Naxar Nugaaleed
Nomads-
Content Count
5,348 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Naxar Nugaaleed
-
“Siilaanyo Waxaan u Sheegayaa in Aanay Talladu Ahayn inta ku Xeeran ee waa Inaad Sanaag-bari Saamigooda Xaqa ah Siisaa, Haddii ay Kaa Waayaana...” Md. Maxamed Cismaan Bulqaas Hargeysa (Jam)- Md. Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cabashadii ugu weynayd ka muujiyey saamiga madaxweyne Siilaanyo ka siiyey xukuumadda Beesha uu ka soo jeedo ee Sanaag Bari, isla markaana caddeeyey in haddii madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) Beesha uu ka soo jeedo siinin saamigeeda ay ka tashan doonto, isla markaana ay yeeli doonto wixi danteeda ah. Md. Maxamed Cismaan Bulqaas oo shalay saxaafadda ugu waramay Hargeysa, waxa uu sheegay in isaga iyo dadka ku nool deegaanka uu ka soo jeedo ay xukuumadda Siilaanyo u arkaan wax ka fog caddaaladda oo wixii damiir lihi aanu u dulqaadan Karin. “Anigoo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada kana soo baxay gobollada Sanaag Bari , xukuumadda madaxweyne Siilaanyo soo dhisay aniga iyo Beesha aan ka soo jeedo waxaannu u aragnaa inay tahay mid cadaalada aad uga fog oo aan loo dulqaadan Karin wixi damiir leh ee ka danaynaaya jiritaanka qaranimada Somaliland,” ayuu yidhi Md. Bulqaas, isaga oo intaa ku daray, “Xukuumadan cusub ee uu soo dhisay madaxweyne Siilaanyo maaha mid isku dheeli tiran, beelo dhan oo degen xayn-daabka Soomaliland kana mid ah, ayaa xuquuqdii iyo saamigii ay ku lahaayeen xukuumaddan cusub la duudsiiyey amma la inkiray, sababtana waxa ka masuul ah madaxweyne Siilaanyo iyo inta uu tallada ka qaato, wixi halkaa cawaaqib xumo ka yimaadana isagaa ka masuula, iyadoo Somaliland ka kooban tahay Beelo wada dega, laga soo bilaabo intii ay Somaliland gooni isu taagtay. Laga soo bilaabo shirweynihii lagu doortay madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, waxaanna ka soo baxday dawlad loo dhan yahay oo ay ka mid yihiin Beelaha wada degaa, inkastoo aanay dheeli tirnayn saami qaybsigu uu caddaalada ka foogaa oo aan lagu qanacsanayn. tusaale haddaan u soo qaato Beelaha ***** waa sababta ay ilaa hadda uga maqan yihiin xayn-daabka Somaliland, laga soo bilaabo shirkaa Booraama ee lagu doortay Marxuun Cigaal ilaa tii Riyaale madaxweynaha ka ahaa ee xilka lagala wareegay, tabashadii *****gu wax sidaas ah iskamuu badalin oo xataa maamulkii gobollada *****ga lama gaadhsiin loogumana tala galin in la gaadhsiiyo, wax mashaariic oo haba yaraatee la gaadhsiiyey ma jirin oo siyaasada Riyaale ayaa ku dhisnayd in ***** badankiisu ka maqnaado maamulka Somaliland. Haddaan u suu gunda-dago xisbiga KULMIYE ee uu hoggaaminayey madaxweyne waxa uu ku taami jirey oo barnaamijkiisa siyaasadeed ka mid ahaa in Beelaha dega gobollada Bari ay saamigooda ka helayaan, wuu ku guulaystay doorashadii, aniga iyo xubnihii kale ee ila midka ahaa ee ka tirsanaa Beelaha waxaannu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulnay sidaanu ku ridi lahayn xukuumaddii Riyaale, dhaqaale badanina nagaga baxay oo ilaa hadda aanaan waydiinin dayntii xukuumadda Siilaanyo, sidaas awgeed waxaan fariin u dirayaa madaxweyne Siilaanyo, Golayaasha Qaranka, Salaadiinta, ururrada iyo shacabka reer Somaliland in Beesha Warsangali ay degaan ahaan leedahay laga bilaabo Ceerigaabo ilaa Boosaaso oo isku jirta masaafo ahaan 500Km, waxaanna Beesha labaad ee Somaliland ugu weyn degaan ahaan, sidaa daraadeed may garan waayin inay tashadaan oo wixi ay doonayaan ay yeelaan, balse waxay ixtiraamayaan jiritaanka Somaliland, waxyaabaha aynu ictiraafka ku la’nahay waxa ka mid ah dhaqanadaa ay ku soo dhaqmaayeen xukuumaddihii kala duwanaa ee cadaalada ka foogaa iyo saamigii ay Beelahaasi ku layaayeen oo layska idho tiray. Waxaan idiin sheegayaa in aanu dhawr jeer wada kulanay madaxweyne Siilaanyo oo aanu ka wada hadalnay saamigayaga xaqa ah oo uu noo ballanqaaday, sidaas awgeed ballankii wuu ka baxay, sida ka muuqata xukuumadda uu iminka soo dhisay. Madaxweyne Siilaanyo waxaan u sheegayaa in aanay talladu ahayn inta ku xeeran ee waa inaad Beeshayada saamigeeda xaqa ah siisaa, haddii ay kaa waayaana ay kaa tashan doonaan oo ay danahooda qabsan doonaan.” Jamhuuriya Online
-
Holly Quran burning stunt: the day after?
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
^ Clearly no sane person would suggest that Islamophobia is a good thing but its a totally different think to say then to orchestrate violent demonstrations and stabbings and God knows what -
Holly Quran burning stunt: the day after?
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
^^ There are a million people with ill intentions all over this, is your job to stop them? -
what does that have do with anything? what saying people should be jailed for picnic have to do with ramadan and towbada illaahay?
-
buunkana maxuu ahaa maxanse ka towbad keene?
-
Holly Quran burning stunt: the day after?
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
this is very laughable, perhaps the fasting is getting to you. Jesus has no sembelence to Esa? First, you can say jesus in as many languages as you want but jesus and isa are one and the same regardless of the difference what you believe about him and what other believe about him. None the less you shot your self in the foot here. If the Jesus on the cross in Christian churches has is not worthy of your angry response because "he bears no semblance " to the jesus you believe in the Koran, are we to assume that you think there is a semblance between the Mohamed you believe in and the turban bomb wearing one in the danish cartoons? How bout you mr Cashar wanagsan? -
They are free to do so according to Moroccan law, lol. Seriously, Six months of hard for time a picnic? Talk about an ugly ending. This is really shocking, Morocco is supposed to be one of the more liberal nations in this neck of the woods. Good on those dissidents for standing up to this injustice, if it were not for people like them... MMA, sida ilbax lagu mooda ayad waxan oo kale la soo timida meesha, kee tuujiye miyad la jogta ayamahan?
-
Holly Quran burning stunt: the day after?
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
lol, what do you mean here or there, is Jesus not in your religion. Is he not a prophet in Islam. If depictions of prophets upsets you, why not jesus. -
Buhoodle is in togdheer, not Sool...Why do so many of seem so ignorant of these regions?
-
LOOOOOL@if its true he looks weird
-
Holly Quran burning stunt: the day after?
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
After getting like a thousand BBMs and fbook notices, had to tell people that the Qur'an actually tells us that nothing happens without the will of God, that God does not need you to protect his religion or books and that what ever someone does is between them and God. People should take a chill pill sometimes. Reminds me of all the protesters against the cartoons, can you imagine protesting depictions of prophets, there is a Jesus picture everywhere... -
New President Silaanyo Must give proper representation to reer sool
Naxar Nugaaleed replied to Qudhac's topic in Politics
Originally posted by RedSea: I agree with Qudhac and that is exactly what Silaanyo has done thus far. They will have two ministers equal to that of Awdal. [/quote 2 out of 20 position is enough? Lets do the math here, Sool gets 2, sanaag am assuming gets 2 (could be one or in the negatives for all I know ) and Awdal gets two. Three out of five provinces have a combined total of 6. What do the other two get 16. The math looks bad my friends...Both JB and I knew this Kulmiye party was Nonesense, I mean at least reyaale could say they were not part of Somaliland during the formation of his cabinet. -
New President Silaanyo Must give proper representation to reer sool
Naxar Nugaaleed replied to Qudhac's topic in Politics
Originally posted by Xaji_Xunjuf: Reer eastern sool are not under represented they are the one who did not took part of the parliamentary elections .That was the only way they could bring forward Mps in the Somaliland parliament to be represented in our house of representatives Now in the next parliamentary election they should cast their vote so that they can be represented in our parliament. No one is holding them back. I don’t know what other representation they are looking for Reer Eastern Sool, Really Xaji, Eastern Sanaag Was not Enough? Am afraid rer Sool and Sanaag will be referred to as Western Nugaal and Western Bari by Waqoye galbeters very soon at this rate... Also, what ministerial portfolios and electing MPs have do with each other. Unless am wrong, ministers are not elected. -
Perhaps what happens in private should stay private. If they sent you to las vegas, what happens in las vegas would definitely not stay in las vegas, loool
-
^ I've seen streets likes this everywhere but this is the oldest residential street in America and your right, it Elfreth's Alley phildelphia
-
and this?
-
China overtakes Japan as world's second-largest economy
Naxar Nugaaleed replied to General Duke's topic in General
the per capita GDP of japan is around 33,000 dollars, china's is 3000, quite a difference and if you ask me, 3000 is like a third world standard of living. -
I wonder what law in puntland was used to jail a journalist for interviewing someone? This judge needs to be imprisoned himself for miscarriage of law...
-
choco, i honestly didn't take u or duke for that matter us one of those people who think like that but here is my problem with that train of thought: 1. This woman is a living, breathing proof of the barbarity of the taliban yet you equate that with some imagined jail scene scenario where mutli national troops in afghanistan are raping little afghan boys. 2. You need not make this into multiple choice quiz, condemn who you think is violating these people. 3. me calling a spade a spade i.e your response is disgusting is not against the spirit of ramadan, your callous response to the image of that woman, however, is
-
^the people who when they look at that horrific image of an abused and disfigured woman in the name of your religion could only focus on "western propaganda", hair and makeup. A woman who after all she went through now faces the return of her oppressors because her government sees as politically opportune to cut a deal with same people they have been fighting all these years. Of all the times of the year, a holy month whose whole point is to empathize with the poor and less fortunate. morally repugnant
-
you people are truly disgusting
-
Popular Contributors