawirka aan ku qoslay oo aan rumeysan waayey waa sawirka the bold dude standing 3rd from right and again standing left oo gacmaha gadaal marsaday...he's my cousin and my bro's best buddy...his name is Abdulaziz Muhammad Hussein aka Abdi-Yare...born and bred Kismayo...Farjano... I can't believe Abdi-Yare is playing football because all I remember is him sitting and watching while his mates were playing...in other words ma eheen dadka jecel maqaarka and you could tell because wuxuu ku ahaa rubbish but I have to give it to him...meel kale ayuu uga fiicnaa all his mates... Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Haneefah: @ BOB. We had a reer waamo sister come into our family not too long ago; I love her but boy did she come with a strange and often hard to undertsand lahjad. Sidaan every word ey tidhaahdo ugu wada qosleyney (maskeenah) bey hadda saaxiga keentey, no more 'jaa' iyo wax la mid ah; agga-da xitaa si quman bey hadda u tidhaahdaa Salam Aleikum W.W Haneefa...oo maxaanba mareenaa in maanta nalagu qoslo? waxaan maqli jiray...nin adduun joogow maxaa aragti kuu laaban...maantaaba galti nagu qosleysaa...waa ilaahey mahadiis... Waraa Nuune...filimkaas caatada ah maa la timid adigana? waraa Sijui iyo reer Waamo waa same...after all most of them hail from Waamo hence our understanding when we meet because we have DEEP connections... Waraa aniga waanba ka baxay...maba rabo gabartiina ee madaxa saarta...gabdhaheyga Waamo ee caano ma daadiyeyaasha ah aaba iga badan oo wax aan ku doorsanaayo la arkin. Peace, Love & Unity.
-
We used to have competition at our Madrassa and even though I've never won...in fact I've never even came close to winning...I was there and there about but it was wonderful experience as it enhanced our exposure to so many Qira'is or Reciters...and young Abbas took me back to those distant days...he sounds bit like Sheikh Ahmed Bin Ali Al-Ajmi in his early years but nevertheless he's very good...Maasha Allah. Nepthys...Go for it...you know what I learned is NEVER tell your ambitions and dreams to maryooleey because they would crash it without any care and yet claim to have been doing a great favour for you...but for some reason whenever they try to talk me out of something that's when aanba sii jeclaado marka GO FOR IT and make us PROUD...just remember to have patience for Allah s.w LOVES those who have patience Sabar...All The Best. PS. Haneefa THANKS walaal. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Allah galtidaan and their swagger inteen ka galaa? MM...gabarta markaan dhowr habeen usheekeeyo iyadaaba igu baryi doonta inaan aqal geysto...marka ameeba kuu roontahay inaad Lo'daada iyo ari carbeedkaaga iska qaadato intaadan iga xanaajin... Reer Qoraxeey ayaa halkaan jooga iyo dhowr Qabri-Dahare ka yimi iyaguna waxey igu shukaamiyaan inaan gabar ka guursado...dee nin la yaqaan baan ahay marka huuno dee ama Lo'daada iyo riyahaaga qaado ama inagu kala kexeey meesha... Peace, Love & Unity.
-
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun...Subahanh-Allah...Ma saan baa noo dambeysay? Peace, Love & Unity.
-
Dameer Fowqal Dameer...Foolxumo ku dishay dheh...indhahaas aa dad lagu dilaa aa moodo lax bilaawe aragtay...haka sarto hada hee...Xabsigaa lagu guursanaa maxaa ka rabtaa... Dadka wee iska qeelinaayaan oo maxaa caruurta nooga dhacay ayey ku leeyihiin...maxaad fileysay inaad helayso markaad Rasuulka (c.s.w) warkiisa maqli weyday? Rasuulka (s.c.w) wuu noo diiday inaan dhulka gaalada u haajirno anagana hadaan Soomali nahay waaba isugu faaneynaa 'aniga reerkeyga oo dhan yurub iyo mareykanka ee jiraan'..Subhannah Allah... Diintii ayaan ka tagnay..Allah ayaan ku caasinay oo MUNAAFIQIIN, MUJRIMIIN iyo MURTADIIN cadeysatay ayaan isugu soo harnay marka we are reaping what we sow...Sad but True... Ilaahayoow sidaan noo dhaan oo wadadada toosan nagu hag qaatumadana noo sug Insha Allah... Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
I don't know whether to laugh or just bury my head with shame because this is the MOST ridiculous story I've ever read in anywhere waan arin lala yaabo oo lala fajaco runtii... Waxaaba iigu daran dammeerkan isku sheegaya 'Dullaalka' oo kusoo indho cad 200$ hala bixiyo...Dayuus fowqal dayuus dheh... Thats' exactly meeshii nalala rabay inaan gaarno oo aan is cuno sababto ah laguuma rabo inaad dowlad noqoto oo aad nabad hesho marka diintaadiina waa lagaala dagaalamayaa dadnimadaadiina waa lala dagaalamay...bal meel aad Soomaaliyoow waa adigaa diiday qabiilka iyo qashinka aad jiidaneyso ka hare! Wallah inuusan hoogaan iyo ba'aan joogsanenyn illaa intaan Allah uga noqoneyno oo aan dulmiga, laqdabada iyo munaafiqnimada aan isku wadno joojino...ILAAHEY XAQA HA NAGU DUWO..SAAN NOLOL MA AHE...Aamiin Insha Allah. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Waxaan ku su'aalay...adigu keebaad jeceshahay between Reer Wala-weyn iyo Carabta? Peace, Love & Unity.
-
What if there was no 'WAR' in the first place? Would it be hard to just get along for the few hours that we surf through SOL? Hadaan Soomaali nahay weligeen ma dagaal un baan ku jireynaa iyo Qabiil fut@da laga wado? Ninkii doonaya inuu Qabiil caayo oo uxiiso qaba inuu qabiil caayo...usheega ha caayo keyga bal aan aragno inee caay wax udhimeyso qowmiyad dhan oo over 1 million ah... A&T...Suldaan baad aheyde waa maxay dagaalka iyo waxa kaloon maqlaa...adigaa odayga meesha ehe...how about if you 'let it slide' like the Americans like to say? Sabar yaa loo baahanyahay....waxaana la rabaa in la is xaq dhowro oo qofa sharaftiisa and his/her dignity aan lagu saqo jaamin even if its just words on a monitor...marka walaalayaal FADLAN naga daaya waxan ILAAH BAAN IDINKU DHAARIYEE. Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Malika: BOB,a Black man has his place,but by allowing even after how many years after Independence to still be, bound by the standards of our masters then we will forever be their slaves in all matters. Malika...My point exactly...look around you and tell me what you see! Africa is the RICHEST continent yet we are the poorest people in the whole world...I don't like to use colonialism and slavery as an excuse so in my eyes Africans failed themselves by believing they can't do anything without the guidance of the master...remember everything begins with the MIND. Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Abtigiis &Tolka: Down with BOB and his divions! eeyaa ma saa saad sheekh ku tahay![/qb] Divisions? Meeee? Naah I was just teasing you 'Galti' lot... Teeda kale ninyahow anigu sheekh iyo mid u dhow toona ma ahi...of course waan jeclaan lahaa inaan sheekh noqdo and follow the footsteps of my old man laakiin weli xaggii ilaahey ayeysan kasoo dhammaan... hadeyba Sh. Cumar Farooq, Sh. Muxammad Umal iyo Sh. Mustafa Haaruun ayba leeyihiin anagu yaan sheekh naloogu yeerin ee magacyadeena hana loogu yeero...anigan caamaha ah inteen joogaa? Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Haa Maasha Allah...ilaahey ha idiin daayo the two Princesses idinkana caafimaad iyo cimri dheer... Ps. Convey my Salam to Big Daddy and Zahra Insha Allah... Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Che -Guevara: ^Cid doqon majidho. It just has no relevence to their lives hence the lack of interest in knowing who is who. All I know is the majority of Americans suck when it comes to geography and once upon a time when I was a student geography was a very important subject...and their ignorance (Americans) on geography clearly shows on their 'FOREIGN' policy and for me History and Geography are two subjects that compliment each other...Am I wright Boss? When you have a university student who has no idea which continent uses 'Euro Currency' it says a lot about your education system and the creativity and the imagination of your citizens...after all Euro happens to be worth more than your beloved $... Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by Nephthys: abbaayo, mukulaal matagtay Allaha kaa dhigo! Istaghfur-allah...waraa adiga wadno xanuun inaa nagu rido maa arabtaa? Teeda kale markaa adiga iyo aboowe wada ciyaareesaan indhaha faraha ha iska galinina..ma jecli fara ka cayaarka badan ani... Ilax...Aaamiin Insha Allah...Just hang in there bro. Yaah Xaaji Jamaal...ma sheekadaas aa keentay? Ninbaa hada ka hor waxaa la weydiiyay imisaa caruur ah baa leedahay markaasuu ku jawaabay, suaashu waxey fiicneyd inaad i tiraahdo intee kala jiraan caruurtaada...markii taas la weydiiyana wuxuu raaciyey...qaar joodarigey igula seexdaan oo habeenkii markaan is gadi damco ayeey waxey ku qeyliyaan @aabe lugaha nooga kac, aabe madaxa nooga kac iyo aabe caloosha nooga kac, kuwo kalena mushqusha kama geli garo oo aabe waan cidloonaye nala joog ayey igu wareeriyeen laakiin waxaa ugu daran kuwa aan lacag ku bixiyey in la dilo) kuwii uu usheekanayey ayaa yaabay oo run mooday markaasuu ugu jawaabay...imisa mar ayaan go'aygii iyo macawiistaan ku seexanayey doobiga geeyey oo in la dhaqo lacag ku bixiyey? Kaka umeni kumbusha huyo jama leo... otherwise good to see you Bro... Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by The Zack: ^Lol. What do u mean by Galti? After I searched the word it came up as an "immigrant". Aren't we all immigrants? People from Wamo refer to people who are not from South as Galti regardless of their tribe...so no offense cuz. BOB, hayeh? Gabar Galti aa u kulushsahay aa maqlee? Mid markaa af jinigii Kismaayo 'xajaa xujuuu xijiiii' aa la gashid, afka kuugu dhufato oo 'Af Dayuuus' kani waa maxay ku tiraa, L0L. sidii nuune Hargeeso loogu soo caaayay camal. Hada ka hor aa waxaan arkay sawiro laga soo qaaday Aroos ka dhacay Qabri-dahare oo waxaa guursanaayey wiil ka tagay S.A and I was amazed at the quruxda gabdhaha meesha isugu imaaday...isma xasuusto ee maybe dhareer baa iga socday...hadana wuxuuba madaxa isii xanuunay markaan dhowrkii gabdhood ee ay indhaheyga qabteen la ii sheegay iney gabdho yihiin...Allah hooyoy ciil weynaa... Af Jiniga waan bari lahaa iyo waxyaalo kale oo badan oo mac-macaan ee Allah igama qaadaanta yaa ii keena aan dhaqde... Sheikh BOB, your research is really late. Anigaa waa hore sameeyey e holla. Teedakale, afka badal sxb, Gaalti iyo reer waamo waa horaa laggatagey....tolku waa hal (afkaaga hadaan kuugu sheego: Moja). Awoowe raggeedii baa tahay ee SALUTE baan ku iri kow dheh ee ninyahow ciddii intaad la hadasho gabar aan tigikeeda udiro hala ii raadiyo markaas aan iraahdo 5 dhinacba gabar baan ka guursaday...mid reer waamo ah (Koonfur) oo caano ma daadiso ayuu Allah iigu deeqay...reer Somaliland odaygii Jaceylbaro ahaa ayaa ii maqan...reer North Eastern faro kulul ayaan isku heynaa illaa iyo hada...reer Jabuuti, su'aalaha badan baan ku nacay mooyee waa dad fiican hadaad is barataan...'ma aha' markey eray walba raaciyaan unbey sokortu igu kacdaa...marka howl halkaas ayey mareysaa ee aan kaa helo war aan ku farxo Insha Allah... Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
I need to do a research here and find out how many OG's do actually post in SOL...and if the majority of them happen to be Galti then they will be BANNED because the Galtis waa waalanyihiin nooh 1 Love to Qabri-dahare. Peace, Love & Unity.
-
Xaajiyo Puja..waa ku Salaamay..good to see you... Americans are doqomo...so doqomo that they can't even tell the DIFFERENCE between madoow iyo carab...wallee waxaa nasiib xun kuwee macallim unoqdaan habartaas iyo kuwo la mid ah... I'm sure they would've called Abdullahi Yusuf Sri Lankan... Peace, Love & Unity.
-
May Allah s.w ease his pain and bless him with health and a quick recovery Insha Allah... Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity.
-
Salam Aleikum W.W Someone once said 'its whiteman's world' and i thoroughly agree whoever that person was...for in my eyes blacks got no place in this world unless they want to serve their white master and as far as I'm concerned that is exactly what we do and to be honest we're quite good at it actually...but wether we would admit that or not is entirely a different animal... ...and that's my contribution towards this year's Bisha Madoow.... Peace, Love & Unity.
-
War diyaarad ha igu sheegin...waa necbahay belaayada...teeda kale waa qaali oo lacagtaasba ma hayo.... Peace, Love & Unity.
-
it's next to Buulo Xaar... Peace, Love & Unity.
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: BOB, Niyow adiga reer Borama baan kugu ogaaye waa maxay dee Ireland iyo meeshan aad ka hillaacday ?? Bal maxaan ku idhaahdaa hablihii reer Borama ee aan idhi nin oday ah oo ay ka dhacayso oo dahab ka samaysan baa soo socda ee standby ga ku jira ? Alla inaadeer horta yaa wax kula qaban jiray ,,,, War Hayaay...Ninkaan Saaxiibkaa ah ee Nuune baan wax uraadinayaa ee aniga ma aha...sidii aad igu ogeyd ayaan weli hablaha reer Borama ugu qarwaa...ee ina adeerow igasoo dhaqso waqtigii igu dhammaayee...oo waad ogtahay inaan necbahay kaniinka qaas ahaan midka buluuga ah... Peace, Love & Unity.
-
hapana...niko kazini...hapa hakuna off tuko wazi 7 days a week... Peace, Love & Unity.
-
Popular Contributors