
farey
Nomads-
Content Count
39 -
Joined
-
Last visited
-
Remembering B.W. Andrzejewski : Poland's Somali Genius
farey replied to xiinfaniin's topic in General
Aabihii afka somaliga ayuu ahaa ayaan dhihi karaa -
Nuune sxb wali ma sidiibaa shaqo laawe u thay
-
Com on Xaabsade maba xishooneysaan nimankiinaan SNMta ah
-
Haddii ay gabar ku tiraahdo ina Abti ma is guursanaa miyaad ka shakin laheyd mise waad guursan lahayd-
-
runta ayaan kaala yaabey socod badane
-
walaahi waa cajiib
-
sxb dacaayadaada waa iney noqotaa mid wax tarta ee yeysan noqonin mid ku saleysan hal qof , qofkuu doonaba ha ahaado , ciao
-
waraa maxaa la iskaga dhigayaa dad meeshaan kuwada dhashey , dhamaantiin wadankii ayaad kawad timaadeene , mise, practice makes perfect.
-
Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey oo dhan .
-
waa cajiib somaali dareenkeeda ka hadleysa waa la ilbaxay ma ihinoo!
-
War waa maxay dad reer xamar run ah meesha ma joogaan miyaa ? oo ka yimid Kaambo amxaaro(cabdi casiis) ama xeebta liido :rolleyes: